Mohamed A. Hayir (Maareeye) Profile Banner
Mohamed A. Hayir (Maareeye) Profile
Mohamed A. Hayir (Maareeye)

@Hon_Maareeye

Followers
4,240
Following
349
Media
38
Statuses
56

Official Twitter Account of Current MP and the Minister of Agriculture and Irrigation, former Minister of Commerce and Industry

Somalia
Joined November 2017
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
5 years
Sharaf iyo dhiirigelin bay ii noqonaysaa in labadii Madaxweyne ee dawlad rasmi ah madax ka noqday burburkii la dib, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo i gudoonsiiyaan Bilad sharaf hawlkarnimo iyo daacadnimo dalkayga iyo dadkayga.
Tweet media one
Tweet media two
63
51
468
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
4 years
Waxaan ummadda Soomaaliyeed ku wargelinayaa in aan ku sirmin beenta iyo Dacaayadda ay Warbaahinta Bulshada Wareejinayaan dad wax ma garato ah oo warqad been ah oo aan sifo sharci ah ku bixin iyo page been abuur ah oo ay sameeyeen dadka ku khaldaya.
137
67
444
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
4 years
Dawlada Soomaaliya waxay ugu baaqaysaa Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaana Siyaasiyiinta, Ganacsata iyo waxgaradku in ay midoobaan sidii laysaga garab lahaa khatar shacabka Soomaaliyeed kaga imaanaysa cudurka Convid 19 iyo Fatahaada iyo daadadka Roobabku keeni karaan
8
18
112
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
4 years
Aniga iyo Sagaal (9) Xildhibaan oo kale waxaanu caawa booqasho Hambalyo iyo balanqaad taageero iyo ansixin isaga iyo Golaha uu ka tirsan yahayba ugu tagnay Prof. Cismaan Abokor Dubbe oo ah Wasiirka cusub ee Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska oo dhowaan xilka igala wareegi doona
Tweet media one
Tweet media two
18
14
117
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
4 years
Allah u naxariisto Ra'iisulwasaarihii hore ee dalka Mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku geeriyooday Lonodon wuxuu ahaa muwaadin Soomaaliyeed oo wadankiisa u soo shaqeeyey.
17
10
106
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Today, I am honored to participate launching Ceremony of unified National Curriculum for Somali schools of which innovative Nabad iyo Nolol Government succeeded to accomplish after 28 years of anarchy for which each school had its own imported schooling system and Curriculum!
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
6
8
51
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
5 years
Waxaanu Aniga iyo Agaasimayaasha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska sharaf noo ah in aanu maanta si gaar ah Tacsida ula qaybsano oo soo dhoweyno Caruurtii iyo Qoyska uu ka tegay saaxiibkayo Craxmaan Yariisow oo tusno Xafiiskii iyo goobihii uu ku shaqeyn jiray
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
46
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
5 years
Waxaan maanta Xafiiskayga kulan qiimo badnaa kula yeeshay Safiirka Cusub ee Turkey H.E Mehmet YILMAS oo ka wada hadalnay siixoojinta xiriirka Ganacsiga, Maalgashiga iyo Wershadaha ee labada dal, waxaanu isku afgaranay dhamaan waxyaalihii aanu isla soo qaadnay.
Tweet media one
Tweet media two
5
1
44
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
5 years
Argagixisadu ma yeelan doonto door iyo awood ay ku hor istaagto Dawladnimada iyo Horumarka Soomaaliya. Wasaaradda Ganacsigu waxay maanta fulinaysay doorkeeda dib u dhiska dalka ee Isxilqaan. Alla ha naxariisto intii dhimatay, dhaawaca Alla ha caafiyo. Joogsanmayno.
Tweet media one
4
10
42
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
1 year
Inshaa Allah, Caawa 8 Fiidnimo Xilliga Muqdisho nagala qayb qaado dood ka dhacaysa Tweeter Space, Soomaaliya nidaam dawladeed oo noocee ah ayaa ku haboon ma Presidential System, ma Parliamentary System mise nooc kale.
