Cabdiraxmaan Cirro Profile Banner
Cabdiraxmaan Cirro Profile
Cabdiraxmaan Cirro

@Abdirahmanirro

Followers
55,367
Following
10
Media
725
Statuses
1,866

Presidential Candidate, Founder & Former Chairperson of WADDANI National Party & Former Speaker of House of Representative. Republic of Somaliland.

Hargeisa-Somaliland.
Joined March 2014
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
5 years
Waxa aan dhammaan shacabka reer Soomaalilaan ugu baaqayaa in ay u fidiyaan gargaar oo gacan ka geystaan gurmadka loogu jiro samata-bixinta shacabka waxyeeladu soo gaadhay ee reer Baladweyn walaalaha nahay oo dhiig iyo dhaqanba wadaagno. Baladweyn Allahayow, balayaada hareer mari!
Tweet media one
77
172
858
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Waxa aan ku faraxsanahay in Suxufi Samafale Cabdimaalik Sh Muuse Coldoon dib u helay xorriyaddiisii, madaxweynahana waxa aan uga mahadcelinayaa tixgelinta saamaxaadda aan u soo jeedinnay.
Tweet media one
79
110
796
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
5 years
Waxa aan dadka Soomaaliyeed uga tacsiyaynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Eng. C/raxman Cumar Cisman, Duqii iyo Guddoomiyihii magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya. Illaahay waxaan uga baryayaa inuu u naxariisto, qoyskiisii iyo dadka Soomaaliyeedna sabir iyo iimaan ka siiyo
Tweet media one
115
125
615
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
I have tested positive for COVID-19,i will undergo 7 days self-quarantine. I have no complications and in good health at the moment. I'm grateful to Allah in all situations.
Tweet media one
271
59
556
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
I have made my second Covid-19 test and the result is NEGATIVE, Thanks to Almighty Allah.
Tweet media one
56
34
499
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
We no longer recognise Muse Bihi and his government as the legitimate government as of right now. He will be referred to as the President whose term has expired, the President who lacks the support and will of the people, and finally the Chairman of the Kulmiye party.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
113
129
476
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
1 month
Hamabalyo. Ciid wanaagsan dhammaan ummadda muslimiinta meel kasta oo ay joogaanba, gaar ahaanna dadkayga reer Somaliland munaasibadda Ciidal-Fidiriga ee caawa inoo bilatay awgeed. Ilaahay waxa aan inoo weydiinayanaa in uu innaga aqbalo dhammaan cibaadooyinkii aynu gudannay
Tweet media one
74
65
444
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
5 years
"Inaad saamo jiidiyo, sanqadh-tirasho kala daa"! NO COMMENT!
Tweet media one
84
59
433
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Waxa aan xanuunka iyo tiiraanyada la qeybsaneynaa walaalaha Ganacsatada ah ee ay hantidooda xalay ku burburtay dabkii ka kacay Suuqa Banaadir iyo hareerihiisa ee Caasimadda Muqdisho, anniga oo Ilaahay uga baryaya in uu Cawil kheyr qaba ugu beddelo hantidaa ka gubatay.
Tweet media one
Tweet media two
37
36
409
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Waxaan ku wareejinnay Maxamed Haldoor gaadhigii Xisbigu ugu deeqay, gaadhi baahiyihiisa oo dhan lagu soo sar-gooyey, Maxamed waxa aan u rejeynayaa mustaqbal ifaya, Ilaahayna waxa aan u weydiinayaa inta laxaadkoodu kala dhiman yahay in uu bulshada u geliyo naxariis, & walaaltinimo
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
57
66
405
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Buuggeyga taariikhda siyaasadda iiguma jirto dhagar & dhiig umaddeed, waxaas'e bog walba igu qoran samo-talisnimo & ka shaqeynta Somaliland quruxdeeda, waxa igu qoran dulqaad, waxa aan diyaar u ahay tartan waqtigiisa ku dhaca. Doorasho diid waa nabad diid iyo Dastuur diid.
