Nageeye Cali Khaliif Profile Banner
Nageeye Cali Khaliif Profile
Nageeye Cali Khaliif

@NageeyeKhaliif

Followers
10,182
Following
401
Media
97
Statuses
589

Head of Department, Department of Journalism and Communication Studies @Somali_NU .

Hargeisa
Joined June 2016
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
1 year
• The despised youth, shall dare brake free from shackles • Throughout, day and night, struggling, warriors shooting on target • Instead of nightly fantasies, shall they choose death better • Women and children, should be taken away from the battlefield
1
2
10
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
BARAARUG, 2017
33
131
419
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
My father Caaqil Cali and I at Hargeisa Airport this Thursday morning. We are going to Hajj obligation performance. Stay blessed.
Tweet media one
38
12
420
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
18
68
311
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
130 Arday oo ah Dufcaddii 20aad, sidoo kalena ah Dufcaddii 1aad ee burburka ka dib ayaa saaka ka qalinyabinaaya Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Another milestone! Congratulations @SNU_University
Tweet media one
26
66
324
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Hanku igama guurine waxbaan gaadh isleeyahaye!
16
61
302
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Diihaal: @NageeyeKhaliif , 2020
29
80
296
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Calanyahaw daraadaa maxaan seegey danahayga, Doqon iyo muxuu reer tolkay dayro igu sheegey, Aawadaa maxaan daalay ooy diifi igu raagtay!
3
79
303
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
•Inta golahan joogtiyo intuu gaadho hadalkaygu, •Inta ila gedda ah baan fariin guud u dirayaaye, •Guubaabadayduna cid bay gaar u sii tahaye, •Gayigoo xoroobiyo haddaad guulo haninayso, •Ama aad filkaa garab deg iyo himilo goobayso, 1/1
11
64
272
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Thanks to everyone in Doha, for your warm welcome and respect. Your solidarity will be highly appreciated. You shaw up eagerness for unity, love and Somalinimo. My special thanks go to the Somali Embassy in Qatar and the Somali Community in Doha.
Tweet media one
23
27
268
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
His voice still echoes to my ears repeatedly “Let us sow seeds of unity whoever will." Mohamed Baashe believed unity is essential to Somali people so Somalia should be one country as well.
Tweet media one
12
41
214
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
GASHI: @NageeyeKhaliif , 2020
15
48
209
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
In shisheeye laguu dhiibay Soomaalida inta badan runtii way dhibtay. Aniguna Soomaalidaasaan ka mid ahaa. Intii awoodayada ahayd waanu samaynay. Kol haddaad maanta soo baxday, waxaanu kaa aragno ayuunbaa muhiim noo ah.
Tweet media one
11
24
201
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Ethiopia waxay sheegtay in ay maraakiib dagaal iyo ciidamo baddeed tababarkooda iyo dhismahooda ku hawlantahay. Badda ciidamada loo samaysanayaa waa tan iga dambaysa! Xaggee loo socdaa?
Tweet media one
39
43
197
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Halkani waa Jaamacadda Jigjiga oo saaka gelinkii hore aan Barnaamij kala qaybgalay. Galabta ayaan Hargeysa ku laabtay. Saacadihii koobnaa ee aan joogay Jigjiga, marnaba suurogal may ahayn in aynu kala bogano. Mahadsanidin
Tweet media one
13
22
193
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Dhal-Gobeed!
13
47
185
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
3 years
Congratulations to the 1st Batch of 25 Graduates from the Department of Journalism @SNU_University - One Year Post-Secondary Diploma. You have been trained to be objective and we should all remember that Journalism is Truth-telling and people-based profession. @HarunMaruf
Tweet media one
9
19
186
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
• Sabankii gumaysiga markii layna kala soocay, • Sugumaha galbeed iyo Jigjiga saami loo bixiye, • Sigataye intii kuu hadhaa loo sid tiriyaaye, • Muggan Saylac iyo xeebuhuu sahanku joogaaye, • Geeddigu aduu kugu socdaa saaran leedada’e,
7
42
187
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
2 years
Sheikh mountains.