Tweet media one
4
5
35
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Si aan xogogaal ugu noqdo fursadaha ay haystaan iyo Caqabadaha ay la kulmaan waxaan maanta kulamo la yeeshay Rugta Ganacsiga iyo Shirkadaha Kaluumaysiga, Liin dhanaanta iyo Shirkadaha wax dhoofiya ama soo dejiya we Soomaaliya
0
1
27
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
The Minister of Commerce and Industries has today officially opened 2 days Business Summit between Italian & Somali companies in Mogadishu, aiming to discuss business and investment opportunities in the sectors of Agriculture, Livestock, Fisheries, Industry, Industries,Transport.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
26
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Waxaan xafiiskayga kulan kula qaatay maanta Wafti heer sare ah oo ka socda Bangiga Aduunka,anaga oo ka wada hadalnay horumarinta Xiriirka labada dhinac iyo kordhinta tageeradda Bangiga Aduunku siiyo hay'adda Dawladda gaar ahaan Wasaaradda Ganacsiga @SomaliPM
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
6
24
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
#Muqidishu Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya @HonMaareeye oo Soo Saartay War-saxaafadeed ku Saabsan in ay Dhamaan is Diiwaan galiyaan Shiradaha aan Haysan Shatiga Ganasiga Soomaaliya . @SomaliPM @TheVillaSomalia @M_Farmaajo @DrBeileh
Tweet media one
2
6
23
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Our achievements are undeniable, in 20 days we opened for Somali Businesses to the investment and opportunity gates in Finland, Italy, Djibouti Free Trade Zone, Brussels Pool of Opportunities and COMESA bloc Market, let celebrate Nabad iyo Nolol
2
4
21
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Ministry of Commerce and Industry is leading an initiative of open gates of business Opportunities in Somalia for investors, and will hold Somali-Italian Business Forum in Mogadishu on 16-17 July 2018
0
5
19
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Waxaan saaka horgeeyey Golaha Shacabka Hindise-Sharciyedka Shirkadaha “Company Law” aniga oo si wanagsan ugu fasiray Xildhibaanada Golaha muhiimada uu sharcigani u leeyahay dalka, iyo doorka uu ka qaadan karo nidaaminta Ganacsiga,Dhiirigelinta Maalgashiga iyo Kobcinta Dhaqaalaha
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
15
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Waxaan maanta xafiiskayga ku qaabilay Sharciyaqaanadda Soomaaliyeed is ay Talo sharci wadaaradda uga siiyaan hababka diiwaangalinta shatiyadda Ganacsiga ee kala duwan
Tweet media one
0
1
16
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Tweet media one
0
0
13
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Tweet media one
0
0
15
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
4 years
Maanta waxaan Qado Sharaf u sameeyey Gudoomiyaha Degmada Marka Cabdilaahi Axmed Cali (Waafoow). Guroomiyaha ka sokow Qadada waxaa ka soo qaybgalay Raiisul Wasaare kuxigeeno hore, Wasiiro, Xildhibaano iyo Salaadiin, waana lagu kala warbixin qaatay
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
0
12
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
3 months
Joint Comprehensive meeting between Ministries of Agriculture and Livestock of FGS and FMS on Somali Food Security and to fast track the World Bank Project of Somali Food System Resilience Project (S-FSRP) is underway in Mogadishu.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
14
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Waxaan ka qeyb galay shirka wasaaradaha ganacsiga oo ka dhacaya Dalka #kuwait waxaana si gaar ah ula kulmay Wasiirka ganacsiga Dalka #Kuwait waxaan ku soo bandhignay shirkaas Dhamman Khayraatka #Soomaaliya
Tweet media one
1
2
13
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Somali Foreign Investment Board started to accelerate their duties for investment promotion and facilitation, and to operationalize Somali Investment law which is approved by the Parliament and consented by the Somali president on January 2016
1
4
13
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
R/ Wasaaraha Soomaaliya oo kulan kula yeeshay Magaaladda Istanbul ee Dalka Turkey Ganacsatadii Soomaaliyeed ee ka qaybgasha Shirkii Maalgashiga Soomaaliya iyo Turkish Business forum si weyna u Amaanay Hawsha xoog leh ee Wasaaradda Ganacsiga & Wershaduhu wado. @SomaliPM
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
2
2
12
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
3 years
Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Xaqsoorka Hon: Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) wuxuu bogaadinayaa heshiiskii ay xalay gaadheen Ra'iisul Wasaare Rooble oo ay la jireen Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeele iyo Golaha Musharaxiinta. Heshiiskaas oo dejiyey xaaladii kacsaneyd.
0
1
11
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha oo wada dedaalkeeda iridaha loogu furayey Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya ayaan maanta ku daah furay kulan loogu diyaargaroobayey Iskaashiga Ganacsi ee Soomaaliya iyo Finland oo Helsinki ka dhici doona 25 ilaa 26 June 2018
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
4
11
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo sii wada dedaalkeedii ay Ganacsatada Soomaaliyeed ugu raadinaysay Suuqyo iyo Fursado Ganacsi ayaa maanta ka furtay Magaaladda Helsinki ee dalka Finland shir Ganacsatada labada wadan isku dhaafsanayaan fursadaha maalgashi ee jira
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
11
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha Wasiirada, si looga jawaabo Fatahaadda Wabiga Shabelle. @SomaliPM @DeputySomaliPM @engyarisow @TheVillaSomalia @M_Farmaajo
Tweet media one
Tweet media two
0
2
10
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
4 months
In ka badan 200 Xildhibaan oo labada Aqal ee barlamaanka ah ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Habraaca Dib-u-eegista Dastuurka oo ah mowduuc 12 sano ee u dambeeyey laga sugayey in Barlamaanku guda galo. Guul iyo Gobanimo.