Tweet media one
119
63
390
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
8 months
The WIN is coming, Do not let the WHEN worry you. “ Waagaa baryaaya, waa WADDANI”
Tweet media one
121
74
385
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
5 months
War-Saxaafadeed. Mawqifka Xisbiga WADDANI. Sida shacabka reer Somaliland ka war-qabaan waxaa saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey Xukuumadda Muuse Biixi ka soo baxayey heshiisyo is khilaafsan, iyada oo ilaa hadda aan Golayaasha Qaranka iyo Xisbiyada Mucaaradka ee Jamhuuriyadda
Tweet media one
93
88
387
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Waxa aan saaka qaabilay Hooyo Siraad oo runtii Baraha Bulshada duruufo badan ka sheegatay, anniga oo la dareen ah dadkeyga waxa aan guddoonsiiyey deeq lacageed, Umadda reer Somaliland, waxa aan ugu baaqayaa in ay wixii karaankooda ah Hooyo Siraad ku soo caawiyaan.
Tweet media one
105
50
370
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Maanta laga bilaabo Muuse Biixi iyo Xukuumadiisu uma aqoonsanin kuwo sharci ku fadhiya, Muuse waxa aanu u aqoonsannahay Madaxweynihii xilku ka dhammaaday, Madaxweyne aan haysan kalsoonida shacbiga iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye. Daawo:
Tweet media one
114
70
368
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
I would like to congratulate H.E. William Samoei Ruto @WilliamsRuto , President-elect of the Republic of Kenya. Kenyans have exercised their constitutional rights and placed their trust in you to govern them. Congrats again Mr President-elect.
Tweet media one
20
41
357
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 months
It's a great day for our democracy! The House of Elders (Guurti) has made a crucial decision by passing the electoral laws, setting the stage for the November 2024 combined elections in Somaliland. It's time for all citizens to prepare for peaceful and transparent elections.
Tweet media one
41
73
353
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 months
Today marks an important moment for democracy and citizens' rights, as election laws are signed, thus Somaliland's election season has officially begun. Every citizen must carry their voting card in their right hand.
Tweet media one
94
69
353
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 months
Alxamdulillaah, ALLAH baa keligii mahad oo dhammi u sugnaatay ii suurtagliyey in aan gurigiisa barakeysan ee Xaramka aan ku soo guto waajibaadkii Cimrada, dhammaanteenna RABI ha innaga wada aqbalo acmaasha wanaagsan ee aynu sameyno bisha barakeysan ee Ramadaan. Dalka iyo dadkana
Tweet media one
Tweet media two
52
35
344
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
5 months
Doorashada Somaliland ee lagu heshiiyey ee uu Madaxweynuhuna aqbalay, dhammaan daneeyayaashuna ay aqbaleen, ma jirto cid laga baryayo inay wakhtigeedii ay ku dhacdo.
Tweet media one
90
44
338
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Ilaahay inta dhimatay naxariistiisa janno haka waraabiyo, inta ku dhaawacantayna caafimaad degdeg ah ha siiyo, waxa aan leeyahay dadka reer Muqdisho ee dhibkaasi soo gaadhay, ha is dhiibina walaalayaal! Abwaan Laabsaalax: "Xamar dhaxal umay helin In dhiig korkeeda lagu qubo...
Tweet media one
41
69
331
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
3 years
Yaa Jabsaday Arkiifiyada Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland?
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
140
55
318
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 months
I am strongly condemning the unconstitutional act of subjecting journalists or any citizen to military courts. Urgently calling for the immediate release of the journalist. Oppression has never worked in history and will never work NOW. I implore the people of Somaliland to
Tweet media one
76
56
325
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
6 days
For the commemoration of our National day, Somalilanders living in the United Kingdom have planned a wide gathering that will take place on Sunday May 19 in Trafalgar Square in London. I appeal to you all and ask, if you are able to do so, to participate in this event as well as
56
98
363
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Waxa aan la qeybsanayaa murugada iyo dhibka ka soo gaadhay deegaanka Qardho fatahaadda aafeysay ee naf iyo hanti-ba leh, Ilaahayna waxa aan uga baryayaa in uu u naxariisto inta dhimatay, cawil kheyr qabana ugu beddelo dhibka ka soo gaadhay, kana samata-bixiyo inta hadhay...