Tweet media one
6
7
189
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Gabanada Wayaanuhu korsaday!
20
63
178
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Sagal, and probably the Somali Republic.
17
33
175
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Doonbay bulshadu saarantahay waanay degeysaaye!
6
61
176
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
With my car and camel!
Tweet media one
22
12
165
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
We are heading towards a more uncertain future. But, searching for Truth is fundamental.
15
49
165
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
3 years
Xafladda Qalinjabinta dufcadda 21aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Saaka waxa Qalinjabin doona dufcaddii 2aad burburka ka dib. Waxay munaasibaddani ku beegantahay sannadguuradii 70aad ee asaaska @SNU_University . Guddoomiye Prof. Jimcaale. @AbdiBarud @AbdinurMAhmed @ygaraad
Tweet media one
6
18
166
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Camel milk session, Hargeysa outskirts. @AnalystSomalia .
Tweet media one
3
7
163
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Googoos: Xamar
9
45
159
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Macalin baan ahay! @warsame_Fouzia
10
39
161
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
"Qofka 'la addoonsadaa' markuu dareemo in uu addoonyahay wuu xoroobay" Karl Marx! Soomaalidu in ay isu tanaasusho ka dibna tartan nololeed gasho, malahayga waxaa ka horeysa in ay marka hore si fiican u fahamto gunnimada ay maanta ku jirto.
19
40
152
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
This poem is short but brilliant. Truly I love this. Golden words by Abw. Khaliif Xayir. Jimce iyo Ramadaan wanaagsan.
10
45
158
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
2 years
The cost of Dictatorship, Somali experience by Jama Mohamed Ghalib.
Tweet media one
3
18
161
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
•Hooyooy hadal koobi maayo •Hanaankiyo qiimahaaga •Hufnaantiyo garashadaada •Dulqaadkiyo haybadaada •Higaadiyo ababintaada •Hawraartaad igu abuurtay •Hankiyo buurtaad i saartay •Waxaad hilin ii banaysay! @NageeyeKhaliif , 2013
3
39
146
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Falastiin sidii loo dhacaan dhalan wadaagnaaye! 2015 After a long process of divide and rule policy, the realization of Abyssinian vision is underway! Maybe finished.
12
43
146
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Afkaaga ka tag macnaheedu waxa weeye, jiritaankaaga ka tag. Waxaa jira dawlado badan oo afkooda cilmiyeeyey ka dibna isaga wax ku bartay. Soomaaliduna taas way yeeli karaan. Dadkii Afka Soomaaliga wax ku soo bartay 1970kii, waa tusaale wanaagsan.
@WeTheHorn
Aidarus ⛵️
4 years
Research has shown that learners learn best in their mother tongue. ( #UNESCO ) Baro Afkaaga HOOYO! #Somalia #Somali
22
123
336
7
40
148
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Astaamaha gumaysiga waxa ka mid ah in dadka marka hore la kala dilo, ka dibna markay isnacaan la wada dilo.
2
34
153
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
•Inkastuu is goofaadhiyuu geedda sare laaco, •Inkastuu guntiga giijistuu orod ku gaashaanto, •Inkastoo warmaha laysla galo geeshna ku idlaado, •Inkastoo cadaawuhu ganoo nabaro loo gaysto,
6
23
149
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Lixdan guuradii Xorriyadda ayaa la xusayaa. Xorriyaddee? Waxaa ka wanaagsan oo runta uga dhaw iyada oo la xuso Lixdan guuradii guuldaradeena. Ka dibna jidkan sillan iyo waddadan aan meella tagin sidii looga weecan lahaa lays waydiiyo. Timocadde ayaan caawa inala joogin!