Tweet media one
1
2
9
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
3 years
Hereby attached you have a press Release from the Unity and Fairness Party (UFP) for its concern of the current situation of the Country and Yesterday's clashes and violence in Mogadishu
Tweet media one
2
1
9
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Ku dhowaad 20 sano oo aan dawladnimadii burburtay ee Soomaaliya gunta ka soo dhisayey maanta hay'adaha dawliga ah ee Soomaaliya waxay soo gaadheen meel aad loogu farxo, waxaana xaqiiqsaday in mudo aad u kooban ka dib Soomaaliya horumar ahaan ahaan dhaafi doonto dalal farabadan
0
2
10
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
The Economic Recovery meeting just kicked off in Mogadishu. Co-chaired by the Ministry of Commerce and Industry @HonMaareeye and Minister of Planning and the Minister of Fisheries. Also among the Co-chairs was DFID of UK. . @SomaliPM @AmbGamal
Tweet media one
Tweet media two
0
3
9
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
3 years
DEG DEG innaa Lilaahi wa innaa ilayhi Raajucuun, Ilaahay Naxariistiisa Jano ha ka waraabiyo Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, samir iyo iimaan Allah ha ka siiyo Qoyska, Ehelka iyo Guud ahaan ummadda soomaaliyeedn
Tweet media one
5
1
8
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
3 months
Last night, convened a fruitful working luncheon with FGS and FMS Ministries of Agriculture and Livestock,kicking off a two-day consultative meeting on FSRP implementation & overall Food Securiy Systems in Somalia. Agreed to expedite this 'Somali-led and Somali-Owned' initiative.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
4
12
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Ministry of Commerce and Industry, and its main development partners of World Bank group and DFID have discussed and celebrated today their tremendous progress in the last six months and planned the way forward in the coming six months of the year.
Tweet media one
Tweet media two
0
1
8
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Wasiirada Ganacsiga, Arrimaha Dibadda iyo Maaliyadda DFS oo kulan la qaatay Michael Keatin. Ka Wasiir ahaan Waxaan aad ugu dheeraaday dhibaatada ay ganacsatada Soomaaliyeed ku hayso alaabada iyo shidaalka sida sharci darrada ah ay ciidamada AMISOM suuq u soo Galiyaan
Tweet media one
Tweet media two
0
1
7
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
3 years
Innaa Lilaahi wa innaa ilayhi Raajucuun, Geeri naxdin leh ayaa hada dhacday waxaa Isbitaalka Martini ku geeriyooday General Axmed Jaamac Muuse, Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Naxariistii Janno Allah ha ka waraabiyo, qoyskii iyo Ehelkii Samir iyo iimaan
Tweet media one
3
1
6
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
3 years
Waxaan Hambalyo iyo ammaan u dirayaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo fashiliyey qarax Argagixisadu doonaysay in ay ku xasuuqdo dad aan waxba galabsan. Amaan baad mudan tihiin
2
0
4
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 years
Ministry of Commerce and Industry of the FGS which is continued its effort to find new Markets and business opportunities for Somali Business community has today opened in Helsinki Finland SOMFIN partnership Forum for sharing Investment opportunities of both.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
6
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
6 months
Kulan wadatashi oo ku saabsan Agendayaasha horyaal Kalfadhiga 4-aad ayey maanta Muqdisho ku yeesheen ilaa 40 Xildhibaan oo ka tirsan Xildhibaanada labada Aqal ee BFS.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
5
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
4 years
Inna lilaahi waa innaa ilayhi Raajucuun waxaan tacsi u dirayaa Qoyskii, Ehelka iyo Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Cumar Carte Qaalib, Naxariistii Janno Allah ha ka waraabiyo
3
0
4
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
4 years
Tababar 3 maalmood socday oo 70 weriye iyo Warbaahin ka shaqeeye oo isugu jira Warbaahinta Dawladda iyo kuwa mida Gaarka loo leeyahay ku barteen Dhaqanka iyo Afsoomaaliga toosan ayaan soo xidhay galabta. Mahad gaar ah macalimiintii tababarka Axmed Idaajaa iyo Maxamed Xasan Ciro
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
0
4
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
1 year
Anigoo ka xun waxaan idiiin sheegayaa in doodii Tweeter Space ee aan halkan soo dhigay ay caawa naga baaqatay ka dib markii hagayaashii Geopolitics Africa Forum qaarkood Tacsi gashay Mahadsanid
2
2
3
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
4 years
Xulista Gudiyadii Doorashooyinka Somaliland oo isbaryaac ka jiro. Xog dheeri ah warqada ayaad ka helaysaa🥱
Tweet media one
4
0
2
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
3 years
Innaa Lilaahi wa innaa ilayhi Raajucuun Naxariistii Janno Allah ha ka waraabiyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, Samir iyo iimaan Allah ha ka siiyo Beelweyntii uu ugaaska u ahaa, qoyskii, Ehelka, Qaraabada iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed Aamiin Aamiin
Tweet media one
Tweet media two
0
1
2
@Hon_Maareeye
Mohamed A. Hayir (Maareeye)
3 months
Last night, convened a fruitful working luncheon with FGS and FMS Ministries of Agriculture and Livestock,kicking off a two-day consultative meeting on FSRP implementation & overall Food Securiy Systems in Somalia. Agreed to expedite this 'Somali-led and Somali-Owned' initiative.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
2