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
41
49
308
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Muuse Biixi sifo sharci ah ayuu ku noqday Madaxweyne, sharci darrana kuma joogi karo kursiga,13ka Nov marka la gaadho Madaxweyne uma aqoonsanin. Muuse waligiiba ha meeraysto, wakhtigiina wuu ka dhammaaday, waanu ka tagayaa kursiga. Muddo kordhin xaaraan ahnama aqbaleyno, Doorasho
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
82
49
302
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 months
Curashada caawa ee bishan barakaysan ee Soon ama Ramadaan darteed, waxa aan hambalyo balaadhan & tahniyad sare hawada u marinayaa dhammaan Muslimiinta dunida ku nool, si gaar ahaanna shacbiga xariirta ah ee reer Somalilandmeel kasta oo ay dunida daafaheeda ka joogaan. ALLAH
Tweet media one
52
38
315
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
11 months
Maanta xaaladda dalku ku jiro waxaa keliya ee lagaga bixi karaa waa doorashooyin wadar-oggol ah oo ay isla oggol yihiin dhammaan daneeyayaashu. Awoodda cayimidda doorashooyinka waxaa iska leh Komishinka Doorashooyinka Qaranka oo ah hay’adda u xil saaran muddeynta doorashooyinka
Tweet media one
112
52
301
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
10 months
Waxa aan hambalyo & bogaadin u dirayaa Guddoomiyaha cusub ee aqalka Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon oo maanta Xildhibaanada Goluhu ugu codeeyaan in uu noqdo Afhayeenka cusub ee Golahaasi yeesho. Waxa aan u rejaynayaa isla markaana
Tweet media one
64
46
303
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Mudaharaadku waxa uu si rasmi ah u bilaabmayaa Maalinta Sabtida ah Lixda Gobol & Degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland. Saaka annaga oo dooneyna in aan dadka siinno wacyigelin ayaa naloo adeegsaday Xabad nool, sunta gaaska ah, xadhig, Jidh-dil oo sharci darro & kelitalisnimo ah.
Tweet media one
79
59
291
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
11 months
Munaasibadda 63 guurada, 26ka-June 1960-kii oo ahayd maalintii aynu xornimada ka qaadannay Maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriiska, waxa aan salaan, bogaadin iyo hambalyo kal iyo laab ah hawada u marinayaa dhammaan Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo ay ku nool yihiin.
Tweet media one
46
51
294
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
3 years
Waxa ay ii tahay sharaf iyo guul taariikheed oo siyaasaddeed in aan ibo-furo sawir saaxadda siyaasadda Jamhuuriyadda Somaliland ku cusub oo ah Jeexista jidka Dimuquraadiyadda ee Xisbiyadda Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland ka dhisan.
Tweet media one
45
21
290
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Waxaan hambalyo & bogaadin u dirayaa Shacabkayga JSL, xuska munaasibadda 60aad 26-June 1960 markii aynu xornimada ka qaadannay Boqortooyada Ingiriiska kuna beegan maanta, Waxaa faan iyo taariikh inoo ah in aynu nahay curadkii Soomaalida oo dhan u horseyday Xornimada #Happy26June .
Tweet media one
32
40
295
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Geeriyeey xishood laay, xejiyaay fogeeyaay! waxa aan ka tacsi u dirayaa ehelada, asxaabta, M.Khaatumo, Shacabka JSL, Soomaali oo idil geerida naxdinta leh ee ku timid AHU Dr Cali Khaliif Galaydh oo ku geeriyooday Jigjiga. samir iyo iimaan Rabina Jannatul firdowsana ha geeyo. Amin
Tweet media one
43
51
290
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
1/3. Xukuumadda & Shacabka JSL waxaa innala gudboon in aynu sameynno qorshe Qaran oo aynu gurmad ugu fidinno dadkii hantidooda ku waayey, ee nafahooduna ku dhaawacmeen, laga fikiro sidii taxaddar balaadhan looga sameyn lahaa in tan oo kale aanay dib u dhicin Qaddar Alle mooyee.
