Warfa
@warfacrypto
Followers
96
Following
550
Media
14
Statuses
404
Crypto trader & investor | Web3 | Blockchain Dev
Joined July 2024
Qof walba oo community geena ah maanta please Waa inoo casuuman tahay, nagala soo qeyb gal 9pm somali time, bariis iyo hilib, buskut iyo xalwo intuba waa diyaar🤣
3
4
55
Waxaa inagu soo aadan maalin weyn waa Madashii ugu horeysey ee dhalinyaro badan gabdho iyo wiilal soomaaliyeed complete free complete course qaatay 3 billood wax baranaayey, oo ka gudbey examskii Alxamdulilah
Waxaa inoo farxad ah inaad inagala soo qeybgashid xaflada qalinjebinta ardadii ugu horeysey ee ka aflaxdey Midnimo free academy oo ah madashii ugu horeysey si bilaash ah ku bixisa full crypto course.
0
2
26
Waxaa inoo farxad ah inaad inagala soo qeybgashid xaflada qalinjebinta ardadii ugu horeysey ee ka aflaxdey Midnimo free academy oo ah madashii ugu horeysey si bilaash ah ku bixisa full crypto course.
1
11
53
Ka faa’ideyso Habeenka Sabtida 06.December.2025 iyo #Trading #Psychology oo lagu qaban doono @Midnimoacademy Telegram Publik iyo Ustaad @Maryooley7. 🎯 #MrPLaN
Habeen danbe waxaan leenahay xiisad aad u qiimo badan waa Trading Psychology oo walaalkeen Ustaad @Maryooley7 inoo qaban doono waan hubaa iney aad uga faaidi doonaan ardayda classeska kala duwan u dhamaanaya Midnimo academy iyo dhamaan Qof walba xiiseynaaya sida caqabada ugu weyn
0
1
6
Asc Dhamaan qofkasta oo Danaynaya inuu Barto Crypto Currency waxaan Ogaysiinayna inay Ku biiraan Group ka is diiwaangalinta:- 👇🏻👇🏻👇🏻 https://t.co/M33erxBJeD Muhiimadeenu waa in Dhalinyarta somalida Bartaan Xirfadan si aan uga Xorawno Dhaqaale xumada iyo Shaqo la'aanta. #MFA
1
5
22
Midnimo Free Academy – 5 Maalmood LIVE Free Education! 📚 Laba fasal oo isku mar socda–100% FREE! ✨ MashaAllah, macallimiin heer sare ah! 🚀 Waxa soo socda waa ka weyn! Join our Telegram https://t.co/tXRIaRvzXx
4
4
29
Qolka weyn ee free Midnimo puplic academy sida aad inoogu barteen Waxaa inoo soo socdo habeen aad u qiimo badan mowduuc waqtigiisa ku soo aaday HOW TO WIN IN THE CURRENT CRYPTO MARKETS 🔥🔥 waxaan baran doonaa MINDSET, PATEINCE, iyo sida loo helo SMART STRATEGIES oo walaalkeena
2
6
62
We are live Waa habeen qiimo leh, waa exam night, Hadaa dhacdid lagaama tagaayo, keliya waa inaan ogaano levelka fahamkaada, and then waa keliya waxaa soo baratay ayaa imtixaan ka galaynaa Hadaa qish garaysid la soco Adigaa is qiyaantay @Midnimoacademy unique we are different
1
3
26
Casharradii Technical Analysis ayaa si rasmi ah u bilaabmay caawa. JOIN ⤵️⤵️⤵️ Beginners• https://t.co/gnUbKoYjXY Intermediate• https://t.co/C0S7pOTs5U Advanced • https://t.co/4uzZ9AOE4A 💡 Waxbarasho & resources oo dhan - Waa Free !
2
4
24
In this THREAD I will explain "FVG" 1. What is a “FVG” 2. Types of FVG 3. How to identify FVG 🧵(1/15)
26
101
468
SADAASHAYDA FILASHOOYINKA SUUQA INTA KA DHIMAN 2025 •Trump wuxuu heshiis la geli doonaa 🇨🇳Xi ka hor bisha Nofeembar •xogta Jimcaha CPI (qiimaha nolosha) waa inuu noqdaa mid la jaanqaada filashada ama ka hooseeya⬇️ •Fedku wuxu jari doona Dulsaarka bishan Oct shirka bishan
1
9
31
🚀 Blockchain Webinar! Baro sida aad uga faa’iidaysan karto tignoolajiyada beddeleysa mustaqbalka 💡 🎙️ Jeedinaya: MR DOMINO 📅 25 Oct 2025 🕙 10:00pm – 11:00pm 📍 Telegram 👇 https://t.co/vA9ctWLoeC
#Blockchain #Web3 #Somalia #MidnimoAcademy
1
7
21
Dad badan ayaa laga yaabaa iney la yaaban yihiin from 126k to 102k in a week, Laakin sheekadaan oo kale waa normal in crypto. June 2011, BTC waxay dhacdey -99% from $32 to 0.01🤣 keliya exchangiga Mt gox glitch ku dhacay keliya. April 2013 -83% from $266 to $50 waa markii Mt
1
4
49