Dr Mohamed
@MoAbdiyare
Followers
2K
Following
2K
Media
2K
Statuses
7K
Infectious disease specialist | 10 years of experience | Advocate for global health | Experienced in immunization programs | Committed to disease prevention.
On Earth
Joined January 2023
Xildhibaan Mursal. Aad iyo aad
@Abdirahmanirro writes a letter 👇asking President @realDonaldTrump’s admin to formally recognize small secessionist region of Northern Somalia. President @realDonaldTrump is a smart Statesman focused on world peace & will not engage in a quagmire unworthy of US involvement.
0
0
0
Omar iyo Danguudle waa labo nin oo aad u gobonimo badan; dagaalkii SL qeyb weyn ka qaatay. Waxey ahaayeen ragga PL ugu jecel bal waxeyba soo jeediyeen in lagu biiro. Haddaan dhageystay midkodna Option uma ahan go'aankodii hore! Dagaalka Deni dadka waa isa soo gaarsiiya.
2
0
1
Page ka Deni waa laga saaray qoraalkaan😄. Ninkaan aan kala garan karin Noble peace cid kasto ma bixin karto ayaa dad ku daba feylsan yihiin😄. Qoraalkii waa Deletgareeyay😄😄😄
Meeshii waa taas ciyaar—ciyaarta isku badashay😄. Qofka aan sidaan noqon waa cadaw Deni😄. Xitaa waa garan waayay caalamada Noble ka iska saar illen waxani Noble ma ahane😄
0
0
0
Meeshii waa taas ciyaar—ciyaarta isku badashay😄. Qofka aan sidaan noqon waa cadaw Deni😄. Xitaa waa garan waayay caalamada Noble ka iska saar illen waxani Noble ma ahane😄
1
0
0
Labadaba waa reer Mudug. Mid waa reer Aadan (Gees diir) kan kalana waa Maxamed Cumar. War dadkaan maxaa sidaan u sarqaamiyay? Maxey Isimada u caynaayaan?
1
0
3
Isimada Bari haddusan Qof Maxamuud Saleebaan ah ku jirin miyeeysan sheegan karin Gobolka Bari? Caqliga Deni iyo kuwa raaciyadda u ah waa kan. Culumo, Isim, haween, waayeel iyo waxgarad qof ka nabad galayo ma jiraan kooxda deni qof kastana waa caynayaan. Subxaanallah
4
2
12
Heshiisyadii hore ee Cabdullaahi iyo Cigaal, kuwii Daahir riyaale iyo Cadde Muse; Kuwii Siilaanyo iyo Faroole intaba xan baa lagu haayay ee cadeyn rasmi ah looma hayn. Kanse Deni iyo Cirro waa noted✅️😄. Heshiiskii Nairobina waa Noted✅️😄. Deni waa libaax.
4
2
4
War Islaanka yaa ka xanaajiyay😄. Bal waxa run ee uu tirinaayo eega😄😄
"Qofku haduuba noolyahay mar uun runta waa sheegaa😂😂😂' kooxdii fashilantayee Deni virus qofka kaliyee ay Brainwash-ku sameeyeen waa yerkaa H.jeclo Ee Ridwa bal meeshan Eega😅😅 Qofkii iisoodiray clipkan aadbuu u mahadsanyahay wlhi💯👇🏿✍🏻
1
0
1
Ninkani kooxda Cirro waa ka cabsan jiray haddana waa ka baqaaa😄. Mid ay dhahaan Suldaan baa ugu dhaartay inuu halkaan (X) qof ehelkiisa kamid ah ku casuumi doono Haduu cirro ka horyimaado. Ninkanina qofkaasi ehelkiisa ah waa uu inkiraa. Hadda waa dheereenayaa✈️✈️😄
4
1
4
Laanta Socdaalka iyo jinsiyadaha waa ineey xalisaa cabashadaan oo kale oo waa ineeysan marsambe soo laaban. Inta dal ee loo ogol yahay On arrival ka Itoobiya ayaa ugu horeyso; waa in aan hadana loo diidin. Laanta Socdaalja waa ineey arintaas dhug u yeelataa.
0
0
1
Cirro ayaa dhiiqo ku dulmaray haddana dhan ka kale ayuu uga dagay😄. Tolow Heshiisyada nabada iyo go'aamada taariikhiga ah ma soo dhaweyn doonaa ee dhawaan la maqli doono😄 Waa filaayay in ciilkaas uu ku dhici doono.
1
0
2
Abdi guledow mudaharaadka jooji. Nabadda nalooma tilmaamo; Colaadana warkeedaba daa. Sidaan SL u wada hadleyno waa si ka heer sareyso sida Ceerigaabo aad dadka ugu duleysay😀. Haddad Ogoleyn in Ceerigaabo la tago maxeey kuu dhibtay Ceynaba iyo gaashaamo😀. Isbuucyo😭😭😭
1
0
4
Nabadda Garaadka hala soo dhaweeyo. Si gaar ah @DekBinanle iyo teamkiisa nabadaas hasoo dhaweeyaan insha allah. Soomaali colaad waa ka daashay; Dadku waa ehel iyo awd wadaag. Deni iyo kooxdiisa xogta aan aniga ogahay xitaa waa ogaan waayeen oo Ceeri meysan aadeen😀
Garaadka Nabadii uu waday waa xirantay ee qoladii Deni tolow Masoo dhaweyn doonaan Nabadaas😀😀. Walle Cirro; Deni shaafto ayuu u kacay oo banaanka ayuu dhigay. Garaad si siman oo lagu wada qanacsan yabay ayuu hawsha u galay waana gabagabo sida igu maqaalo ah.
1
0
6
Garaadka Nabadii uu waday waa xirantay ee qoladii Deni tolow Masoo dhaweyn doonaan Nabadaas😀😀. Walle Cirro; Deni shaafto ayuu u kacay oo banaanka ayuu dhigay. Garaad si siman oo lagu wada qanacsan yabay ayuu hawsha u galay waana gabagabo sida igu maqaalo ah.
1
1
5
Muqdisho 💙💙💙 Muqdisho—magaalo u dhiganta oo Caasimad qaadi karto Jamhuuriyadda Soomaaliya kuma taalo.
1
1
5