Tweet media one
19
59
279
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Waxa Ina Kaahin caawa sheegay, waa beentii uu awalba caadeystay ee wax cusub maaha, waa been abuur aan sal & raad lahayn, waa kaadh aad marar badan xoqday balse aad ku guul darraysatay. Siyaasadduna been & Qaaxoolaji maaha.Berrina waa aynu soo baxaynaa. #bannaanbaxa_khamiista
Tweet media one
89
56
277
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
3 months
Waxa aan hambalyo iyo bogaadin weyn u dirayaa si kal iyo laab leh Kooxda kubadda cagta ee Dawladda Hoose ee Burco oo galabta si xarrago leh ugu guuleystay Koobka horyaalka horyaallada Jamhuuriyadda Somaliland oo ka soconayey muddoonyinkii u dambeeyey magaalada Berbera.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
58
42
292
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Waa geeri xannuun badan, waxa aan tacsi u dirayaa dhammaan qoyska, ehelada, waxgaradka, waayeelka, Abwaanada, Shacabka reer SL & Soomaali oo idil geerida ku timid Marxuum Abwaan Hadraawi oo Hargeysa ku geeriyooday. Jannatul firdowsa Rabi ha ku abaaliyo. Aamiin.
Tweet media one
44
46
281
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
3 years
Muwaadin, maanta JSL waxa ay qori doontaa taariikh weyn oo caalamka cashar & cibro u noqon doonta, waxa aynu ka dhabeyn doonnaa gobonnimada aynu dheer nahay Geeska Afrika oo ah midnimo, wallaalnimo, wada-jir, sinnaan. Muwaadin u coddee Barkhad Batuun oo u hiili SL qurux badan.
Tweet media one
16
36
282
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Beerka idinka ogsoonin.
@AbiyAhmedAli
Abiy Ahmed Ali 🇪🇹
2 years
Waxaan aad uga naxay, kana tiiraanyooday dabka ka kacay Suuq-weynaha badhtamaha Hargeysa, kaas oo khasaare ballaadhan u geystay hantidii Shacabka. Hadda lama qiyaasi karo Khasaarahaas. Waxaannu Shacabka Somaliland La qaybsanaynaa murugada dhibkaas ku yimid.
662
980
3K
15
50
273
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Waxa aan tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, saaxiibadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Nuur Xasan Xuseen " Nuur Cadde". Ilaahay waxa aan u weydiinayaa dambi dhaaf, iyo in uu ku hubsado jannatul firdowsa. Aamiin
Tweet media one
37
35
268
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
I strongly condemn the disgraceful acts of arresting the journalists, a sign of leadership failure of Kulmiye's Govt. I'm calling an immediate release of journalists who were illegally detained. I advise SL journalists not to be discouraged by the unethical & illegal actions.
Tweet media one
70
57
260
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Haddii qof wal oo suuqa jooga iska furanayo Urur siyaasaddeed, waxba kama horjoogaan qof kasta oo suuqa jooga in uu Madaxweyne-nimo sheegto, Sharciyaddii & dawladdnimadiiba gacanta Muuse Biixi ayey ku burburi-doontaa!
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
69
26
261
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
5 years
Walaalayaal, waxaan sinnaba looga aamusi karin masiibada dabiiciga ah ee ku habsatay dadka Soomaaliyeed ee ku teedsan Wabiga Shabeelle gaar ahaan Magaalada Beledweyne. Muuqaallada argagaxa leh ee laga soo tebinayaa waxa ay inoo muujinayaan waxyeelada weyn ee soo gaadhay dadkaas
Tweet media one
31
55
266
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Ahmed-Sayid, co-owner of Sima Teashop where I, WADDANI chairman & other opposition leaders had drunk tea while he was absent , have been arrested by Bihi govt. Arresting a businessman because opposition leaders have had tea in his business is insane & completely unacceptable.
Tweet media one
56
68
259
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
3 years
Waxaa maanta si rasmi ah u furmay SHIRWEYNIHII 2aad ee Xisbiga WADDANI oo socon doona laba maalmood. #ShirweynahaWADDANI
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
37
39
261
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
1 month
I extend my sincere congratulations to the Somaliland National Electoral Commission (NEC) for today's announcement of the long-awaited timeline for the combined presidential and political party/association elections, which are scheduled to take place on November 13th, 2024.