12
49
150
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
• Haddaad odhan lahayd layma odhan waanigaa idhiye, • Abtirsiimo mooyee intaan hadaf la eegaynin, • Abaar lagama bixi doono iyo dhib iyo aafaade! Ogaysiis: Nageeye, 2017 #XalkaAbaaraha More to follow:
12
44
137
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Ubixii Goobweyn!
4
44
141
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Godob-Caashaq, 2016. A piece of poetry. More to follow:
9
31
137
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Dadku waa qof kuu maqan, iyo qof kaa maqan, iyo qof kugu maqan. Qof iska maqani ma jiro.
5
19
140
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Xamar, wasiir ku xigeen ayaa xalay war ka dhigay in Raysalwasaare xigeenku laba Isbaaro dhexdooda lugeeyey. Hargeysa, Madaxweyne ku xigeenka ayaa sawirkiisa lagu soo dhajiyay ka Boqorka Sucuudiga oo ay Xaramka isku salaameen, ka dibna war muhiim ah laga dhigay! #Xageeloosocdaa
20
14
119
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
2 years
Buuggan waxaan u hibeeyey dhammaan dhibbaneyaasha Afrikaanka ah ee ay Itoobiya xoogga ku qabsatay, kuwa ay hantidooda dhacday, kuwa ay xasuuqday, kuwa ay addoonsatay iyo kuwa ay gumaysatay. - Jaamac M. Qaalib, 2014
Tweet media one
7
30
123
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Xaqiiqadu waxa weeye bulsho kasta oo xuquuqdeeda xorriyadda ra’yiga iyo xorriyadda saxaafadda dawladuhu ay u diidaan ama ay ka inkiraan, maalin uun, ha dheeraato ama ha dhawaatee, way qarxi doontaa waxaanay ku dambayn doontaa xaalad qalalaase iyo deggenaansho la’aan ah.
7
26
123
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Warbaahintu waxay door ka ciyaartaa laba xorriyadood: xorriyadda xogta (freedom of information) & xorriyadda cabbirka ra’yiga (freedom of expression). Waa sababta maamuladu aanay 'u jeclaysan', cid ka-af-dheer oo wax bedeli karta ama leh cod ka saamayn badan oo wax dhaliili kara.
10
24
120
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
This is exactly 50 years ago. But, Timacadde's concerns are still present today, unfortunately: Corrupted and shortsighted leaders. This is purely a leadership deficit!
7
26
114
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Beautiful and relevant.
12
28
121
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Roobbaa di'i doona! Insha Allah
13
31
115
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
3 years
I'm honoured to have you, Hon. Kulalihi. I have so much gratitude for you. #Garoowe
Tweet media one
6
18
116
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Marar badan waxay dhagaheennu maqlaan iyada oo lagu celcelinayo ereyga Sinnaan. Haddaba, guud ahaan Aadamuhu gaar ahaanna Soomaalidu ma Sinnaan bay u baahanyihiin mise Xaqsoor?
29
10
111
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Dhismahan iga dambeeya ayay ku kulmeen Xildhibaanadii labada dhinac. Madaxweyne iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayay aqalkan ku doorteen. Halkaana waxaa ka aasaasantay Jamhuuriyadii Soomaalida 1960kii. Ku dhawaad 60 sannadood ka dib, sidan ayuu u eegyahay!
Tweet media one
17
10
102
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Waa fiidnimo Axad ah July 19, 2020. Goobtu waa Xamar. Waa kulanka Shaah iyo Sheeko oo saaxiibbadu inta badan ku sheekeystaan. Waxaanu si kooban u diiwaangelinay 15 gabay oo xidhiidh ah, waliba sidii ay u kala horreeyeen. Halkan ayaad ka daawan kartaa:
6
28
110
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Bushaarayso wuu imanayaa barri samaadkiiye!
3
14
97
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Incredibly beautiful place in Somalia. But, as always, one solution creates the next problem. As much as we can, let's now think over and prepare for sustainable methods for the periodic droughts/floods.
