Abdillahi Mire Profile Banner
Abdillahi Mire Profile
Abdillahi Mire

@Mireson9

Followers
1,080
Following
370
Media
270
Statuses
2,640

Open minded😎

Somaliland
Joined August 2015
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
Caasimada Jamhuuriyadda #Somaliland . #Hargeisa
7
22
118
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
@thebhlub @HassanSMohamud Museveni also humiliated them.
7
24
102
@Mireson9
Abdillahi Mire
1 year
2
28
77
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 years
From now on, I am officially joining the WADANI part, the only political part that can save #Somaliland . @waddani_5 @mrhersi_hassan @Abdirahmanirro
Tweet media one
16
6
64
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
Magaalada 3aad ee Dhulka Soomaalida ugu weyn #Burco . Waxaa ku nool 728K oo qof. #Somaliland
2
17
64
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 months
Farxad ka weyn ma jirto markaad aragto bulshadaadii oo mideysan oo faraxsan. Reer Burco weligoodba ficilka iyo wada jirka waa lagu yaqaanay waana u hide. #Burco #Somaliland guul iyo gobonimo.
1
26
65
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 months
Baxsaneey Hargeysaay! Muuqaalkan quruxda badani wuxuu muujinayaa sida #Hargeysa iyo #Somaliland u korayaan. Wuxuu muujinayaa nolosha caadiga ah . Wada jir iyo horumar.
0
17
64
@Mireson9
Abdillahi Mire
9 days
BOORAMA: waalidiinta dhalinyaradii lagu jidh dilay magaalada Muqdisho oo hadlay sheegayna in tacadi weyn loo geystay caruurtooda.
4
23
52
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 years
TWITTER SPACE: markasta lagaga hadlayo yaa Somaliland cadow ku ah , oo aan laso hadal qaadeyn tacadiyada dawladu geysanayso, muwadinta la qafaalanayo, xadhiga sharci darada ah iyo 25ka guri ee Hargeysa ku yal e dadka lagu jidh dilo.waa ka jeedin si an xaqa lo arag.
3
9
40
@Mireson9
Abdillahi Mire
14 days
Dear Somalilandes, Sida la socotaan dilkii Cabdinaasir Muuse Dahable ee uu ka danbeeyay @Amoallinh wuxuu mudo ka shaqeynayay sidii uu dilka dusha ugu saari lahaa dhalinyaradii ay wada degenayaan guriga, mudo 16 sano ahna ay wax kasoo wada baranayeen dugsiga Sheekh. Maanta…
Tweet media one
9
24
41
@Mireson9
Abdillahi Mire
1 year
Ceel-afweyn, Sanaag, #Somaliland Nabad, horumar iyo kala danbeyn.
Tweet media one
0
3
41
@Mireson9
Abdillahi Mire
13 days
This confirms that Abdiraham, a Somalilander, has been subjected to torture by NISA at Mogadishu's Labaan Jirow prison for the past two weeks. @SalahJama @HarunMaruf @hrw @Hon_Maareeye @bidhaanDahir
1
19
37
@Mireson9
Abdillahi Mire
11 days
8 xildhibaan oo baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan oo ilaa saaka lala meeraysanyay in la tuso Cabdiraxmaan iyo dhalinyaradii kale ugu danbayn galabta ayaa la tusay, Cabdiraxmaan waxaa loo ciqaabay si ba’an oo jidhkiisa koronto lagu jarjaray qaybo ka mid ah. Geesinimo ayuu muujiyau…
Tweet media one
@Mireson9
Abdillahi Mire
14 days
Dear Somalilandes, Sida la socotaan dilkii Cabdinaasir Muuse Dahable ee uu ka danbeeyay @Amoallinh wuxuu mudo ka shaqeynayay sidii uu dilka dusha ugu saari lahaa dhalinyaradii ay wada degenayaan guriga, mudo 16 sano ahna ay wax kasoo wada baranayeen dugsiga Sheekh. Maanta…
Tweet media one
9
24
41
2
14
35
@Mireson9
Abdillahi Mire
10 days
Ninka magaciisu waa Muxyadiin Warbac Shadoor waa Hawiye, Abgaal jifidiisuna waa UJEEEJEEN waa taliyaha sirdoonka Soomaaliya u qaabilsan Muqdisho, waa ninka ka danbeeyay dilkii Cabdinaasir Muuse Dahable waa ninkii waraysiga la yeeshay kuna yidhi maydkaaga ayaa Muqdisho diyaarad…
Tweet media one
13
19
34
@Mireson9
Abdillahi Mire
1 month
Adeer @SSTHawdReserve odey dadkiisa isu ururinaya oo kuwii maqnaa xitaa baadi goob ugu jira. “Carrada Ilahaay waa nabad” Odhaahda Suldaanka✋🏽👏
Tweet media one
5
8
33
@Mireson9
Abdillahi Mire
9 days
Reer #Somaliland malaa xaga saxaafada ayaa looga dheereeyay. 90% argagaxisadu waxay kasoo jeedaan #Somala . Laakiin wiil yar oo aan macno samaynayn ayay buunbuuniyayaan. @IbraM2035 ayaa si wanaagsan u sharaxay.