Tweet media one
46
59
261
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Waxa aan tacsi la wadaagayaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan geerida naxdinta leh ee ku timid AHU Dr Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo maanta xaqii u yimid, si gaar ah waxa aan ugu tacsiyadeynayaa ubadkeedii ee qoyska Reer Waqaf ee Dr Aamina & Dr Deeqa. Alle ha u naxariisto.
Tweet media one
21
33
251
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 months
We met with Somaliland's President Musa Bihi and some of his cabinet members in the Presidential Palace. The meeting was arranged and facilitated by Dahir Rayale Kahin, the former President of Somaliland Republic, who has been working to gather all stakeholders together to hold
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
41
56
256
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
My heartfelt paryers and deepest condolences to the families of the innocent citizens whom died and injuried in yesterday's suicide bombings in Mogadisho, May the almighty God give his mercy in pradise those died and give quick heal those injuried.
Tweet media one
20
57
241
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Doorasho doon.
40
27
233
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Waxa aan hambalyo u dirayaa dhammaan Ciidanka Qaranka JSL xuska 28aad ee laga joogo maalintii la aasaasay Ciidanka Qaranka oo difaac & deyrba u noqday Qarankeenna JSL. Waxa aan u rejaynayaa Ciidan weynaha Qaranka JSL in sannadkan sannadkiisa ku gaadhaan nabad & xasillooni. 💪💪💪
Tweet media one
28
39
242
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Our Political stance on the illegal extension of the Presidential term.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
48
68
236
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
6 months
Kulan aan maanta wada yeelannay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa aannu iska wareysannay xaaladda guud ee dalka ee dhinacyada nabadgelyada, xasilloonida, midnimada shacabka, taaba-gelinta hannaankii doorashooyinka isku sidkanaa ee lagu heshiiyey iyo dhammaystirka
Tweet media one
51
31
244
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Sannad guuro wanaagsan xuska 18ka may.
Tweet media one
10
27
232
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Waxa aan tacsi tiiraanyo leh la wadaagayaa dhammaan 7 toddobada Marxuum ee Muwaadiniinta reer SL ee isu soo baxa nabadeed Maanta Ciidamada Boolisku ku dileen rasaasta nool sida arxan darro ah, runtii ka Isbahaysi ahaan waanu ka xunnahay dhibta intaa la eg in Shacabka loo geysto.
Tweet media one
121
57
230
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Ma dhacayso Xisbiyo urruro noqonaya, mana suurtoobayso Urruro ka qeyb gali doona Doorashada Madaxtooyada ee 13ka November 2022, cid awood u leh muddo xileedka Axsaabta in ay maalin ka dhinto ma jirito sida aanay suurtogal u ahayn in muddo xileedka Madaxweynaha maalmo laga dhimo.
Tweet media one
Tweet media two
69
44
233
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Waa in dib u dhiska Suuqa WAAHEEN & maamulkiisaba loo daayo Dawladda Hoose ee Hargeysa, Dawladda Dhexe-na qaadato doorka shuruucdu siisay. Waa ceeb & dhegxumo in maanta Suuqa WAAHEEN dib u dhiskiisa la Siyaasadeeyo oo la carqaladeeyo, waanu ka digeynaa mana aha mid la qaadan karo
Tweet media one
65
27
231
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
I do express my heartfelt greetings & congratulations to the people of the Republic of Somaliland on the occasion of the 62nd anniversary of its independence from the United Kingdom on 26th June 1960, making it the first Somali territory to achieve its independence. #Happy26June .
Tweet media one
34
41
233
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Chairman Faisal and me received today the EU Ambaasador H.E Nicolas Berlanga @NBerlangaEU at my residence in Hargeisa, and we had a very fruitful discussions with the Ambassador regarding the budget support for elections and increase the development aid to Somaliland.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
20
45
233
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
1 year
I paid a visit to the Turkish General Consulate in Hargeisa, signed the book of condolences, & sent our brothers in the Turkish government and people my sincere condolences and sympathies for the recent tragic earthquakes in Southern Turkey, wishing them quick healing & recovery.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
15
26
238
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Waxaan hambalyo u dirayaa ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaanna shacabka reer SL munaasibadda Ciidul-fidriga awgeed, waxa aan Ilaahay uga baryayaa in uu Ciiddan ciideeda innagu gaadhsiiyo nabadgelyo, badhaadhe, horumar, & isbeddel shacbigu hoggaaminayo. #Eid
Tweet media one
48
35
229
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
We take note of Somaliland's international partners' statements reacting to the unilateral and unwarranted term extensions. We also welcome their subsequent calls for ending the political stalemate which was orchestrated by the ruling party. 1/1
51
55
225
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
5 years
Waxa aan u socdaalay galabta Gobolka Awdal, si aan ula soo ciido shacabka reer Boorama.
