Jama Deperani Profile Banner
Jama Deperani Profile
Jama Deperani

@jama_deperani

Followers
48,451
Following
635
Media
1,935
Statuses
6,969

Official Twitter | Spokesman & Communication Director @Plstatehouse | #Puntland State Of #Somalia | | Emergency Text Whattsapp +252907667782.

Garowe, Puntland, Somalia
Joined May 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@jama_deperani
Jama Deperani
2 years
A Somali engineer made a Well driller Rig for the people affected by the #drought . He successfuly done and completed digging first Well, which is now used by people and animals to drink water, in Hadweyn, #Nugal Region #Puntland #Somalia . @IOM_Somalia @FAOSomalia @NRC_Norway @UN
37
205
687
Jama Deperani Retweeted
@jama_deperani
Jama Deperani
17 hours
@HELugatoor “Inta #Somalia Dastuur laysla ogol yahay iyo Federaal laysla ogol yahay la helayo, sidii ay dowladdu soo saartay bishii 3-aad #Puntland waxay ku dhaqmaysaa Dastuurkeeda”
2
3
5
Jama Deperani Retweeted
@Plstatehouse
Puntland State House
19 hours
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DPL @HELugatoor , ayaa ka qeybgalay Kulanka Dowladda & Dadweynaha, oo ahaa kulan Bulshada lagula wadagay qorsheyasha hortebinta u leh xukumadda 24-29, iyadoo Dadweynaha fursad lo siyey in ay ku biriyan wixii tallo & su’alo ah.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
4
10
Jama Deperani Retweeted
@HESaidADeni
H.E Said Abdullahi Deni
8 days
Tweet media one
75
28
505
Jama Deperani Retweeted
@Plstatehouse
Puntland State House
8 days
Madaxweyne @HESaidADeni ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka #Soomaaliya @HassanSMohamud in la ixtiraamo maytida oo dib looga laabto go’aanka lagu soo qufayo Qabuuraha #Muqdisho .
41
48
202
Jama Deperani Retweeted
@GaroweOnline
GAROWE ONLINE
8 days
"Almost, 70% of #Somalia 's land is unsettled. Let the departed rest in peace, and stop the exhumation of the graves in Mogadishu, Deni urges Hassan Sheikh during his speech at Puntland parliament's annual meeting. #Somalia
15
17
94
Jama Deperani Retweeted
@FarahJuxa
Juxa Farah
14 days
We are back: Maanta iyo degmada Dangoroyo oo laga daahfuray dhamaystirka doorashada 3-da degmo ee Gobolka Nugal. #July23rd election day.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
9
13
107
Jama Deperani Retweeted
@Plstatehouse
Puntland State House
24 days
1/2 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane @HESaidADeni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda @HELugatoor , ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Diyaargarowga Doorashada Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka #Garoowe ,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
5
25
Jama Deperani Retweeted
@FarahJuxa
Juxa Farah
25 days
#PL . DEMO PROCESS IS BACK ON #TRACK : Puntland government and all Political parties agreed tonight to #conclude the elections of the 3 #remaining districts in Nugal before the #AUGUST 1st. The meeting was chaired by President #Deni and Dep. President #Lugator . #backagain
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
24
32
133
@jama_deperani
Jama Deperani
25 days
Madaxweyne @HESaidADeni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeen @HELugatoor , ayaa caawa kulan la qaatay Xisbiyada Siyaasadda #Puntland , waxaa la isku raacay in Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee degmooyinka Garoowe, Dangoroyo & Godobjiiraan lagu qabto inta ka horeysa 1-da August 2024
1
2
13
Jama Deperani Retweeted
@Plstatehouse
Puntland State House
29 days
1/3 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane @HESaidADeni , ayaa maanta daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee #Puntland , oo ay sanadka u fariisteen 21801 Arday oo dhameystay Waxbarashada Fasallada 8-aad iyo 12-aad ee Dugsiyada dhexe iyo Sarre ee Gobolada Puntland.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
7
37
Jama Deperani Retweeted
@Plstatehouse
Puntland State House
30 days
1/3 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane @HESaidADeni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane @HELugatoor , ayaa kulan Qado ah oo mahadcelin iyo dhiirigelin isugu jirta u sameeyay Goleyaasha Dowladda ee ka qeybgalay Shirkii Jiheynta Xukuumadda Dowladda #Puntland .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
2
14
Jama Deperani Retweeted
@Plstatehouse
Puntland State House
1 month
1/6 MADAXWEYNE KU XIGEENKA OO U HAMBALYEEYEY DUGSIGA SARE EE ASTAANTA QARAN EE MAXAMED CAWAALE LIIBAAN. Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda #Puntland Mudane @HELugatoor ayaa soo xidhay Barnamijka Tartan iyo Tacliin ee sanadka 2024 oo caawa soo geba-geboobay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
4
13
@jama_deperani
Jama Deperani
1 month
Madaxweyne @HESaidADeni “State- hebel markaan Doorasho magelayee hal sano ayaan siiyey, Labo sano ayaan siiyey, saan ayaan yeellaya, waxay la micno tahay , sharciyada oo burburtay oo dadkiina iska daawanayaan” #Puntland #Somalia
4
5
29
Jama Deperani Retweeted
@Plstatehouse
Puntland State House
1 month
1/3 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane @HESaidADeni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane @HELugatoor , ayaa soo xiray Shirka Jiheynta Xukuumadda Dowladda #Puntland oo Shan maalmood socday. Munaasabadda oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada ayna ka qeybgaleen
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
14
@jama_deperani
Jama Deperani
1 month
Madaxweyne @HESaidADeni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda @HELugatoor , ayaa hadda kaga qeyb gelaya Qasriga Madaxtooyada xiritaanka Shirka Jiheynta Xukuumadda Puntland oo socday Shan maalmood. #Puntland #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
4
4
15
@jama_deperani
Jama Deperani
1 month
MD @HESaidADeni , wuxuu Shirka Jiheynta ka sheegay in Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo dhismaheeda qeybta u horeysa ee illaa Hadaaftimo la Qorshaynayo in uu dhammaado inta sanadka ka harsan, Sidoo kalena diyaarinta dhammaan Agabka farsamo ee loo baahanyahayna uu meel wanaagsan marayo.
0
3
17