5
17
106
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
5
16
96
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Geopolitics teaches us the opportunities for changing the game. How do we get from the failed state and dirty politics we have today to a stable and prosperous nation-state? It looks quite difficulty with number of constraints, but we have enough time! #Somalia
8
14
89
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Aragtidayda, dhawr nooc ayaynu isugu jirnaa: 1. Dad Dawladnimada raba, balse aan aqoonin in ay bartaana aan rabin, 2. Dad Dawlanimada yaqaana balse aan rabin - sababo jira aawadood, 3. Dad Dawlanimada yaqaana balse aad looga ilaalinaayo in ay Xayndaabka Dawladnimada soo galaan!
11
14
93
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
3 years
Wali aniga waa iga halkii hawsha dirireede! Hiiraal: @NageeyeKhaliif , 2021
2
24
99
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
In a sad reality, we live in a country, i.e Somalia, where clan allegiance and loyalties rather than ideology and national agenda determine the political support and access to resources in every aspect; therefore, the public has never valued the importance of STATE institutions.
4
13
90
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
3 years
Dhextaal: @NageeyeKhaliif , 2021
2
20
90
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Saadaasha isbeddeldoonka ayaa laabaha Malaayiin Soomaali ah ka guuxaysa. Nolol tan maanta ka roon ayaa loo harraadan yahay. Tuulo kasta oo aad tagto ayaad taa ka dareemaysaa. Jahadan loo socdo si guud laguma qanacsana gaar ahaan dhalinyarada, haddana guuxaasi wali ma midaysna.
3
18
91
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Goobtu waa Jaamacadda SIU, Xarunta KM4, Maalinta Jimcaha ee 28/9/2018, Isha Allah!
Tweet media one
11
17
87
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Kulliyadda Saxaafadda ee @SNU_University waxa galabta marti ku ahaa Wariye @HarunMaruf . Waxa uu si faahfaahsan u soo bandhigay xirfadda looga baahanyahay wariyaha doonaya in uu baadhis sameeyo. @ygaraad , @ragehomaar .
1
14
88
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Kala duwanaanshiiyaha fikirku waa qurux, doodda iyo isqancintuna waa ilbaxnimo, inaga se kala duwanaanshiiyuhu agteena waxa uu ka yahay cadaawad & xumaan. Mid ogow; ima khasbi kartid sidaanan aniguba kuu khasbin karin, markaa labadeenuba waynu ku khasbanahay in aynu isqancino!
1
10
87
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Hodan was telling the Somali diaspora to come back home and invest by her positive reporting and she also inspiring the locals. What happened in Kismayo is beyond frustrating and heartbreaking. It's a complete shock and mass murder. My condolences to families and friends.
Tweet media one
4
20
81
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Waan Diiday Reernimo, 2016
5
34
85
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
•Duddo madhan intaan joogi laa dawladnimo been ah, •Xaqqu haygu soo dego anoo diiday liidnimo’e, •Calanyahaw xaggeen kaa dayaa waan ku daydayaye? Duufaan: @NageeyeKhaliif , 2018
4
26
82
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Sahra, you are a creative and focused journalist. I remember from the early days you were in Kismayo. I get used to listening to Radios. You care about the vulnerable, voiceless. You prioritized the principle of Loyal to Citizens. And be aware of we're all voiceless! Keep going.
@SahraCabdi
Sahra Abdi
5 years
I had the opportunity to coincidentally meet with my brother, our young Somali poet, @NageeyeKhaliif , in #Doha - where I took 1 stop my flight from #KualaLumpur before 2 Washington,D.C. I learned from him, that he is not inspiring figure, but also a good role model to Somali Youth
Tweet media one
17
17
314
1
4
84
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
"....The city of Harar was mainly the first Somali territory that fell to Menelik ll on 8th January 1887 after an attack by combined Abyssinian and Italian forces" ~ Jama M Ghalib, Somali Phoenix, p:19.