Tweet media one
21
19
224
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
5 years
Ilaahay baa mahad leh, saaka hiirtii hore ayaan dalkayga Jamhuuriyadda Somaliland nabadqab ku soo gaadhay, waxa aan sida oo kale ku faraxsanahay in gurmadkii beesha Caalamkuna berri ina soo gaadhi doonaan. Faahfaahintuna way inoo danbeysaa.
Tweet media one
Tweet media two
60
31
226
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
5 years
Such illegal arrests will never stop Waddani Party and Somaliland people to express their political rights and freedom guaranteed by the same Constitution that gave Muse Bihi the right to rule this country. See you all tomorrow at the Party Central office. Somaliland Guul!
36
51
225
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
3 years
In aan banneeyo xilka Gudoomiyaha 10sanno kaddib, ama la kala saaro Murrashaxa & Guddoomiyaha Xisbiga, waan sunne ama jid cusub oo aan u jeexay dimuqraadiyadda xisbiyada JSL. Kamaan filayn in sunnahan wanaagsani damqo Xisbiyada kale ee SL ama Madaxweynaha.
Tweet media one
36
36
217
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
11 months
Eid Mubarak.
Tweet media one
40
24
216
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 months
Waxa aan hambalyo & bogaadin labaad u dirayaa dhammaan xubnaha Aqalka Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey isla markaana ku meel mariyey Xeerarka doorashooyinka isku sidkan ee dalkan ka qabsoomaya sannadkan. Tareenkii Doorashooyinka
Tweet media one
Tweet media two
43
33
224
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
We received a high-level US delegation who are Friends of SL. We discussed the Somaliland recognition prospect, the August 11th, 2022, massacre, the current political stalemate, the alarming security situation, and finding a homemade solution to the forthcoming election cycle.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
65
45
215
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
1 year
Waxa aan si weyn uga xumahay dhibta saaka ka dhacaysa Laascaanood, waxa aan ugu baaqayaa in colaadda afka la qabto, Xukuumadduna muujiso dulqaad & dhibirsanaan, Garaadada dhaqankuna nabadda ha ka shaqeeyaan, magaaladana yaan dagaal laga ridin oo aan maatidana la qaxin. 1/1.
44
43
219
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
3 years
Waxa aan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda 30 Guurada dib ula soo noqoshada Qarannimada dalkeenna. Walaalayaal nabadda ilaashada, wada-jirka ogaada, isku duubnaada adkeeya, abidkiinna Qarannimada dhowra. Sannad guuro wanaagsan
19
64
216
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Jamaahiirta Xisbiga WADDANI ee Caasimadda Hargeysa, waxa aad muujiseen cuddudiina & codkiinna, waxa aad soo bandhigteen doonistiinna & dareenkiinna dhabta ah. Dalkani doorasho keliya ayuu ku kala badbadaayaa. Dareenka dadka & Doonista dadweynuhuna waa DOORASHO DOON. #Doorasho
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
53
38
199
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Mudaaharaadka salmiga ahi waa xaq dastuuri ah, Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID & WADDANI waxa ay ku wargelinayaan dhammaan taageerayaasha in bannan-bixii nabadgelyo uu dhacayo Maalinta Khamiista 11ka Aug 2022, dhammaan Gobollada & degmooyinku waa in ay u diyaar garoobaan.
Tweet media one
Tweet media two
84
54
202
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Jimce wanaagsan, Isbuucan waxa aan qaabiley laba Abwaan oo dhaxal fanneed oo mug weyn ku leh dhammaan Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, waa Abwaan Cabdi Aadan Xaad [Qays] & Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. Shakhsiyan waa laba Abwaan oo aan suugaantooda cuddoon jecelahay.
