Crypto Maryooley
@Maryooley7
Followers
5K
Following
3K
Media
909
Statuses
3K
Onchain, FA, TA analysis, Market sentiments... Sharing thoughts and threads about crypto Wax walbo Crypto ku Saabsan| Afka Hooyo
Joined July 2023
BISMILLAH | Ogaysiis Warqad furan kuna socota qofwalba 🧾 Maanta waa maalintii maskaxaha caadiga ah laga saari lahaa hurgufka iyo quusta. Waa maalin aan albaab cusub furayno ~ nidaam cusubna dhalanayo... > Waxaan ka daalay daawashada~ muddo dheer sida xalada Community ahaa &
"CryptoLaan isn't just another One-- is a revolution & Movement for those who refuse to be average | Where mindset shifts, money moves & future are owned". "Learn and Win Strategically" Join Telegram: Si aad u heshid aqoon kororsi & Caawimad joogto👇 https://t.co/0Uv0eihlzu
18
6
77
Quick market update. Sidaa dhamaantiin wada arkaysaan xldada guud suuqa waxaan galnay o aan ku jirnaa~ waqtigi ugu xasaasina~ tan & bilawgii cycle-kaan. haday ahaan lahayd charti walba & Coin walba suuqa 🩸 Sentimentka liita & guud ahaan shakiga wayn taagan~ waxaan rabaa
2
2
23
Thanks for playing... Jahwareerka ~ Noiseka socda intaba meel iska dhig. Aqri qoraalka hoose & sida qorshaheena ahaa~ Public. $USDT.D First target 7.25🎯 second 🎯 👀qoraalka hoose. Marki ugu horaysay halkaan uu gaaro waxay ahayd October 2023~ Xiligi barwaaqada. Lkn hada 🩸
Maxay tahay waxa aan samaynaayo waqti xaadirkaan? Hadii aankuso koobo jwbta:- waa waxba. Waxba ma samaynaayi!! Maxan sidaa u leeyahay... Sawabto ah waan aqaana waxaan samaynaayo. No next guessing. No chasing.❌ Mataqaana mesha suuqyada leesku dhaafay... Knowing exactly what
1
0
13
Social media majiro wax la dhaho xishood ~ isla xisaabtan ~ maahe Kuwa badan wajayada ayay qarsan lahaayeen... Lkn Internet 🛜 doesn't forget nothing. Tan & October 🩸 sanadki hore~ kaliya waxaa jirtay hal Strategy kudhisan Rajo ah dadka intiisa bdn suuqa lagu dhexwaalay...
2
1
20
Ha qaato Share out😁 Waxaa jirta oraah dhahaysa:- If you can't change the girl~ change the girl. I am changing this girl 💃 she has to be grateful to me for changing her.
@Maryooley7 Ustad waxan oo kle Share out ha u sameyn ✊
1
0
6
Bal fiiri Commentigaaga... Shame on you~ Please Bro Bullish or Bearish ~ Which way. Commentiga noocasa waxad kuso dhex qoraysaa Post. $ETH aanku sheegay~ maahan saadaalin exact Macro Top🎯 kadibna laga saaray Billions and Billions ~ without second guessing ~ Iyado dhamaan
@Maryooley7 Labada meelba waa diiidee intee raacday adiga8
2
0
10
Shalay & maanta🫵 Maanta markaad shiiidka noqotay~ qofkala noqotay. Sawabta ah shalay wanku badbaadiyay ~ si fcna wad ilasocotay lkn maanta Your Portfolio evaporated) way uumi baxday. Qaacna wuuka socdaa~ I really sorry
5
0
13
Unless you are blind .... the answer was there in plain sight. From Charts ~ from The exact time 🎯dhiigbaxo u dhici doono.... Inta uusan dhicin kahor~ Majiro gaal & Muslim sida samayeyay. Haduu jiro iikeen. Booqo cinwakayga~ Waxaan ka hadlaynaa ku dhowaad 20 trillions US
@GoldenRatholder @Maryooley7 War nio waaba layaaby ninkaan Meel ma saadaalinayo hadhow kor hadee aado wuu kala daaranaa maxaa idin sheegaay cml hoos hadee aadano post kale soo dhigaa maxaa idin sheegay aniga taxliilinteyda waa sidaan madhihi karo midha aqoonteeda ayuusan lahen
4
0
16
The days before Tsunami... Specially Altcoins & $ETH. Now no more Bullish or Bearish... Only worries... Weli ☝️ There is a window 🪟 and Future Tusunami. Are you ready ⚔️
Fiiri xalada ay ku suganyihiin guud ahaan Altcoinska ~ gaar ahaan kudhowaad 2da sano ugu dambeysay, kaso bilaab 11 March 2024 ~markaa o la xasuusto dhaqaaqi ugu dambeyay micno lahaa o ay samayaan Altcoins 💫 wixi xigayna ay ahayd "Pain☄️ relief ☄️ after pain ☄️+pain", illa
2
0
14
Fear increasing 🩸 Read Reflect Do Right.
