cryptostocks247 Profile Banner
Berkan Profile
Berkan

@cryptostocks247

Followers
7K
Following
6K
Media
1K
Statuses
7K

Serial Entrepreneur, Seasoned Cryto,Stocks trader/investor, writer, data analyst, with SS & Environment Degree.

Earth
Joined May 2010
Don't wanna be here? Send us removal request.
@cryptostocks247
Berkan
1 year
Nagu soo biir Book club goob degan cilmi iyo wax aqris si free ah boqolaal book finance personal growth, naftaada iyo jeebkaada ku hor mari. https://t.co/fWchbpshaH
Tweet card summary image
t.me
10
11
104
@cryptostocks247
Berkan
2 days
๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ
@StrwberryNova
nova
2 days
SOL (1D) Kadib break & retest ee falling wedge aragtidaydu waxay u janjeertaa bullish. Hadda wuxuu ku jiraa demand zone adag, inkastoo structure-ku wali yahay downtrend. Waxaan sugayaa reaction iyo confirmation cad oo demand-ka ah si structure-ku u bilaabo isbeddel ๐Ÿ“ˆ #Solana
0
0
6
@cryptostocks247
Berkan
2 days
Hambalyo my brother @Liban_Bitcoin wiil iyo BTC gabar iyo BTC InshaAllah ilaahay guurkaakaaga hakuu barakeeyo.
2
0
27
@cryptostocks247
Berkan
4 days
MashaAllah Waa natiijada guud ee imtaxaankii ardayda shalay waxaan aragnaa in casharadii FA iyo deep analyticals ay average 90% ka badan ardadeenii keeneen hada waa arday suuqa 0 knowledge ka haystey MashaAllah ilaahay ajar ha siiyo macalimiinteena iyo aradada dadaashey,
2
2
34
@cryptostocks247
Berkan
5 days
Exam night Course 2 Qof walba oo caawa imtixaanka galaaya best of luck
2
0
31
@cryptostocks247
Berkan
9 days
NYSE Waa New York stock exchange oo bilaabi raba 24/7 tokenised trading, This is MASSIVE news for crypto๐Ÿ”ฅ
0
1
17
@cryptostocks247
Berkan
11 days
Congratulations Senegal ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ณ ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅโšฝ๏ธ#afcon2025
0
0
14
@cryptostocks247
Berkan
11 days
Hand over ceremony tonight from fundamental analysis Team to technical analysis Team๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ Alahuma barik, only on @Midnimoacademy
3
0
13
@cryptostocks247
Berkan
11 days
Dadna way iska hadlaan promoting self intrests, and Midnimo Academy makes real change every day with 0 intrest Alahuma barik, Hadaa rabno inaan helno community mideysan aqoonta suuqa ka dhisan si daacad wax loo baro lacag laโ€™aan join us wax walba aad taqaano ku caawi
4
0
29
@cryptostocks247
Berkan
12 days
Alxamdulilah Weekendigaan ayaan inoogu danbeeyo Fundamentals, casharkeenii ugu danbeeyey caawa Waa midka ugu muhiimsanaa waxaan baraney economic cycles, debt super cycle theory, Kondratief waves, inventory cycles, overlapping cycles, supply chains, imtixaan ayaan galaynaa
2
1
19
@cryptostocks247
Berkan
12 days
Latest in Midnimo Books guys Waa ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ Waa buug afsomali ah oo loogu talo galay walaalaha raba inay fahmaan guusha tradingka, Dunida trading-ka, dad badan ayaa u soo gala iyaga oo rajo weyn qaba. Waxay arkaan sawirro guul ah oo la buun buuniyey, nolol xor ah, iyo dad sheegaya inay
1
1
16
@cryptostocks247
Berkan
12 days
Reer Stock DYOR
0
0
10
@cryptostocks247
Berkan
14 days
Amazing sesion ๐Ÿ‘๐Ÿ‘ MashaAllah team Midnimo less talk too much work
0
0
34
@cryptostocks247
Berkan
20 days
Supreme Court delays the Trump tariff ruling, letโ€™s go ๐Ÿš€๐Ÿš€
0
0
5
@cryptostocks247
Berkan
20 days
Rewards ceremony, ayaan qabaney oo abaalmarintii ardayda imtixaankii Midnimo academy kaalmaha hore ka galey oo walaasheen @Haldhaa14 ay ugu deeqday abaal marin lacageed ilaahay wanaag badan ha siiyo, waan wareejiney Alxamdulilah Kaalinta koowaad Nasir Farah 92 points
2
2
32
@cryptostocks247
Berkan
20 days
In a time of deceit, telling the truth is a revolutionary act.
@mmpadellan
BrooklynDad_Defiant!โ˜ฎ๏ธ
21 days
This is one of the best, frame-by-frame breakdowns here by Brenna Perez of the Minnesota ICE shooting, proving without a doubt that ICE agent wasn't in danger, and he murdered Renee Good. Make sure everyone sees it. https://t.co/qtWzy2ywdA
0
0
0
@cryptostocks247
Berkan
20 days
Waa Maxay sababta Solana Metrics ay u kacayaan? Sababta aanan isaga indhi tirin $Solana Numbers Deepdive ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ Marka hore Morgan Stanley ayaa wuxuu bilaabay codsi cusub oo ah inuu samayn doono SOL ETF, oo wata coin staking. Laakin aan fiirino cabirada sanadkii dhamaaday ay
1
1
14
@cryptostocks247
Berkan
21 days
๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
@TheSaviour
The Saviour
21 days
WATCH: Ahmedโ€™s camera (driver) confronting ICE agents at the Uber station in Minneapolis Airport โ€” hilarious ๐Ÿ˜‚
0
0
3
@cryptostocks247
Berkan
21 days
Legend ๐Ÿ”ฅ
@ScooterCasterNY
Oliya Scootercaster ๐Ÿ›ด
22 days
NOW: "Why you want my ID? You trying to steal my identity?" Uber driver at Minneapolis Airport confronts CBP Agents who were checking driver's citizenship, "Why did you shoot that woman?" he added
0
0
6
@kaledsahal
๐•‚๐”ธ๐•ƒ๐”ผ๐”ปโ™•โ™จ
21 days
Wixii walaalaha suuqa iiga soo horeeyay aan ka bartay in anna walaalaha kale iga dambeeya aan u gudbiyo waa waajib i saaran, Gogol iyo sidii aad isku sii wadi lahaydeen ayn la idinla wadaagay,Aqoontu ma dhamaato,markasta iyo meelkastaba aqoonta sii korodhsada,Guulaysta walalaylโœŠ
@Asmo_Degan04
๐“†ฉศบ๊žฉแตฏ๊‹ ฤฤ“๊žกโฑฅ๊žฅ๐“†ช
21 days
Sharaf bay ii tahay inaan Shahado Sharaf gudonsiiyo @kaledsahal anigo ku hadlaya afka First Cohort of Midnimo Academy Macallin & Mentor Kalid ka tirsan Midnimo Academy, oo si xirfad iyo Hagar la an ah no baray suuqyada digitalka ah. Mahadsanid @Midnimoacademy #Crypto
2
1
7