6
13
33
@Mireson9
Abdillahi Mire
23 days
Xaaska Abdinasir Muse Dahable oo xaqiijisay in Ahmed Moalim @Amoallinh uu ka danbeeyay dilkii ninkeeda oo ahaa ninka fariimaha hanjabaada ah usoo diri jiray intaan la dilin ka hor. Hada wuxuu isku dayayaa inuu lacag iyo awood dawladeed isticmaalo si dilka cid kale loo saaro.…
5
16
31
@Mireson9
Abdillahi Mire
1 year
China's ambassador to Somalia blocked me. I asked a very simple question about the republic of #Somaliland , and he instantly blocked me. Some say when a public figure blocks them, they get a badge. I want to say that too.😀 #Taiwan #Somaliland
Tweet media one
12
6
30
@Mireson9
Abdillahi Mire
19 days
Madax dhaqameedka Somaliland oo ka hadlay dilkii Abdinasir Muse Dahable ee uu ka danbeeyay @Amoallinh waxay xaqiijiyeen in aaanu Abdinasir noqon doonin Ikraan Tahliil oo kale meelwabana l iska heli karo. @Hon_Maareeye @SalahJama @bashe_ahmed
4
13
31
@Mireson9
Abdillahi Mire
13 days
Mahadsanid @GobsanMuhumed dedaalka iyo warbixinta aad na siisay waxaanu kaa sugaynaa jawaab cad beri inshaa Allah.
2
12
30
@Mireson9
Abdillahi Mire
9 months
The information minister for #Puntland state in #Somalia affirms that his administration devoted all of its resources to the #Laascaanood conflict. They initially denied, but in the end, they gave in. #Somaliland
3
9
28
@Mireson9
Abdillahi Mire
6 days
Qaar ka mid xildhibaanada baarlamaanka #Somaliland ayaa ka hadlay dilkii Cabdinaasir Muuse Dahable iyo jidh dilka loo geystay dhalinyarada Muqdisho ku afduuban. Sidoo kale waxay xasuusiyaan @HassanSMohamud in sidii wanaagsanayd ee markii uu #Hargeisa usoo qaxay loola dhaqmay uu…
6
13
26
@Mireson9
Abdillahi Mire
5 months
Suldaan Guleed Maxamud, wuxuu fahmay in kornaylad Kaahin iyo Muuse ay rabaan inay #Habarjeclo ka dhigtaan xaabo ay kursiga ku ilaashadaan. Tolkii nabad ayuu ugu baaqay, Dhulbahantena nabad. Deris wanaag iyo wada noolaasho. Alle ha barakeeyo Suldaanka. #Somaliland
6
15
25
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 months
@AbdisalamAato Labadeena yaa been loo sheegaa horta? Dawlad baad isu taqaan adduunkuna wuxuu kuu yaqaan “failed state” qaramada midoobay ayaa ku quudisa, askar iyo shaqaale mushahar ma siin kartid ilaa UN ku quudiso mooyaan e, Carabtuna waxay kuu taqaan “ bilad wax isii” . 2 KM ayaad ka…
3
1
26
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
Hello Heego😀
12
3
25
@Mireson9
Abdillahi Mire
5 years
Legend Mahamed Said #Bk singing at @admasuniverity graduation ceremony @tirsity
1
7
24
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 months
Axadkan saaka wuxu ku cataabayay meel aan ka baxo isiiya. Dhawr bilood ka horna inta uu Lascanod yimi ayuu afxumadaa lahaa. #Somaliland wixii afka lasoo gala waa sidan. 14 Maarso wax ay noqonaysaa maalin taariikhi ah oo Xawaadle is ka dul qaaday gumaysigi.
