Ollad A. Ollad
@said_khayr
Followers
3K
Following
4K
Media
410
Statuses
2K
Suldaanku Waa Markhaanti Wax Gala Muhiimaddu Waa Qof Dadkaa U Qareemi Kara Inay Helaan Isagana Hankiisa Sare U Rumeeyaan. @OmarFatehMN
0
3
10
Waxaan Is Tusay Qolada Reer Sheikh Isxaaq Ilbaxooddu Wuxuu Ahaa Muuse Care Qolada Daroodna Warsangali Sida Kale Waa Reer Xeebeed Maakhiriya,,,, Dadku Waa Abaari Keentay Iyo Aboodaa. Hidaha wanaagsan Waa Ka Qabyaalada Iyo Cunfiga Ka Madhan Waana Kan Raaga Oo Waara Markasta.
2
4
21
Laaga Calmadow Dushiisaan Idinka Soo Salaamayaa,,, Woqooyi Bari Dhul Dalxiiska Ku Wanaagsan..
8
10
76
Siyaasadda Soomaaliya Curuf Iyo Tilmaan Lagu Soo Laangoosto Bay Leedahay Si Aad Gacanta Sare Markasta U Yeelato Damiinka Ina Deni Wuu Is Giijinayaa Inuu Gacanta Taagto Bay Ahayd Ee Aanu Noqon Khasaare U Joog Maalin Kasta..
7
7
39
Harti Nimaan Aqoon Baa Yiraa Hadalka Qaarkii, Nabaddii Macmalka Ahayd Kuwaa Run Mooday Ciro Iyo Carruuri Nama Barato
4
4
27
Deni Dirirtii Qaadkuu Ku Foogan Yahay Dhaqankiina Qaylo Dhaan Baa Kasoo Baxaysa Ah Meesha Inta Hadhay Halla Bad Baadiyo Bay Isku Raaceen, Boqorku Waa Samatalis Hoggaan Suuban Iyo Dad Isku Wad Ku Sifoobay Dadka Soomaliyeed Oo Dhana Wanaag Lajecel
4
6
34
Wuxuu U Waashay Inuu Casimada Mar Xukumo Waakan Xanuunkii Laga Saari La' Yahay Ee Inta Jahaday Ka Xigtey Garan Waayay Uu Gooni U Goosadka Saliga Kula Fadhistay Waxaanse Leeyahay Dadkaa Gobta Ah Godobtaa Iyo Meel Ka Dhacaa Beri Haw Cudur Daarina,,,
3
16
51
Waraabow Waagii Baa Kugu Baryey Dhaqanka Gobolka Bari Hala Xushmeeyo Allow Mataliyeen…
3
7
34
Ehlu Baydkii Casimaddiisii Buu Ku Soo Socdaa Guulayso Masuul Qaran..
5
3
25
Dhaqanku Wakaa Siyaasad Waa Iska Dhignay Waa Takeliya Oo Mustaqbalka Ubadkeena Waddo Sax Ah U Jeexaysa Karaamo Iyo Sharafna Dhigood Kula Noolaan Karaan..Woqooyi Bari Iyo Shacabkeeda Dhaqankeedu Way Guulaysteen Gobanimo Garaad Mideeye,,
5
10
46
Labaddii Tukoow Is Cadeeya Baa Ka Dhacday Qaanan Baaba Dabada Loo Sudhay Maxabiistii Iyo Hubkii Noo Soo Celiya Kuwaas Dib U Arki Maysaan Meeshay Yaalan Baanu Idin Leenahay...
9
5
40
Godoomiyaha Golaha Wakiilada Woqooyi Bari Somalia Waa Ku Metelaa Kelmedaa Dawlada Iyo Shacabka Woqooyi Bari Waanu Ka Gudubnay Reer Hebel Si Wada Jiraa Loo Ilaashanayaa Mamulka
3
4
31
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Woqooyi Bari Iyo Madaxwaynaha Qaranka Madaxda Kale Dhamaantood Kulan Ay Yeesheen Oo Ku Soo Dhamaday Guul Is Afgarad, Dal Wadda Socda Iyo Guulo Is Dabajooga
3
12
53
Hambalyo Golaha Wasiiradda Mamul Goboleedka Woqooyi Bari Somalia, Xulasho Tii Ugu Saraysey Oo Deegaanka Haldoor Kooddii Ka Soo Muuqday Waan Uga Mahadcelinayaa Madaxwaynaha Iyo Ku Xigeenka Siday Ku Abaareen Iyo Talada Ay Baahiyeen Si Ay Metelaad Macno Le' U Soo Baxdo..
5
5
48
Miyirkii Baa Ku Soo Noqonaya Dalku Dawlad Buu Leeyahay Amarna Waa Qaadasho, Beeney Masoo Gudhay
15
14
71
Mudane Madaxwayne Ku Soo Dhowow Mamul Goboleedka Woqooyi Bari Somalia Waxaad Shacbiga Reer Woqooyi Bari U Rumaysay Himilo Iyo Hami Fog Ay Muddo Dheer U Soo Tagnayeen Oo Ay Lahaayeen Dadkan Iyo Degaankani Adiyo Raysalwasaruhu Shaqadad Qaranka U Haysaan Waanu Idinku Garab Taganahay
3
18
53
Marka Dab La Leefsiiyo Ku Walataa Dalxiisteyaal Bay Ahayeen Dhawacay Ka Carareen Qoryihii Baa Loogu Tegey Taako Dhulkayaga Ah Cidina Ma Soo Hawsan Karto 6Sano Baad Soo Eegi Waydee Ma Ciray Is Bideen Iyo Beentii Deni U Sheegay…
8
4
32
Haddii Miyir Qab Ku Soo Dhowaday Ninkaa Talada Haka Qaateen Cerigabo Labo Aragti Oo Siyaasiyaa Taala Inta Laga Heshiinayo Cirkay Nabadi U Jirtaa Al Xaqiiqa
Xaqiiqada ceerigaabo ka jirta, waxa la isku hayo iyo cida is haysa ba waa intaas Axmed Cali Shire sheegay. Koox maryo cad-cad deni usoo xiray waxba lama goyso nabada iyo colaada ceerigaabo toona
3
0
18