Tweet media one
0
27
70
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
“Kii 40kii la ogaaday in uu khaayin yahay, ee 50kii la ogaaday in uu khaayin yahay, ee 60kii la ogaaday in uu khaayin yahay, ee 70kii la ogaaday in uu khaayin yahay, ee 80kii la ogaaday in uu khaayin yahay, ayaa 90kii xil loo dhiibayaa; dadku miyay maskax la’yihiin?” Sh. Mustafe
Tweet media one
6
24
83
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Waa lagama maarmaan in la kala ilaaliyo is-hirdiga danaha qofka, bulshada & qaranka. Bulshada rayidka ah & warbaahinta oo wada jiraa waxay maamulada ku sandulayn karaan in maamuladu noqdaan qaar ay ka muuqato masuuliyad iyo ilaalinta 'heshiiska bulsho' ee ay la galeen dadweynaha!
3
8
79
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Mahadsanidin
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
5
5
73
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
3 years
Gabaygan Dibadwareeg waxa uu soo koobayaa geeddi toban sannadood ah. Sidoo kale, waxa uu soo ururinayaa sooyaal kooban oo taxane ah, balse muhiim ah. Ila arag.
5
8
79
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Waxaa lagama maarmaan ah in Af Soomaaliga la aqoomeeyo, ciddii arimahaasi ay khuseeyaana sida W. Waxbarashada, Akadeemiyada Fanka iyo Jaamacaduhu ay masuuliyad weyn iska saaraan.
@Tubeec_dahir
Tubeec Dahir (Irshad)
4 years
"Af Soomaaligaan haysanno kuma filno inaanu is ticmaalno, waayo anigu macallin baan ahay baahi badan baanan dareemayaa dhanka afka Soomaaliga, Aqrisku waa in uu aqoon soo kordhiyo oo caqli ahaan uu is baddal u keeno" Abwaan @NageeyeKhaliif #NAQBANAADIR2020
Tweet media one
Tweet media two
0
13
54
4
18
70
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Akademiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta ayaa saaka furay Shirka Talobixinta Dhismaha Guddiga 4aad ee Af Soomaaliga. Cabdalle C. Mansuur, Maxamed C. Gaandi, Faarax Qare, Maxamed F. Afrax, MC Dalxa, Khaalid Macaw iyo Yuusuf Shaacir ayaa ka mid ah ka qayb galayaasha.
Tweet media one
2
13
76
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
3 years
Taxanaha qaybo kale casharo muhiim ah oo ku saabsan Saxaafadda Baadhista ah (Investigative Reporting) ayuu galabta Saxafi @HarunMaruf siiyay Ardayda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed/ @SNU_University . Mahadsanid Haaruun.
3
6
77
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan dadka Soomaalida ah. Ilaahay haynaga aqbalo Soonkii bisha Ramadaan. Farxad ku ciida dhammaantiinba. @AbwaanKayse
Tweet media one
8
4
73
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
"Qof kastaa wuu cadhoon karaa - taasi waa wax fudud. Balse inaad u cadhooto qofka saxda ah, cadhooto inta saxda ah, ku cadhooto goobta saxda ah, u cadhooto ujeedada saxda ah, una cadhooto sida saxda ah - tani ma fududa" Aristotle
4
16
72
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
2 years
Sheekh Mustafe markii uu socday Kacdoonkii Carabta waxa uu yidhi "in dulmiga la barakeeyo oo lagu hoos noolaado ama in fawdo loo baxo oo la burburo; waa khalad in bulshada labadaas oo kaliya la kala dooransiiyo. Waxa jira jid labadaas u dhexeeya, waxaana la yidhaahdaa CADDAALAD!"
3
8
72
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Eid Mubarak to you all. May the guidance and blessings of Allah be with you. Wishing you and your loved ones a blessed Eid!