Tweet media one
17
27
205
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
3 years
Waxa aan maanta oo Jimce ah si rasmi ah u iclaaminayaa in aan ahay Murashax u taagan Jagada Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo aan ka dhex tartami doono Shirweynaha Xisbiga oo qabsoomi doona 30-31 Oktoobar 2021. GUUL.
Tweet media one
56
27
200
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
1 year
Sannadku waa 365 maalmood, haddii maalmaha kale oo dhan la kala ra'yi duwan yahay maanta oo kale waa maalintii ina mideynaysay, waddaniyadda & dal-jacaylka kulmineysa, dhammaanteenna aynu wada xusayno maalinta Qarranimada Jamhuuriyadda Somaliland. #Happy18May2023 .
20
42
198
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Soon wanaagsan dhammaan muslimiinta, Soomaalida, JSL munaasibadda curashada bisha barakeysan ee soon. Waxa aan Ilaahay inooga rejeynayaa in uu ina waafajiyo kheyrka bishan ku duugan, balaayo xijaab-na inooga dhigo cudurka safmarka ah ee Covid19. Soon wanaagsan.
Tweet media one
9
17
191
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
I do express my appreciation & gratitude to the Honorable MPs of SL's House of Representatives for approving today amendments to the Law No. 14/2011 & Law No. 91/2020 to save the country from both constitutional & political crises .. 1/1
Tweet media one
28
34
191
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
3 months
Wareysi aan siiyey Idaacadda VOA oo aan kaga hadlayey dhammaystirka Xeerarka Doorashooyinka isku sidkan ee muddeysan sannadkan Nov 2024.
35
37
200
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
8 months
Today, I met with Danish Ambassador @DKambSomalia Steen Sonne Andersen and Mr. Mathias Kjaer, the head of the Danish Government Office in the Republic of Somaliland. We talked about the general situation in Somaliland and the Danish government's support for the Somaliland
Tweet media one
Tweet media two
53
45
196
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
1 year
Somaliland's first priority is to reach a political settlement and hold the overdue Presidential election to elect a new President with a full mandate to engage in dialogue with #Somalia . Dialogue is needed within #Somaliland . Charity begins at home!
Tweet media one
Tweet media two
46
55
193
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
3 years
This morning our dearest supporters of People's Party WADDANI demonstrated and showed their strength and power at the Freedom Park in the capital city of Hargeisa.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
47
189
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
1 year
Warqadda Xeer Ilaaliyaha Guud & ta Gudd- Maxkamadda Sare qoreenba, waxa ay marag cad ka yihiin in awooddii Dastuuriga ahayd ee Golaha Wakiilada ay toos ula wareegtay Waaxda Garsoorku iyada oo Dastuurku kala madax bannaaneeyey waaxyaha Qaranka. Golaha Wakiilada waxa ku waajib ah
Tweet media one
94
47
194
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 months
We had a productive meeting this morning with the British delegate led by Fraser Campell, from the East Africa Dept of the FCDO. Discussed crucial topics such as the upcoming 2024 Presidential/Political assosication & National Party elections, the Lascanod conflict, and the MOU
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
45
37
189
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Bannaan-baxa & muujinta dareenka Shacbigu waa Dastuuri ah, waana uu dhacayaa cid is-hortaagi kartaana ma jirto, qorshihii & diyaar-garawgiisiina wuu socdaa, Hay’adaha amniga waxaa waajib ku ah ilaalinta xuquuqda shacabka oo uu ka mid yahay xaqa cabbirka ra’yiga & bannaan baxuba.
Tweet media one
61
50
185
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 months
Caawa waxa aan kulan casho sharaf iyo is xog-wareysi isugu jira kula qaadannay magaalada barakeysan ee Madiinatul Munawarah ee dalka Sucuudiga qaar ka mid ah ardeyda reer Somaliland ee Jaamacadda Islaamiga ah ee Madiina wax ka dhigata. Ardeyda waxa aan uga mahadcelinayaa xogta
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
32
34
192
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Walaalayaal aynu qaaddanno dhammaan tallaabooyinka ka hortagga ah ee cudurkan safmarka ah ee #Covid19 .