11
6
24
@Mireson9
Abdillahi Mire
5 months
Somaliland has been questing for recognition from the world, but its foreign minister is a neurologist, and the deputy minister is a pharmacist, while the majority of graduates hold degrees in international relations. #Somaliland
Tweet media one
4
7
21
@Mireson9
Abdillahi Mire
7 days
Boqor Boormadow: Xasan Sheekh Maxamuud laba jeer oo hore ayaan dhaliilay oo laba jeerba ergo ayaa la iisoo diray si aan u joojiyo rasaasta. Laakiin maanta wiilashaydii ayaa badhna la qashay badhna la jidh dilay, ragga dilayna waanu garanaynaa.
2
11
22
@Mireson9
Abdillahi Mire
12 days
❗️Alert: The Somalian government has tortured Somaliland aviation experts in Mogadishu to frame them for a crime they did not commit. Human rights organizations should investigate this case.
2
15
21
@Mireson9
Abdillahi Mire
7 days
@HersiAHassan waa ku mahadsanyahay inuu u hadlo dhalinyarada Muqdisho lagu jidh dilay. Doorkii mucaarad waad qaadatay. Mahadsanid gudoomiye.
0
10
20
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
Museveni Uganda "We can give you food, a uniform, and shoes, but we cannot afford to pay your paychecks.” Ask UAE or Turkey Al Sisi Egypt "You've been fighting for over 30 years; you have no security, law, or order, and your economy is lower than Egypt five times.”
0
11
19
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
Villa Wardhiigley warkeedu wuxuu kusoo ururay 2 KM.
7
10
20
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
Bishii January 1975, ayaa Maxamuud Geelle oo maanta dhintay 10 culimo Soomaaliyeed ku xukumay dil toogasho ah. Isaga ku eedeeyay inay dhaheen " ragga iyo dumarku ma sina " ayay kaga soo horjeesteen Siyaad Barre. Magacaydii Culimadii la dilay ee Geelle xukumay. 1 – Sheekh…
Tweet media one
Tweet media two
4
12
19
@Mireson9
Abdillahi Mire
27 days
Safarada Ethiopia ee Hargeysa markii la furay Somalia dawlad kama jiran, markii Ethiopian Airlines ay Hargeysa ka bilowday shaqada 24 sano ka hor Somalia dawlad kama jirin. Waa waqtigii Muqdisho ay u kala xidhnay mooryaanta maanta talisa. 🇪🇹 waxa Hargeysa u joga full ambasador.
Tweet media one
0
9
19
@Mireson9
Abdillahi Mire
5 months
Tweet media one
0
5
18
@Mireson9
Abdillahi Mire
7 months
@MPMursalKhaliif @musebiihi Somaliland captured a big spy. I am congratulating Somaliland security agencies for their hardwork.
2
0
18
@Mireson9
Abdillahi Mire
5 months
Maalinta @HersiAHassan hadlo #Heego fadhi uma yaalo, cay iyo habaarba way ka dhamaadeen 😀
Tweet media one
9
7
18
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
What makes Somalians believe that those who support the recognition of Somaliland are paid? Since Somalia is the most corrupt nation on earth, people there believe that corruption permeates every other country.
@JustAwHirsi
Adam Aw Hirsi, PhD
3 months
Dear Somali folks on @X and other social media platforms, Please do not assume that all foreigners advocating for "the recognition of Somaliland" know exactly what they are talking about. Educate them on the absurdity and impracticality of the nonsense they are pushing. And…
Tweet media one
101
34
252
1
6
18
@Mireson9
Abdillahi Mire
5 months
@IntellSL Ma Mustafe ayaa mooday in uu Twitter Space ka dhex hanjabayo. Kkkkk
3
0
18
@Mireson9
Abdillahi Mire
23 days
Dear President Salvato Sciacchi @SalvatoSciacchi , Secretary General Juan Carlos Salazar @JCS_ICAO and Regional Director Lucy Mbugua @Lucy_Mbugua We write to you with utmost urgency regarding a deeply concerning matter involving the detention and reported torture of several…
Tweet media one
1
16
17
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
Qof kasta oo Muuse qabyaalad ku taageeray wuu ka toobad keenayaa. Dadka ha lasoo wada dhaweeyo Muuse inyar oo macaan jecel ah uun ba ku hadhay e.
