Yassin (TUKAALE)
@yasin1449
Followers
2K
Following
2K
Media
2K
Statuses
5K
CUQAAL TALISA BOQOR CAADIL AH CULIMO MIISAAN LEH ALLIHI CARSHIGA UUMAYOW KAAGA CABAN MAYNO CADAANKAANU WADA LOLANA MADOW CISEYN MAYNO #G36 POWERS🦁
sanaag erigavo
Joined December 2022
Greece and somaliland
Greece Eyes Strategic Ties with Somaliland Amid Red Sea Tensions A special media source told ME24 that the Greek government has shown strong interest in establishing formal relations with the Republic of Somaliland, recognizing its strategic importance in the evolving Red Sea
1
0
3
Waxaan u rajeynayaa rer Djibouti inay ka xoroobi doonaan odeygan iyo family giisa insha Allah
0
0
4
Aqoonsiga Somaliland: Warbaahinta Dalka Masar Ee Daily News Egypt ayaa sheegtay in ay badhitano ay sameysay ku xaqiijisay Aqoonsiga Somaliland helayso dhamaadka sanadkan. Dalal ka badan 21 dal ayaa diyaariyay aqoonsiga Somaliland.
0
3
8
Warkii udambeeyay ee aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland Madaxweyne JSL Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi cirro tan iyo safarkiisii uhoreeyay ee dalka Imaaraadka carabta wuxuu shaqo wayn ka qabtay oo waqtiga ugu badan geliyay aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland, waxaan mudo dheer
9
7
73
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israel maanra waxa uu soo raacay bogga Wasaradda Arrimaha Dibadda ee SLN. Qoraga caanka ah ee Aydi Cohenna waxa uu taaganyahay ‘ Wannu aqonsan SL’ Israel iyo Trump Abraham Accords ( Heshiisyadii reer Nebi Ibraahim) ayay rabaan in ay ballaadhiyaan.
1
1
2
Waa War dhamaaday.
#Xildhibaan Beesha Dhulbahante ah ee Puntland Wax la dhaho Waqooyi Bari ma jirto #Laascaanood iyo #Buuhoodle waa Puntland. #Somaliland iyo #Puntland Waxay la dagaalamayaan #Argagaxisada noo dhaxaysa.‼️ Iyadaa Is aasaysa saw maaha.⁉️Adigu isa soo xali.
1
2
4
Mar hadaan hantiyeey hawshii dalkee nacab haysanjireey oon horor danbiyo halaq iyo abees hoos iidhigayn oon horumaroo baryada oon kahadhoo hilinkeeda
12
2
20
From Damalo Xagare From Shimbiraale Asaliyadii #Ceerigaabo. labo Cali isku lebis Asal waa ma Guuraan.
14
8
32