Tweet media one
20
29
185
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Marka la gaadho 13-Nov-2022, Muusow kursiga waynu u simmanahay, Xisbiyada mucaaradka ahi ma aqbali doonaan dawlad sharci daro ah.
Tweet media one
63
40
181
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
5 years
Waxa aan Muuse xasuusinaynaa in aanu dalkan xoog iyo xabad midna ku qabsan kuna haysan karaynin, haddii uu ku sii wado caragsiga iyo sharci jiidhkana, waxa aanu ku dhaqaaqi doona tallaabo kasta oo qarankan lagu bad-baadinayo. Taageerayaasha WADDANI u diyaar garooba badbaado qaran
Tweet media one
35
37
181
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
11 months
Runtii waxa aan la dareen iyo damqasho nahay walaalaha reer Jigjiga ee caawa masiibada dabka ee suuqoodii weynaa haleelay. Waa arrin xanuun nagu ah in hanti badani dabkaa galaafanayo, Ilaahay baan uga baryeynaa in uu cawil kheyr qaba ugu beddelo.
Tweet media one
32
26
183
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
3 years
Waxa aan maanta booqasho ugu tagay hoyga uu ka deggan yahay Caasimadda UAE ee Abu-dhabi Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland & qoyskiisa Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Ilaahay waxa aan uga rejaynayaa Madaxweynaha in uu caafimaad & cimri dherer siiyo. Aamiin.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
28
22
173
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
1 year
Waxaan booqannay Cusbitaalka Guud ee Hargeysa si aanu ugu kuur-galno Xaaladda dhabta ah ee ay marayso Xummadda, xaaladduna waxa ay u baahan tahay gurmad dawladeed & dedaallo wax ku ool ah. Waxaa gebi ahaanba meesha ka maqan kaalintii ay lahayd Xukuumadda wakhtigeedu dhammaaday.
Tweet media one
Tweet media two
40
29
174
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
I had a fruitful meeting and discussion with the ministry of foreign affairs of Sweden regarding the support of the Swedish Govt of Somaliland forthcoming parliamentary & local govt elections in May 2021. The discussion also included women and minority participation. #SLElections
Tweet media one
Tweet media two
8
37
182
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Caawa fiidkii, waxa aanu kormeer iyo indho-indheyn ku tagnay badhtamaha Caasimadda Hargeysa, dareenka dadweynaha iyo doonista Shacabka cidina ma hor-joogsan karto! Diyaar ahaada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
36
28
179
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
5 days
Walaalayaal, Xisbi ahaan waxa naga go’an oo ajende noo ah, in aan xoojinno Qarannimada, ilaalinno jiritaanka dhuleed ee Jamhuuriyadda Somaliland, la adkeeyo wada-jirka & isku duubnida bulshada oo bud-dhig u noqoneysa Qaran taaba-gala oo aan hagaasin, Qaran qab leh oo aanay
40
77
279
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
Waxa aan tacsi u dirayaa qoyska, ehelka, asxaabta, waxgaradka, dadka Soomaaliyeed geerida RW hore Marxuum Cumar Carte Qaalib oo xaqii ugu yimid Hargeysa. Alle dambigiisa ha dhaafo, Jannatul-firdowsana ha ugu deeqo, innagana dhammaanteen samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Aamiin
Tweet media one
46
36
174
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
4 years
The NEC and the 3 national political parties( WADDANI, UCID & KULMIYE) finalized today their on going discussions regarding the time for the overdue joint elections of the House of Representatives and local govnts. They agreed elections to be held within nine months -May 2021.
Tweet media one
11
50
175
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
3 years
In arday ka badan boqol la xidho oo ka cabatay maamule iskuul oo la beddelay waa ayaan darro weyn oo muujinaysa lexo-jeclo la'aanta Xukuumaddu ku hayso ubaxa dalka & jiilashii mustaqbalka. Waxa aan leeyahay Inta xidhan xorriyadooda dhakhso ha loogu soo celiyo.
Tweet media one
Tweet media two
26
21
173
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 years
Waxa aan saaka kumannaan Shacabka Caasimadda Hargeysa Salaaddii Ciiddal Adxa kula tukaday garoonka weyn ee Stadium Hargeysa. Farxad ku ciida Shacabkaygiyow.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
23
22
171