5
9
17
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
@MattRJBrodsky Not only Ilhan, but even her cousin is instigating people to wage war against #Somaliland , which he called #Jihad .The guy lives in Minnesota.
0
4
17
@Mireson9
Abdillahi Mire
1 year
#Laascaanood oo laga xusay maalinta qaranimada #Somaliland 😂
3
5
17
@Mireson9
Abdillahi Mire
8 days
MUQDISHO: Isaaqii Muqdisho joogay ee rabay in ay dhalinyaradii qaarna la qashay qaarna la jidh dilay u hadlay oo haayada sirdoonka Somalia awood u adeegsatay badhna garaacday badhna xidh xidhay.
5
8
17
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
@ha_noolaato Faqashtii iyo dhasheedii oo wixii ciil la baday iska waraysanaya!
2
0
16
@Mireson9
Abdillahi Mire
5 months
Way bilaabantay😂
4
7
16
@Mireson9
Abdillahi Mire
6 months
Yarkani #Hargeisa ayuu degenyahay cid #Somalia wuu la shaqaystaa cidna lama hadasho. Miyaad arag qof maalin #Muqdisho tegay oo dhawr sano lagu xukumay? Ma dadkaa kala duwan, ma Somaliadan ayaan ahayn tan aynu naqaano!?
@FathiBashe
Fathi Bashe
6 months
Ready for an action-packed week 🌍 #Agenda2063
Tweet media one
27
11
154
4
4
15
@Mireson9
Abdillahi Mire
8 days
LEFT) Abdinasir Muse Abdi Dahable (victim), and (RIGHT) Mahad Mohamed Salad, former director of Somali spy agency suspected to have authorised the murder of Abdinasir. MOGADISHU (HORN OBSERVER) - One of the suspects involved in the assassination of Abdinasir Muse Abdi Dahable, a…
Tweet media one
2
9
15
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
Soomaalidu waxba isuma aha ee yaan Soomaalinimo la iskugu soo dhuuman. Ninkii dulmiga dadka ku xukumi jiray ayaa maanta la maamuusayaa. Hal maalin oo keli ah ayuu 48 dhalinyaro iyo aqooyahan kale dil ku xukumay Burco. Boqolaal kalena wuxuu ku halaagay xukunkiisa. #faqash
@sntvnews1
SNTV News
3 months
The Chief of the National Armed Forces, Major General Ibrahim Sheikh Muhuyidin, has sent heartfelt condolences to the family, friends, and all Somali people on the death of Gen. Mohamud Gelle Yusuf, who passed away in Mogadishu last night. The veteran general held various…
Tweet media one
64
16
119
2
5
15
@Mireson9
Abdillahi Mire
12 days
Waalidiinta dhalinyaradii #Somaliland ee #Somalia Muqdisho lagu jidh dilay oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyay in jirh dil weyn loo geystay dhalinyarada waxay toos ula hadleen @HassanSMohamud iyo beelaha hawiye ee dilka ka danbeeyay.
3
11
15
@Mireson9
Abdillahi Mire
7 months
#CabdiqaadirJirde 4 sano kor ayuu warkan baarlamaanka ka hor sheegay.
0
11
15
@Mireson9
Abdillahi Mire
10 days
I'll be briefing on the latest updates and meetings regarding Somaliland's youth who have been tortured in Muqdisho.
0
7
15
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 years
#Somaliland national army. Shisheeye ma soo tabaran, heeso dal shisheeya lama soo qaybsiin. Waa ciidanka keli ah dalkooda wada haysta.
0
5
13
@Mireson9
Abdillahi Mire
8 months
Geesi, isaga qoryo lagu hayo ayuu runta ku cadeynayaa hadana. #Somaliland
3
1
14
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
@MohamedAbibMP waa xildhibaan kasoo baxay xisbi mucaarad ah. Maaha inaad ka dhex raadiso aragti muxaafid. Waa la kala aragti duwanaan karaa, laakiin maaha inaad Qofka aragtidiisa ku weerarto. #MOU gu si gaara ayuu u saameynayaa. Xidhibaanka oo goobtu waa deegaankiisa, wixii…
Tweet media one
6
7
14
@Mireson9
Abdillahi Mire
6 years
it was great event to celebrate 18 may at ADMAS university @tirsity @VPsomaliland @musebiihi happy @18 may to all Somalilanders around the world
0
5
14
@Mireson9
Abdillahi Mire
1 year
@AbdinasirSola Malaha isaga ayaa kaa ilka qurxoon 😂
Tweet media one
2
1
14
@Mireson9
Abdillahi Mire
11 days
@Maydhalaalis Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro. WADANI.
