Plstatehouse Profile Banner
Puntland State House Profile
Puntland State House

@Plstatehouse

Followers
82K
Following
187
Media
3K
Statuses
4K

The Official State House Puntland Twitter. All information posted & viewed on this page is subject to State House User Policy. [email protected]

Puntland State (Garoowe )
Joined April 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
@Plstatehouse
Puntland State House
2 days
3/3 Munaasabadda Shirweynaha waxa ka qeyb galay Golayaasha Dawladda, Culimada, Dhaqanka, Aqoonyahanka, Haweenka iyo Qeybaha Bulshada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
1
@Plstatehouse
Puntland State House
2 days
2/3 Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa Mu'asasada Al-Minhaaj ku bogaadiyay shaqooyinka khayriga ah ay hayaan iyo doorkii ay mudada dheer ka soo qaateen Horumarinta Arrimaha Bulshada iyo Kobaca Kaabayaasha Dhaqaalaha.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
0
@grok
Grok
23 days
"A stylish woman in a beige coat walking confidently past a moving train at a modern train station.". Create images and videos in seconds with Grok Imagine.
799
720
4K
@Plstatehouse
Puntland State House
2 days
1/3 Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland, @HELugatoor ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Shirweynaha sanadlaha ah ee Mu'asasada #AlMinhaaj oo lagu soo bandhigayay waxqabadka sanadkii ugu dambeeyey (2024-2025) iyo sanad guurada 14aad ee ka soo wareegtay Aasaaskeeda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
1
@Plstatehouse
Puntland State House
2 days
3/3 Madaxweyne Ku-xigeenku wuxuu hambalyo u diray ardayda qalin-jabisay, isagoo ku dhiirrigeliyay in ay halkaas ka sii wadaan barashada cilmiga iyo kor u qaadista aqoontooda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
2
@Plstatehouse
Puntland State House
2 days
2/3 Munaasabadda qalin-jabinta waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka ku wehelinayay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sare ee Puntland, mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dow Guddoomiyaha degmada Garoowe, maamulka Markaska, culimaa’udiin, aqoonyahanno & masuuliyiin kale.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
1
@Plstatehouse
Puntland State House
2 days
1/3 Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Ilyas Osman Lugatoor, ayaa caawa ka qayb galay xafladda qalin-jabinta ardayda Markaska Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax ee magaalada Garoowe.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
6
@Plstatehouse
Puntland State House
3 days
Madaxweynaha Dowladda #Puntland Mudane @HESaidADeni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 07 ee 03-da Sebteembar 2025, Kun magacaabay Guddiga Horumarinta ee Degmadda #Boosaaso.⬇️.
Tweet media one
2
0
9
@okutrade
Oku 🐼
2 days
Too many apps slowing you down?. Oku brings everything into one place. Swap, bridge, ramp, and trade with 0% fees. Simple. Fast. Secure. Start Trading Today!
Tweet media one
0
0
1
@Plstatehouse
Puntland State House
3 days
5/5 ayaa boqday xarumo ay ka mid yihin: Madaxtyada Puntland, Wasardaha Beraha, Deganka, Qorsheynta, & Biyaha; Isbitalka Gd ee Garowe, Shir Korntada, dugsiyada farsamada gacanta Garowe & Waciye, & Isbitaalka Gd Qardho. Ugu dambayn, waxay kulankoda Madaxweynaha kula yeshen BSA.
0
0
2
@Plstatehouse
Puntland State House
3 days
Wafdiga, oo maalmahan ku sugnaa Garoowe, ayaa booqday xarumo ay ka mid yihiin: Madaxtooyada Puntland, Wasaaradaha Beeraha, Deganka, Qorsheynta, iyo Biyaha; Isbitaalka Guud ee Garoowe, Shirkadda Korontada, dugsiyada farsamada gacanta ee Wafdiga, oo maalmahan ku sugnaa Garoowe,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
3
@Plstatehouse
Puntland State House
3 days
