Adeerka90
@adeerka90
Followers
129
Following
16
Media
3K
Statuses
8K
Joined August 2019
BREAKING NEWS: M/mulada PL&JL aya sabab u noqday fashilka kulanki maanta ee u dhexeyey DFS iyo Golaha Mustaqbalka. Ma sheegin cudurdaar dhab ah laguna qanci waayo waxaa la filayey iney aqbaleen heshiski horay lo galay lagana sugayey fulintisa.UAE aya amartay iney diidaan shirka.
0
0
1
Tarikhdu iyada aya hadasha sheegtana wixi dhacay. Maanta oo kale waxa dad lagu Xasuqay deganada Dilla iyo Boorama, waxaane Xasuqa geystay Argagixisada SNM uu hogaminayey Muse Biix,yaa ka hadlay arinkaan? Bal hala weydiyo Isaqland waxa ey ka yirahdin. Wuxu aha Xasuuq maato lays ah
0
0
0
BREAKING NEWS: Halkan wa Sanaag, waxa idin muuqdo wa Macdan Somali leedahay lagana qodayo G/Sanaag. Macdantan waxa si gaar ah u qoto iib geyana Qoyska Sicid Deni,waxaane ka qaato iyado laga siyo qiimo jaba dalka UAE.Wa tan sababta Deni u diidan yahay M/m Waqoyi-Bari Somalia.
0
0
1
Wa wax aad u fool xun in iyado Xil. Qaran ah hadane iney ku dhawacanto fal Anshaxa Barlamanka ka so horjeeda. In maanta looga shekeysto baraha bulshada ayado ah qof sharfaneed ceebteeda ayey leedahay. Wa ila sumcad dari in qof Dumar ah sidaan sameyso iyado ujeedku yahay soo noqo
0
0
1
Maanta oo Talaada ah waxa hoygiisa lagu dilay wiil uu dhalay hogaamiyihii hore ee Libiya Qadaafi. Seyf AL-Islam Qadaafi waxaa gurigiisa ku dilay afar nin oo si aad ah u hubeysnaay, mana la qoonsan ilaa hadda kuwa ey yihiin. Taagerayasha Seyf ayaa codsaday baritaan madax banaan.
0
0
0
Maxa laga filan karaa wada hadalka socdo una dhexeyo DFS iyo Galaha Mustaqbalka? Ma hub iyo Saanad, mase amni burburin, mase Sumcad dil Amniga caasimada Muqdisho ayu yahay hadafka labada hogamiye? Wa in runta lo sheega kuwa wada sharta, lagan diidaa sheekada lo so dhiibay. Guul.
0
0
0
Madashaan waxa ku ceeboobay Rag badan ahne Xildhibano kana so jeedo J/Land. In Axmed Madobe wax ka bedelay dasturka JL wa ey ka dhunten, Sen.Gabose xoog ugu xirnaay wey inkireen,waxay ka been sheegen Xeer Hosaadka Golaha ey ka tirsan yihin. Sadiq&Garaad dhiiqo ayey dhex istaageen
0
0
1
Wa Gen.Thabit una dhashay Yemen,wa la dilay si weliba qorsheysan,balse cadeymo hada la so helay laguna daabacay wargeyska Wadhan ee Sacudiga aya shaaca ka qaaday iney dileen UAE sirdoon la shaqeyo kuna sugnaay Cadan. Is weydi meeqo Sarkaal oo Somalia ah aya sidan lo dilay? Yaab.
0
0
1
Wa masuul Yemeni ah, waxa lagu dilay gurigis hortisa isaga oo racayo garigisa, hawshan waxa fuliyey askar u adegeysa UAE kuna sugneed Cadan. ma aha midan oo kaliya ee waxa so baxay kuwa kale kana fool xun ey gashay UAE,bal maleya inte qof ayey UAE ku dishay Muqdisho? No more UAE.
0
2
3
Maraykanka oo cadeyey mawqifkisa ku aadan Midnimada somalia,sheegayne in somalia tahay da madax banan lana dhawro midnimadisa, SL-ne ey tahay qeyb ka tirsan dhulka Somaliyed,wa xanuun badan tahay runta marka la sheego,waane ey laxaw leedahay marka u maqlo beenaalaha SL jooga.