Tweet media one
0
1
14
@Mireson9
Abdillahi Mire
1 month
Muhiimada ay dhir beeridu leedahay. Waa Garowe iyo Boorama.
Tweet media one
Tweet media two
3
4
14
@Mireson9
Abdillahi Mire
5 months
Hubka ugu badan wuxuu kasoo degaa ama kasoo galaa dhulka Somalida xeebaha ee ay maamusho #Puntland . Waa saldhiga Burcad badeeda. Hada oo hubka la fasaxay hubkaas oo #Iran iyo #Yemen ka yimaada wuxuu halis ku yahay amniga geeska iyo gaar ahaan #Somaliland
Tweet media one
Tweet media two
3
4
14
@Mireson9
Abdillahi Mire
4 years
Hassan Galaydh, a prominent Somali journalist has been detained for his report about unjustly distribution of the SDF foreign aid by SL authorities. @StuartBrownFCO @NBerlangaEU @solja_org
Tweet media one
7
7
13
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
@HarunMaruf They didn’t say "ilegel.” I think that phrase was from your pocket.
3
0
13
@Mireson9
Abdillahi Mire
5 months
Aqoonyahan bilaa dulqaa ah.😀
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
3
12
@Mireson9
Abdillahi Mire
5 months
Alle ha u naxariisto Abwaan Hurre Walanwal. Suugaantiisa iyo kaalinta uu kaga jiray maansayahanka Soomaaliyeed ayaa lagu xasuusan doonaa. Samir iyo qoyskiisa iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed oo dhan.
Tweet media one
2
4
13
@Mireson9
Abdillahi Mire
5 months
Heego sidan ayay aaminsantahay odeygoodu u hadlayo, hadana waa duul raba inay dagaal ugu taliyaan dadka ay sidaas u aflagaadaynayaan xoolahoodiina cuneen.
3
6
12
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 months
Cabdiraxmaan, Somaliland ayaa u baahan in ka badan inta uu isagu u baahanyahay. Madaxweynaha 6aad ee Jamhuuriyadda Somaliland. @Abdirahmanirro #Somaliland #CirroForSomaliland
Tweet media one
1
4
12
@Mireson9
Abdillahi Mire
1 year
@TiborPNagyJr #Somaliland is getting close to becoming recognized country. #Somaliland
0
1
12
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 years
Ileyn ceeb loma dhinto madaxweyne dhan oo airportka u yimi si safiir ula kulmo, ka dib markii safiirku diiday inu madaxtoyada yimado. Heer waxa #Somaliland gaadhsiyay Muse Bixi iyo teamkiisa. Weligay kama filanayn in ay Somaliland meqaamka sida u liita gadhayso @waddani_5
Tweet media one
0
4
10
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
No #Xersiphia - gudoomiye @HersiAHassan kuwii siyaasada ku saaqidaybaa ayaa u arka nin fashilkooda dadka tusi kara in uu yahay. #WadaniForSomaliland
4
7
12
@Mireson9
Abdillahi Mire
6 months
@EU_in_Somalia @GermanyinSOM @NorwayInSomalia @UKinSomalia @FinlandinSom @SwedeninSomalia @Akborum I wonder why you condemn only when #Somaliland executes, but abstain when #somalia and its regional administration execute. We see every day in the media the execution of murders in #Somalia why you particularly make a joint statement on Somaliland’s case?
1
0
12
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 months
@alihwarsame @ha_noolaato Kani saxafi maaha ee waa YOUTUBER views raadsada.
0
0
12
@Mireson9
Abdillahi Mire
1 year
@NimkoAli @polo_kool @khadarlooge You’ve just initiated another project after FGM. Hope that jews will pay you more than FGM.