9
3
68
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Somalia needs, more than anything else, a political settlement, true reconciliation, and political trust among the stakeholders. Warlordism should end.
2
8
65
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
0
11
56
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
2 years
Waxa ka mid ah, arday isaga oo Kulliyadda dhigta ay dagaalladii bilaabmeen, ka dibna sidaas ku waayay waxbarashadii. Markii Kulliyadda dib loo furay 2017kii ayuu mar kale Jamaacadda ku soo biiray. 30 sannadood ka dib, waxa uu u diyaar garoobayaa in uu qalinjabiyo. @HarunMaruf
@sntvnews1
SNTV News
2 years
45 journalists including 19 females have graduated from faculty of journalism at Somali National University in #Mogadishu for the first time in 30 years. #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
12
41
141
4
18
69
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Any Somali government can only survive the abhorrent twin culture of corruption and nepotism by the strict principles of good governance, functioning state institutions and transparency. However, bad habits are hard to change.
6
6
65
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
As per Prof. Samatar's First African Democrats; June 26, 1960, marked the realization of the Somalis' visionary principles of free and united Republic. Dear June 26, if you go dark, the world goes dark! #Hargeysa
2
14
57
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Markaynu ka hadlayno arrimaheenna, inta badan muhiimadda waxa la saaraa KOOXAHA doodaya, balse marna muhiimad lama siiyo MAWDUUCYADA ay dooddu ka taagantahay. Arrintu yay u dhaxaysaa ayaa lays waydiiyaa balse laysma waydiiyo maxaa laysku hayaa ama waa maxay qodobka dooddu!
0
9
61
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Dhambaal: @NageeyeKhaliif , 2020
4
8
60
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Gurmadkii Midnimada
1
17
54
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
Wax maanta Fari gaadho oo barri aanu Faras gaadhin baa jira!
0
8
51
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
There are many answers to the BIG question of why we are a failed state? May be leadership deficit, foreign intervention, misconception about state and many more. However, according to @mary_harper 's book, "state failure doesn’t mean country failure". Somalia will remain free!
2
8
59
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
Bulsho ahaan waxaa mudan in la kala garto macnaha waxa aynu iska xorroynayno iyo waxa aynu u xorroobayno samayntiisa, iyo sidoo kale in aanay xorriyaddu noqonin wax loogu qiil samaysto in lagu dumiyo dhaqanka, diinta iyo dhammaan qiyamka ummadda.
3
8
55
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
10 months
Ama Taariikh noqo, ama Taariikhyahan!
0
9
63
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
We Somalis should all have a passion and limitless interest to build bridges between our communities, deepen trust and understanding within/between political forces, clans, and various actors & to positively contribute to any effort aiming to create and sustain peace and harmony.
3
10
55
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
• Been sheegi maayee wakhtigu ways bedelayaaye, • Bushaarayso wuu imanayaa bari samaadkiiye!
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
6 years
BARAARUG, 2017
33
131
419
3
12
50
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Warbaahinta in loo adeegsado 'Balaayada' oo marmarsiiyo looga dhigto 'Run sheegid' waa khalad, taas macnaheedu maaha, in runta la qariyo, balse waa in runta sheegideeda loo adeegsado erayo hufan.
2
5
53
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
#Hargeisa outskirts.
Tweet media one
0
6
50
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Cabdalle Cumar Mansuur. Sawirka xagga dambe Faarax Qare ayaa ka muuqda.
Tweet media one
3
7
53
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
4 years
Arrimuhu way kala horreeyaane. Marka aragtideenu guuleysato. Dagaalkii xaqqa ahaa ee duullaankii Xabashida Xamar lagaga saaray sannadkii 2009kii, waxaa lagu qasbanaan doonaa in Taallo xusuuseed loo sameeyo kumannaankii dhiiggooda u huray.
0
1
50
@NageeyeKhaliif
Nageeye Cali Khaliif
5 years
0
5
49