Dhamaadka waxwalba & Bilawga marxalad Cusub: kuso wajahan dhamaan suuqyada dhaqaalaha End Of December Q4 ~ End of Retail 4 year cycle ~ End of Fed balance sheet 🤔~ End of Jerone Powel~ End of QT(Quantitative of Tightening) Ma hubi sida aad u aqrin doontid, xlda aad ku aqrin
0
2
12
As Always DECEMBER 2024 🎯 Early ✨ February 🩸2025 April low 〽️ 🩸 June Macro 🗝️ top Altcoins October 🩸 Now fear is increasing 🙀 like never before. Now Do right thing ~ it will never be the same. Never said i told you so I always show you 🫵 No second guessing No 10
Quick update.. What you you see & happening on markets now.... It's not personal 💻 but Think it’s about time ⌚⏳ ✍️ Big decision to make this week. had this general time set from ages ago, From 21 January - Early February. No matter what the news 📰 🗞️ headlines telling
2
1
15
Qof walba wuxu ka hadlaa hada suuqyada dhaqaalaha caalamka dhmaan dhiig baxaayo... No of them knew what was coming this Macro weakness🩸🩸 Qofwalbo ogow waxad samaynaysid~ They don't don't have any idea what is coming next. Patience 🪑
0
0
23
Top 🎩 secret revealed 🫵🤝👏👏 Tan & December 2024 crashki waynaa suuqa kudhacay gaar ahaan Altcoinska🩸 waxaan maqlaynay wixi marka kadambeeyay in aad loo naawilayay one last Big move....in suuqa Ku dhimantahay. Gaar ahaan Altcoinska.... Taaso weligeed aanan imaan ✍️
@Maryooley7 ????👀✍️❓️ The eye = Smart Money controlling and watching the market The structure = a compressed range before a big move The timing symbols = the move is approaching China = the impulse likely comes from Asian/Chinese liquidity
4
2
19
Dhamaan suuqyada dhaqaalaha caalamka way gelgelisheen hada ~ Dhul gariir MASSIVE CRASH IN THE MARKET. Gold waxaa laga saarag ku dhowaad $3 trillion Silver $760 billion The S&P 500 kudhowaad 850 $ billion. Shirkadaha kale technology-ga isku dar 9 trillion. Waxaan ka
Quick update.. What you you see & happening on markets now.... It's not personal 💻 but Think it’s about time ⌚⏳ ✍️ Big decision to make this week. had this general time set from ages ago, From 21 January - Early February. No matter what the news 📰 🗞️ headlines telling
1
0
19
Social media majiro wax la dhaho xishood ~ isla xisaabtan ~ maahe Kuwa badan wajayada ayay qarsan lahaayeen... Lkn Internet 🛜 doesn't forget nothing. Tan & October 🩸 sanadki hore~ kaliya waxaa jirtay hal Strategy kudhisan Rajo ah dadka intiisa bdn suuqa lagu dhexwaalay...
2
1
20
Marka lafiiryo xalada guud ahaan suuqa crypto maanta maahan sidi hore, heerka dareemaha~ xamaasada ~ & shakiga wayn ee taagan darteed lagama hadlaayo maanta BUY 🫓 Sell kaliya... Maadaama Bitcoin aytaagantahay zone aad xasaasi u ah "Critical zone" Waxaa jira wax intaaso dhan
5
3
35
Believe me 🙏 bro~ This time is different bro. Een Een 4 year cycle. Wala khilaafay hada bro. 5086 days waan dhaafnay. Supper Cycle bro. All X accounts Ctrl+C → Ctrl+V
Markaan arko kuwa bdno suuqa kaso tagay bilawgi bull market ama kuwa kale cycle-kan o idil darbiga madaxa ku garaacanayay iyaga & portfolio-yadoda, hadana raba sida ay aminsan yihin in ay iga dhaadhiciyaan:- in 4 years cycle $BTC in aysan jiri doonin o ay udhamatay... Look
1
0
15
Quick ⏩ reminder 🎗️ The Update you don't want to miss~ is next 🤳. Waxa aan hada aragnaa in Cabsida sii siyaadayso ~ siyaabaha ayku imaanayaan hoos ka aqriso. So much fear and negativity in the entire market now. Haku qasmin just chill 🪑 Xageen ka imaanay~ xageena ku
Dhamaadka waxwalba & Bilawga marxalad Cusub: kuso wajahan dhamaan suuqyada dhaqaalaha End Of December Q4 ~ End of Retail 4 year cycle ~ End of Fed balance sheet 🤔~ End of Jerone Powel~ End of QT(Quantitative of Tightening) Ma hubi sida aad u aqrin doontid, xlda aad ku aqrin
0
1
24
Qiyaas malahan sida Sentimentki dhaqsi isku badalay🤞 kuna so laabatay markale heerkiisi ugu hooseeyay ... Isbuuc kahor sidan xaalka wuka duwana, lkn waa number aad uyar inta fahmi kartay in xladan laguso laaban doono, illa ay Chartiyadana u foorarsaden 📉 News-yada
8
2
31