1
0
11
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
@AnalystSomalia Waxaa dhici karta in aad ka mid ahayd kuwii shacabka Somaliland dhici jiray iyaga oo Siyaad Barre qabiil ahaan usoo askar iyo mansabyo kale ku keenay!
1
5
12
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
Tweet media one
1
1
12
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
Adan Bar duale wuxu taageersanaa in bada #Somalia kenya qaadato, laakiin maanta isaga iyo Farah Macalin ilmada yaxaaska ayay qubayaaan markay maqleen #somaliland baa ictiraaf helaysa. Dagaal may yaraysan.
6
12
12
@Mireson9
Abdillahi Mire
13 days
Waa fariin ay is dhaafsadeen Cabdinaasir Muuse Dahabl iyo Abdiraxmaan Abdillahi oo dilkiisa lagu eedeeyay.
Tweet media one
Tweet media two
1
6
12
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 years
Hello, friends.
Tweet media one
1
0
10
@Mireson9
Abdillahi Mire
6 months
@IbraM2035 @faisalroble19 Wuxuu dareemay in dadkii uu ka xigsan kililka 5aad inay Oromadii la heshiiyeen dulmigii iyo xaqdaradiina meesha ka baxayso.
0
0
11
@Mireson9
Abdillahi Mire
24 days
Sida la xaqiijiyay dhalinyaradan reer #Somaliland maalmihii ugu danbeeyay waxaa loo geystay jidh dil weyn. Jidh dilkan waxaa ka danbeeya @Amoallinh ah maareeyaha duulista Somalia, sida xoguhu sheegayaan isaga ayaa loo tuhunsanyahay dilka Abdinasir Dahable denbigana wuxuu rabaa…
Tweet media one
Tweet media two
@Hassangallaydh
Hassan Gallaydh
24 days
Wararka ka imanaya #Muqdisho ayaa sheegaya in booqashadii loo diiday Dhallinyaro reer #Somaliland ah oo loo xidhay dilkii Alle ha u naxariistee Aqoonyahan Cabdinaasir Muuse, oo 19 February lagu dilay Muqdisho. Ehelada Dhallinyaradan ayaa sheegay in ay ka welwelsan yihiin…
Tweet media one
14
24
92
0
5
11
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
@4Xamarpeople Hiiraan state, Surre state, Banadir state, Jilib and Jamaame state, Gedo state, Kismayo state, Baraawe state, Marka state. Do you think that we cannot divide you into small states? Somalia is more fragile than Somaliland because there are huge grievances between your clans.
2
1
11
@Mireson9
Abdillahi Mire
4 years
@TheVillaSomalia Madaxweyne @M_Farmaajo wuxuu sawir la galay Ge. Tuke kuna casuumay safaarada Somalia ee USA, inakoo og danbiyada dagaal uu ka galay Somaliland. Kani kaas muxuu oaga duwanyahay? Ummad la leyahay ha heshiisiiyo oo hadana kuwii kala irdheyay halyeyo loga dhigay
0
0
11
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 years
This is an old man from #Burco waving #uk ’s flag to show his support to MP @GavinWilliamson . #Somaliland #Somalilandrecognition #BorisJohnson
Tweet media one
0
5
11
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
Laakiin, markan wuu saxsanaa in uu siyaasada galo oo Muuse dhiso oo weliba si qabyaaladaysan dadka loola hor yimaado in laba reer gacmaha isu dhiibaan?!
Tweet media one
@somalilandusa
Dr. Rashid Garuf
3 months
Suldaan,Hassan wuxu taageeray xisbiga Waddani. Reerkii doorway waa Subeer Awal kulama socdaan siyaasada uu go’aan saday. Hadii colaad shakhsi nimo ka dhaxayso Isaga iyo madaxwaynaha, iyaga ayay gaar u tahay. Laakiin Suldaanku markasta reerka ayuu metelaa. Reerkuna maaha Waddani.
Tweet media one
34
2
33
0
4
10
@Mireson9
Abdillahi Mire
7 months
@AyubIsmailYusuf Ethiopia dad bay samaysatay ay ku dhex darsatay maamulada Soomaalida oo dhan. Haddii aad iska eegi jirtay basaas Oromo ah ama Xabashi ah arag kan iyo qaar kale oo badan Oo Somali ah oo lagu dhex beeray Somalida. Waa in deg deg la iskaga qabtaa qotidii umada lagu dhex beeray.
