wamaxamed Profile Banner
Maxamed πŸ•Š Profile
Maxamed πŸ•Š

@wamaxamed

Followers
688
Following
1K
Media
2K
Statuses
8K

CEO of #Wardhiigley. love poetry β€œitaageer alahayow arintayda kala taal adaa toosin karayee”

Somalia
Joined November 2018
Don't wanna be here? Send us removal request.
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
12 days
Dhibaatada Qoys-kiilka ee leedahay miraheeda maanta uu guranaayaa @HassanSMohamud
0
0
0
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
15 days
Ka sheekeey hee doorashada uu @HassanSMohamud rabo waataaas #Somalia.
0
0
0
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
16 days
Sida uu isku arko iyo sida ee shacabka #Soomaaliyeed u arkaan @HassanSMohamud
0
0
0
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
16 days
Halkaan waxaan unimid, wixii Adiga ku keenijiray. Halkaan waxaa kadireenaa fariintii aa dirijirtay.
0
0
0
@SMSSomaliTV1
SMS Somali TV
20 days
#Presidential candidate Eng. Mohamed Hussein Roble met with the people of #Kismayo and listened to their views regarding the situation of the #country.
1
2
5
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
26 days
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed waxuu ka macaashaa dhiiga shacabka #Soomaaliyeed. @SoPoliceForce @SomaliPM
0
0
0
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
1 month
The #Somali Immigration and Citizenship Agency's corruption is so severe that you are told to pay an additional $25 when you are charged $64, Or Your file will stay beneath the table otherwise. @SomaliPM @US2SOMALIA @SomaliainUSA
1
0
0
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
1 month
Muwaadin bilada Qiiro japaanka yaa gudoonsiinlaheed Sadaxdaan actor? #Somalia
0
0
0
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
1 month
Intimidation, Fear, and the Reasons for Criticism The Afgooyo District Administration Is Chained to This Mother. Where are the folks who used to act working for human rights? @SomaliPM #Somalia
0
0
0
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
1 month
Maangaab inaa tahay, maskaxdaadu maygalin Dalka maamul kaligaa. @HassanSMohamud
0
1
1
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
1 month
Mashruucii Shabaab wa #Cadow, mawaxu kusoo dhamaaday kaarka #Niiro ha qaataan? #Somalia
0
0
0
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
1 month
Tarsan wixii uu sameeyay 10-Sano ka hor ayaa isna lagu sameeyay, Kuwa maanta dadka dhibaaya sidaan oo kale ayay u ooyi doonaan. #Somalia
0
0
0
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
2 months
Madaxda #Somalia Eexda lama xishoodan. Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS @SomaliPM
2
2
6
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
2 months
Student Abdullahi Raagi was killed by the @SoPoliceForce while carrying out an illegal eviction. #Somalia
1
1
1
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
2 months
If this is true @US2SOMALIA This is disaster #Somalia @TheVillaSomalia @SomaliPM
0
0
0
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
2 months
Qof $15 EVC ku tuurtay ayaa maxkamad lasoo istaajiyay, balse kuwa deeqaha isbitaalka ka ganacsaday maxaa maxkamadaha looga yeeriwaayay? Musuqa iyo tacadiga sida wadajirka ah ee hay’adood dowladi ah, ka dhax socda ma u horseedi doontaa burbur dowlo marlabaad? @TheVillaSomalia
0
0
0
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
2 months
Wasiir huwan shaar madaxtooyo ayaa iibiyay xaruntii Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS. #Somalia Eex iyo qaraabo-kiil waxee keentaa musuq maasuq iyo kutagrifal awood dowlo. @TheVillaSomalia @SomaliPM
0
4
4
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
2 months
Naceybka Taariiqi ah ee kusaleesan xurguftii 91-da.
0
2
3
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
2 months
Aduun waxaa mareenaa @M_Farmaajo uu xuquuqul insaan ka hadlaayo.
0
0
0
@wamaxamed
Maxamed πŸ•Š
2 months
Madaxwaynaha @TheVillaSomalia fadhiya cod #Somali πŸ‡ΈπŸ‡΄ u ku joogaa, Goof cod kayimid kuma joogo.
0
3
3