Explore tweets tagged as #balse
2da Declaración de la Haban. Un momento importante en la Historia de nuestro país #JuntosPorLaDemocracia #CubaEstáFirme #Cuba
0
1
1
#jesuisdegubanstate Guban STATE OF SOOMAALIYA Waana sifo sharciga waafaqsan : XEERKA caalamiga ah ama UNITED NATIONS (UN) , UMA AQOONSANNOSOOMAALILAAND DAWLAD BALSE WUXUUAQOONSANYAHYMAAMUL GOBOLEED KA TIRSANSOOMAALIYA.TAASINA WAA KOLKA RUNTA LA SHEEGO IYO SIDA XAQIIQDU thy.
5
6
24
@zollotech Hey @zollotech I can’t zoom out photos to miniature size in photos app after 26.2.1 is this a bug ?
0
0
3
Facts and fiction 1. Waxaa xaqiiq ah in miisaaniyada deegaanku isbadalkii kadib aad u korodhay. Balse korodhkaas intiisa badani wuxuu kayimid koboca dhaqaale iyo awooda dakhliga gudaha oo xoogaysatay. Tusaale ahaan, sida jaantuska hoose ka muuqata, sannadkii 2010 T. I (2018
3
4
16
Qacda koowaad markaad aragto waa iska dhul caadiya oo u eeg kii Soomaalidu isku layn jirtay ee abaarta iyo la-ma-degaanka ahaa, balse si dhow markaad u eegto wuu ka wada duwan yahay. Halkan waxa ku jira dhaqaale ka badan $350,000,000,000 ($350bn). Waa Togdheer, Degmada Xood, ama
0
0
2
USDT.D Chart Maxaa idinka kaga baxay aniga aragtideyda bari ayaan. Idiin la walaahi doonaa iA. Balse ila wadaaga taxliilintiin ia. Mahadsandiin.
8
10
45
#SHALOM Israel Ma aha oo keliya inay aqoonsadeen Somaliland, balse waxay rumaysteen Somaliland, shacabkeeda, adkaysigeeda, iyo mustaqbalkeeda. They didn’t just recognize Somaliland; they believed in Somaliland, its people, its resilience, and its future. Ils ne se sont pas
2
5
25
Waan so dhaweenaya in walaalaha Jabuuti baraarugeen , doniista shacabku waa muhim , khasab maha wadaadi qadafi qadaan balse isbadal nabadeed ku dhiirada.
5
23
82
Wakhtigii MoU'ga Somalia sanad bay qaylinaysay, balse manta oo S/L la aqoonsaday arki maysid "notaninch" iyo habraakii masaajidka ee HSM. Sababtu waa in isbuucii u horeeyay kadib lagu yidhi arimahan kama hadli kartide ee aamus. Dantaa u run sheegtay.🤣 https://t.co/9Y3P5HqbxA
3
3
10
Rag hawlkar ah baa Davos joog ah. Dublamaasi rug-cadaa ah (Madaxweyne Cirro) iyo dhaqaale yahan khibrad leh (Dr Bayle) - dawlada Somaliland oo muujisay inay u joogaan Davos, iskaashi siyaasadeed iyo dhaqaale, balse aanay u joogin dawarsi ama aanay ahayn dawarsi doon.
0
3
14
Ali yare ali 😅 “ Muuse ayaa la qaatey oo ka qabooba marka Ciro la eego “ Aliyow doorkii horena muse muse muse ayaa somali haystey doorkana ciro ciro ciro hhh Sameyntu waa mesha ilahay nagu beeray alhmdulilah wax walba hada waa bilow uun balse waa sidaas oo abadiya (SL to 🌍)
0
8
50
#Senetor Ilyaas Badel oo la filayo in uu xoriyadiisa dib u helo. Waxa ay ahayd xadgudub intiisa la'eg balse waan hambalyeynaya 💯. Odeyga hayara nasto nin aan xishoon baa helaye!!
5
2
4
0
7
10
Saciid Dani marku uu aadayo Dubai iyo Addis Ababa shacab weeye 1 boorso bis aa lawataa. Balse Amni badanta Muqdisho pkm iyo bazuuka uu rabaa inuu usoo qaato.
0
2
3
Ninkaani raad taariikheed (legacy) wanaagsan ayuu rabaa in uu dadkiisa uga tago. Uma eka nin baadi-goobaya faa-iido shakhsi ah balse wuxuu u egyahay nin doonayo in uu meelmariyo himilada dadkiisa. Saldano waarta, hanti & jigooyin looboobo qoys uma arko wanaag. Ka baro Ciro.
16
18
192
Ninkaas ku difaacay ilbaxninada sinjiga Somaliyed,waa reer Hargaysa. Fiqi ma udifaaci karaa Somalinimada sidaas si la mid ah? Jawaabtu,waa Maya. Balse,wuxuu ka adag yahay in uu Ninkaas aflagaadeeyo oo ka saaro Somalinimada. Sinjiga Somaliga ah Xamar iyo Hargaysa keebaa waxtar
18
14
82
Wasir Mareeye oo runta u sheegay kuwi UAE u adegayey ee rabay iney sumcad dilaan Muqdisho. Wa u ku nool yahay oo looga shekeyn maayo xaalka yaalo Muqdisho. Deni&Madobe umada u dabranan ma doonto insha alaah balse iyaga aya is ceebeyey isna dhigay meel eysan mudneyn. UAE wa Cadaw.
0
2
2