1
1
11
@Mireson9
Abdillahi Mire
6 months
@JamaMusse @HargeysaCC Hore ugamaad jawaabin warbixintii Uganda, tana waanu aragnaa maxaa khaldan? Ma qosheyaal qarsoon baa jira?
1
0
11
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
@DiasporaCorner @musebiihi Wax ceeb ah ayaad isleedahay faan uga dhig itaalkaaga. Wiilkani miyaanu ahayn wiilkii dalka guryaha ku xidhan jiray. Labada wiil ee Muuse midna dadka ayuu dhacaa ka kalena, qofkii dhaha ina Muuse ayaa i dhacay ayuu soo xidhaa.
0
1
11
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
@WashTimes @AbzAhmed1 Watch her cousin who lives Minnesota calling out jihad against #Somaliland
1
3
10
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
@torunkani Turkish companies take over Somalia’s income resources, such as the airport and Muqdisho port, and bribe politicians to thwart accountability. Somaliland refused to hand over its income generators, such as Hargeisa Aiport, which is demanded by Pegasus and Favori.
1
1
11
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
Dear Heego, 2 bilood ayaad wareejinaysay in Garaad Jama in lagu xidhay Addis Ababa ka bacdi isaga oo xaragoonaya ayuu ka degay Lascanod Maanta waxad bilowday warqad been abuur ah oo aad kusoo qortay Chatgbt inaad wareejiso. Marka aad waraaq beena faafinayso run usoo eekaysii.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
4
6
11
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 months
@MoBakayle Ethiopian airlines 2002 ayay Hargeysa ka bilowday duulimaadkii ugu horeeyay Soomaaliya waqtigaa dawlad kama Jirin ee yaa u fasaxay?
2
1
10
@Mireson9
Abdillahi Mire
4 months
Qof kasta oo #Somaliland ku metelaya doodaha #MoU ku saabsan aad uma dhisna dood jilicsana fagaaraha wuu la imanayaa waxayna u muuqataa in laga guulaysanayaa. Dadkan wax ka khaldan ma garanayo. Dad bilaa tayo ah ayaa xafiisyada fadhiya.
4
2
10
@Mireson9
Abdillahi Mire
10 days
Mid ka mida xildhibaanadii booqday dhalinyaradii Muqdisho lagu jidh dilay ayaa sheegay in si argagax loo jidh dilay dhalinyarada.
0
5
10
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 months
Ninkii inta uu ciidamo Itoobiyaan ah soo kaxaystay 100k oo reer Muqdisho ah ku laayay ayaa maanta xoriyad ku jooga oo weliba #Somaliland usoo hanjabaya. Ninkan AS ragga ciidanka ah u waa tolkii maamulkuna waa iyaga indhaha inta uu isku qabto ayuu YOUTUBER tolkii ah video uu views…
@Ramadan70530344
Ridwaan Mohamed
2 months
Maanta oo Kale Fiicnaan Lahedaa Ra’iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi oo Madaxweyne Ah Ninka Ragga waa kan Qawiga Hadaladiisa Cadyihiin Gooni U Goosashada Waa Danbi Qaran Muuse waa in Lasoo Qabtaa Laguna xisaabtamaa Bada Somaaliyeed uu Itoobiya siiye
72
37
155
0
4
9
@Mireson9
Abdillahi Mire
2 months
@AhmedMoFiqi Mooryaanta dhulkiisii Burundi iyo Ugandhiis ku ilaalinayo muxuu gobonimo ka yaqaan aan ka ahayn isbaaro iyo been!
0
0
10
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
@HoehneVirgil That year was the year you raped a 14-year-old girl in Buuhodle; after that, the Somaliland government deported you.
2
1
10
@Mireson9
Abdillahi Mire
7 months
Intan uu xasuuso markaad aragto sida xaalka #Somaliland yahay maanta. @musebiihi waa inuu is casilo ama doorashada waqtigeeda kasoo horimayo.
Tweet media one
2
7
10
@Mireson9
Abdillahi Mire
1 year
@SuleimanHashi Because General Xijaar and other terrorists are in #Laascanood who used to harass the people of Muqdisho.
1
0
10
@Mireson9
Abdillahi Mire
3 months
@HersiAHassan Ku soo dhawow gudoomiye shacabkaagii iyo dalkaagii oo aad mudo kala maqnaydeen.
Tweet media one
2
5
10