0
0
0
Wa wiilka Godane oo Muqdisho lagu qabtay isaga oo dhac hubeysan ka sameyey deg.Hodan. Waxa uu Muqdisho u joogay wa dhaca shacabka iyo cabsi gelintoda,waane argagax geliye shacab ee umada halaga qabto. Isaq Land dhibkooda ayey midan kow ka tahay waayo Muqdisho nabad ah ma rabaan.
0
0
0
Wasir Mareeye oo runta u sheegay kuwi UAE u adegayey ee rabay iney sumcad dilaan Muqdisho. Wa u ku nool yahay oo looga shekeyn maayo xaalka yaalo Muqdisho. Deni&Madobe umada u dabranan ma doonto insha alaah balse iyaga aya is ceebeyey isna dhigay meel eysan mudneyn. UAE wa Cadaw.
0
2
2
Xil.Gama'adid, waxa uu ku booteyey inu berri Fawdo ka sameyn doono fadhiga labada Aqal ee BJFS. Ex.Xil.Goodax Bare aya horay inoogu sheegay in Xil.Gama'adiid yahay AS iyagana uu ku metelo Barlamanka,ogow wa isku degaan doorasho. Wejigiisa Wa ey ka muqata inu shacab so dilay.
0
0
2
JUXA aya kashifay xogta qarsoon ee Deni&Madobe kuna aadan safarkodi Muqdisho. Ceebtu wa tan iyo kuwa kale oo jidka ku so jira ee hala sugo,hana lo yeesho dulqaad. PL,JL&SL waxa ey Alergic ku yihiin Nabada Muqdisho waayo iyaga ayey culeys ku tahay oo ma helayaan waxey heli jireen.
0
0
0
Deni, Gud.Sacdiya ayu u diiday iney gasho garawe iyada oo wado deeq,maanta ayu cabaad afka furtay isaga oo wata Hub Culus. War nin kor weynaa oo Xusuus Yaraa. Adiga saw ma dilin Sacdiya hadi askartada la so celiyey aad tiri wa la dilay? Doqonimo taas ka weyn weligey ma arag.
0
2
2
Wax badan ka ogow waxyaabaha lagu heshiiyey iyo waxyaabaha ey la yimaadeen Nabad diidka JL&PL. In hub la iska so qaato dabadeedna caasimada Muqdisho la iskala yimaado ma ah macquul waayo magaaladda Hubka aya ka mamnuuc ah wa hadeysan ogayn. RW-Abiy aya yimid lama imaan hub.
0
0
0
Wa la Yaabay, nimankaan casimada Muqdisho ma waxa ey rabaan iney dib ugu celiyaan sideey ahaan jirtay? Tani wa ey idinka xumataye tab kale la imaada taaso u cuntamaysa dadka dego Muqdisho. War waxba iska bedelay xamar intaad jirteen Dubai, Nairobi iyo Addis,bal dib isugu noqda.
0
0
0
Wa Qoraal ka so baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS sheegaayana wixii saxda ahaa ee la isku ogaa. In Garoonka Aden Cadde Hub iyo Qoryo wa weyn lagala so dego ma jiro sharci baneynaayo sidaas darteed cidii Muqdisho imaaneyso so dhawaw wa nabade hadiise arimo kale aad wadatid BYE
0
0
0
Wa kulanka berri e labada aqal ee BJFS,ajandaha wa dib u eegista Dasturka Marxaladiisa labaad. Wa laga mamnucay kuwii fadwadad weday oo Idaacadda ayey ka maqli doonaan wixii soo baxay. In fawdo dal lagu dhaqo ninki rabaw yeelkadaa. Doorasho dadban aya la raba ee ila fahma Game-ka
0
1
1
Waa in la marsiyaa ciqaabta ey mudan yihiin kuwa aan aqoon sharciga dalka iyo dastuurka, waa Senitaro metela shacabka somaliyeed hadane ma sameyn wax fcn oo looga daysan karo. Gudoonka Aqalka sare wa ku Mahadsan yahay talabadaan uu qaaday, waane u digniin kuwa ku so socdo jidkaan
0
0
0