CryptoLaan
@CryptoLaan
Followers
443
Following
387
Media
24
Statuses
52
“CryptoLaan isn’t just another One — is a revolution & Movement for those who refuse to be average | Where mindsets shifts, money moves, and futures are owned.
Joined December 2024
Quick market update. Sidaa dhamaantiin wada arkaysaan xldada guud suuqa waxaan galnay o aan ku jirnaa~ waqtigi ugu xasaasina~ tan & bilawgii cycle-kaan. haday ahaan lahayd charti walba & Coin walba suuqa 🩸 Sentimentka liita & guud ahaan shakiga wayn taagan~ waxaan rabaa
4
3
26
Marka lafiiryo xalada guud ahaan suuqa crypto maanta maahan sidi hore, heerka dareemaha~ xamaasada ~ & shakiga wayn ee taagan darteed lagama hadlaayo maanta BUY 🫓 Sell kaliya... Maadaama Bitcoin aytaagantahay zone aad xasaasi u ah "Critical zone" Waxaa jira wax intaaso dhan
5
3
35
Good example Aptose $APT ✍️Loosing money 💲 💰 is a choice people make🕳️ ❌ No matter what ~ Newbie or OGs. Hal sano kaamil purely downtrend 〽️ Casharka ugu wayn waa~ marka suuqa dadasho wayn u sameyo coinska aanan diyaarka ahayn si walbo community-gisa & magaciisaba uwayn
Hadii si uun aad u dareemaysid in suuqa kaa tagay, qof walba o harerahaga joogana kula muuqdo in u lacag samaynaayo lkn adiga aadan weli sidad rabtay isku diyaarin 👀 (Queted Post 👇) Aan wax yar kusi daro Marka hore waa muhiim in aad marwalba la imaadid maskax & mindset xlda
1
2
17
Su'aalo badan qaarkin iswaydiinaysaan, waxay ku jirtaa halkaan... Good time to watch👁️ now and look where we're so far.. Open your 💻 Do it with backtesting + revision 4ur self.
what’s happening RIGHT NOW? The biggest MARKET Update: The Big Picture of the Cycle 💥 $BTC ARAGTIDA GUUD SUUQA BILAHA SO SOCDA/ Educational Purposes. https://t.co/ZoYQVV5Ysk
2
1
12
Time watch ⌚ flies so quickly.... Ku dhowaad 7 bil kahor May 24 2025 Casharkena hawenka Sabtida [ Mental game of trading and investing] e kabaxay madasha Public @CryptoLaan~ Waxay ahayd aqoon kororsi + Sida suuqa aan u arkaynay/planka kala hayn suuqa o aan so jadinay muddo
4
2
30
what’s happening RIGHT NOW? The biggest MARKET Update: The Big Picture of the Cycle 💥 $BTC ARAGTIDA GUUD SUUQA BILAHA SO SOCDA/ Educational Purposes. https://t.co/ZoYQVV5Ysk
2
6
23
Walaalahayga & asxaabtayda qiimaha bdn, Fariintaan si degan & maskax degan ku aqri:- Waxay u muuqata Khalaas in wax waxwalba ay baaba'een xalada suuqa ku suganyahay waqti xaadirkan ~ waan ogahay laga yaabe in dhiig & dhaawacyo badan so gaartay maalgashigaaga~🩸 lagayaabe in aad
16
15
86
Qiyaas malahan notifications so dhacaayo Badi Orders-ka hada waa filled. Buying strategically, knowing when & how front-running months in advance.... Qaarkood orderska wa Kuwa aan dhigay 7 bil kahor sawabto ah mahayn diyaar, waxana jiray fursado kale ka wawayn= fursad waa
Waxa aad logu welwelaa o hadal haynta marwalba ubadantahay Bear 🐻 & bull 🐂 jihada suuqa mari doono.. 95% dadka suuqa kujira mayaqaanan waxa uu yahay Kangaroo 🦘 season: Sawabto ah majirto cid ushegaysa. Waa taxliilin & jiho suuqa qaado aadan weliga influencerska & Newska
3
2
21
Front running whole market the next 5 months in advance💫 Waxaan so gaarnayn waqtiga kama dambayska ahaa‼️oo aan ula jeedo whale 🐳 movement.... Xilli cabsida ay tuuratay candle-ki ugu dheera, dhaman suuqyada su'ashoda ugu bdn ay is waydiinayan aytahay dadaashada masii socon
Inkasto weli sentimentka iska liito hadana waxay u muuqata in qorshaha xiga retailska aadlo qalqal geliyiyay illaa & xad, suuqana ⏫ & ⏬ isaga jiray 2da isbuuc udambeysay... Balse xldasa waxay u muuqata in gawaabsi si marayso Market makers 🐳 are up to something ⚡ Are you
1
2
26
Cryptocap Total overview:- Marka qofwalba Giga Bullish noqon dono, suuqana marakale la isku dhex ilaawi doono.... Inbadana aysan usi diyaarsanayn meeshi suuqa ugu bixi lahaayen mustaqbalka. so xasuuso Chartigan, si ay Portfolio-yadada kugu badbaado. Waanso update garayn dona
3
4
46
BIG WEEK ALTS MOON,,, is this the begennig of #ALTSEASON. what is next $... https://t.co/MCxIUWpFoz via @YouTube
1
3
17
Altcoins are done bro.. Khalaas Waa goormaa hadeera!!!🩸🩸 Maya waa duulaynaa bro 🚀 Altseason this is it bro.. trust me no one is talking about this but me bro" - all of crypto twitter dhamaan suuqyada wayku qaldanaan doonan markale. Haka mid noqon Waqtiga sheegi
3
3
29
Markets Update: maxaan ka filan karnaa suuqyada STOCK MARKETSKA/ CRYPTO ... $SPX, $BTC, $ETH https://t.co/Q8DE9i2URY via @YouTube
0
3
17
Market updates | after big Shake out, BTC, Altcoins xage suuqa ku wajaha... https://t.co/IxPNUTaPaG via @YouTube
0
2
19
Markets update - The Biggest Liquidation in Crypto History | Altcoins Crash & Ethereum” https://t.co/xcyMyWsK5z via @YouTube
1
0
11
$BTC 🐳 movement 🗝️🔐 Weli Altcoinska⌚🤳 Enjoy 🍿 to Show 🪅
Marka lagu jiro Bull market-ka sida normalka ah dadaashada suuqa sameeyo ma ahan kuwa sii raago dhaqsi waa kuwa dib lo gato, price-kana macquul mararka qaar in aanu waqti sidaa ubadan kusii qaadan bellow 📈 trend Taa cagsigeeda marka lagu jira Bear marketkana dhaqaaq yar kadib
1
2
24
Asc subax wanaagsan insha allah Fiidka ayaa innoo balan ah iyo barnaamijkii aan u balansaneen saacaddu 9:00 Pm Fiidnimo markay Bariga Afrika u tahay insha allah . https://t.co/5cOjLE5zBu
4
9
36