ay si buuxda u soo dhoweynayso maalgashiga calamiga ah, gaar ahaan midka Jarmalka. Waxa uu warbixin ka siyey khayraadka dabiiciga ah ee Puntland, muhiimadda istaraatiijiyadeed ee ay ledahay gobolka, iyo sida amniga & xasillonida Puntland ay u tahay tiir muhim u ah horumarka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
2
@Plstatehouse
Puntland State House
3 days
iyo fursadaha maalgashi ee ka jira Puntland, kuwas oo xaruntani u samayn doonta galaangal iyo u-qareemid ay la wadaagto Dowladda Jarmalka. Madaxweyne Deni ayaa wafdiga ku bogaadiyey boqashada ay ku yimaadeen Puntland, isagoo balan qaaday in Dowladda Puntland
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
2
@cortensor
Cortensor
1 month
Cortensor: Pioneering Decentralized AI Inference, Democratizing Universal Access. Cortensor is not just an AI inference platform — it’s mineable AI, powered by a decentralized network of nodes that contribute computing power and get rewarded.
0
0
17
@Plstatehouse
Puntland State House
3 days
1/5 Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane @HESaidADeni, ayaa maanta Xafiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda xarunta East Africa Consulting & Advisory ee dalka Jarmalka. Kulanka ayaa diradda lagu saaray arrimaha horumarka, xojinta iskaashiga labada dhinac,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
6
15
@Plstatehouse
Puntland State House
5 days
WAR-SAXAAFADEED.
Tweet media one
15
24
56
@Plstatehouse
Puntland State House
5 days
2/2 kadib markii uu soo dhameystay daaweyntii Caafimaad ee loogu diray dalka dibaddiisa.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
1
@Plstatehouse
Puntland State House
5 days
1/2 Madaxweynaha Dowladda Puntland @HESaidADeni, ayaa qaabilay oo maamuusay Taliye Gen. Fu’aad Xanaano oo ka mid ah Saraakiisha Dowladda #Puntland ee Hoggaaminaysa @PL_CTOperations ee hadda ka socda Calmiskaad oo uu ku dhaawacmay, waxaana uu maanta dib ugu soo laabtay dalka,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
9
@Plstatehouse
Puntland State House
5 days
2/2 lagu ururiyay warbixinta iyo xogtii kasoo baxday Bandhigyadii Afarta sanno ee la soo dhaafay. Waxa ay guddidu ka mahadcelisay taageerada Dawladda #Puntland ee Dhaqanka, Af-Soomaaliga iyo Suugaanta. Kulanka waxa qeyb ka ahaa Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Dowladda Puntland.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
1
@XSPA_ai
XSPA
17 hours
It’s official!.XSPA Wallet is now available for download on both Android & iOS. Set up in minutes and explore its features today.
0
0
7
@Plstatehouse
Puntland State House
5 days
1/2 Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane @HELugatoor ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddida Bandhigga Buugaagta Puntland (Puntland Book Fair). Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa Guddiga bandhigga ka guddoomay keyd .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
5
@Plstatehouse
Puntland State House
5 days
Madaxweynaha Dowladda #Puntland Mudane @HESaidADeni, ayaa maanta kormeeray xarunta Dowladda Hoose ee degmada #Boosaaso, isagoo kulan la qaatay Guddoomiyaha Degmada Boosaaso Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cali & Guddoomiye Ku-xigeenka degmada Mudane Bashiir Faarax Saciid.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
9
@Plstatehouse
Puntland State House
5 days
4/4 kula jiraan cadowga Argagixisada ee kusoo duulay dalkeenna, gaar ahaan kuwa ku naf waayey Hawlgalka @PL_CTOperations.ee #Puntland ee hadda ka socda buuraleyda #Calmiskaad ee gobolka Bari.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
0
@Plstatehouse
Puntland State House
5 days
3/4 Shirkadda dhismaha gacanta ku haysa, isagoo bogaadiyey tayada iyo qaabka quruxda badan ee uu garoonku ku socdo. Garoonka kubadda cagta ee #Boosaaso ayaa loogu magac daray "Shuhadada", si loogu xuso geesiyaasha ku shahiiday dagaalka ay ciidamada Dowladda Puntland
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
0