AJCrypto15 Profile Banner
AJCrypto Profile
AJCrypto

@AJCrypto15

Followers
8K
Following
186
Media
486
Statuses
890

AJCyrpto waxaad ka heli doontaa barashada suuqa Kiribtada. Cryptocurrency analysis for informational purpose only not financial advice- Be aware scammers.

London, England
Joined May 2021
Don't wanna be here? Send us removal request.
@AJCrypto15
AJCrypto
2 months
#BMNR Asxaabta Stock ga jecel Bitmine meel fiican aad u hooseyso ayuu joogaa ka faa'iideysta ia. La talin dhaqaale maha baartikaaga sameey ia. DYOR!
4
7
37
@AJCrypto15
AJCrypto
4 hours
Waligey ma arkin intii suuqayadaan joogey Fear & Greed Index oo 5 gaaray, runtii xaalad kale oo aan horey ii soo marin, Adiga waligaa ma aragtay?
10
9
30
@AJCrypto15
AJCrypto
4 hours
🚨 MAR KALE AYAY BITCOIN-KA MANIPULATION KU SAMEEYNAYAAN! Haddii aad u malaynayso in $BTC uu si caadi ah ugu kacay $70K iyadoo sabab jirin, aad baad u qaldan tahay. Eeg flows-ka (dhaqdhaqaaqa lacagta). •BINANCE waxay iibsatay 28,668 BTC •COINBASE PRIME waxay iibsatay 14,001
10
9
42
@AJCrypto15
AJCrypto
19 hours
Ma dhamaaday Four-Year Cycle-kii Bitcoin? Marxalada aan maanta ku jirno waa Super Cycle mana aha Bear Market kii la yaqaanay Tan iyo sanadkii 2022, markii Bitcoin ay taagneed agagaarka $15,000, falanqayntu waxay ku dhisnayd laba tiir oo waaweyn: Four-Year Cycle ka Bitcoin
12
15
44
@AJCrypto15
AJCrypto
1 day
#Bitcoin price waxaa la daadiyey 50% marka la soo cabiro Oct high Laakin btc ay heystaan ETF's ay daadatay 6.6%. Suuuqa Kiribtada cabsi badan ayaa la faafinayaa Laakin waxaan aragnaa US ETF's ay heystaan 1,362,293. Maxaa Adiga kaaga baxay ?
7
10
39
@AJCrypto15
AJCrypto
6 days
Waxaa jira dhacdooyin wanaagsan oo socda kuwaas oo beddeli kara xaaladda suuqa. Hadallada madaxweynaha Iiraan waxay muujinayaan inuusan doonayn dagaal, halka Trump uu sheegay inuu hadda la hadlayo Iiraan isla markaana uu diyaar u yahay inuu dagaal qaado. Hadalladan ka imanaya
1
7
33
@AJCrypto15
AJCrypto
6 days
Sheekada ku saabsan in btc ay gaartay qiimaha kharashka ee shirkadda MicroStrategy, isla markaana ay dhawaan khasaaro geli doonaan oo la sifayn doono, waa mid si weyn u faafaysa. Arrintani waa wax aan sal iyo raad toona lahayn. Waxaan rabaa inaan ku xusuusiyo in ay horey ugu
1
6
24
@AJCrypto15
AJCrypto
6 days
Bangiga ugu horeeya ee kacay 2026 👌🏼
@AJCrypto15
AJCrypto
7 days
Private credit ka iyo AI (2026)💸 Dhaqaalaha maanta wuu kala kacsan yahay, laakiin wuxu ku xeeran yahay dhibaatooyin fara badan Amaahda gaarka ah (private credit) ayaa yaraatay dhamaadka 2025 iyo 2026 da Haddii ay sii yaraato → maalgelinta hal abuurka mashaariicda Ai-ga iyo
0
4
12
@AJCrypto15
AJCrypto
6 days
1
3
6
@AJCrypto15
AJCrypto
6 days
BUY BUY BUY BUY BUY BUY BUY BUY BUY THE DIP... ;-)
1
3
33
@AJCrypto15
AJCrypto
6 days
BUY BUY BUY BUY BUY BUY BUY BUY THE DIP... ;-)
2
3
46
@AJCrypto15
AJCrypto
7 days
Private credit ka iyo AI (2026)💸 Dhaqaalaha maanta wuu kala kacsan yahay, laakiin wuxu ku xeeran yahay dhibaatooyin fara badan Amaahda gaarka ah (private credit) ayaa yaraatay dhamaadka 2025 iyo 2026 da Haddii ay sii yaraato → maalgelinta hal abuurka mashaariicda Ai-ga iyo
4
10
39
@AJCrypto15
AJCrypto
7 days
Private credit ka iyo AI (2026)💸 Dhaqaalaha maanta wuu kala kacsan yahay, laakiin wuxu ku xeeran yahay dhibaatooyin fara badan Amaahda gaarka ah (private credit) ayaa yaraatay dhamaadka 2025 iyo 2026 da Haddii ay sii yaraato → maalgelinta hal abuurka mashaariicda Ai-ga iyo
1
1
13

9 days
Which market is the easiest to master : forex crypto or indices? https://t.co/4ubVnFo34V
2
8
24
@AJCrypto15
AJCrypto
9 days
What options does crypto offer? $btc #crypto #trump
5
10
36
@AJCrypto15
AJCrypto
9 days
📍HAPPY FOMC WEDNESDAY 📍 Jerome Powell Press Conference Live on telegram
0
5
19
@AJCrypto15
AJCrypto
9 days
https://t.co/7zxXbRdFy3. Ka soo qeyb gal falaqeynta sjirka jaraa'id ee Gudoomiye ha Bangiga Dhexe Jerom Paul. Join the discussion now.
0
4
19