Abdirahman Waaberi
@waaber20
Followers
7K
Following
13
Media
133
Statuses
167
Somali content creator and lover of investigation ⏳ Founder @WaaberiAcademy
Joined March 2017
Turkiga 24kii saac ee u dambeeyay wuxuu goobjoog u noqday dhulgariir siyaasadeed; Ekrem imamoglu oo ahaa duqii degmadda Istanbul ahaana musharixii ugu cad cadaa ee la filayay inuu la tartamo erdogan ayaa jeelka la dhigay, Waxaa lagu soo oogay dacwaddo dhawr ah oo ay kamid tahay
3
5
112
Waa sawirka xaramka oo sanadkan buux dhaafay! Maalmo kahor ayaa la diiwaangaliyay tirada dadkii ugu badnaa abdi ee hal maalin cimraysta oo lagu qiyaasay 500kun oo qof, waxaana la filayaa in ramadaankan wadar ahaan ay cumraystaan 17 Million oo qof.
2
2
115
Saxaabigii Geeridiisa uu la Gilgishay Carshiga Alle Swt! Sacad binu Mucaad wuxuu ahaa Hogaamiyaha Qabiilka Aws, oo kamid ahaa 2da qabiil ee hogaamiya Madiina. Isaga oo 30 Sanno jir ah ayuu nabiga Rumeeyay, 6 Sanno oo kaliya ayuu islaamka ku jiray, Garab iyo gaashaana u noqday
2
13
191
Doorashadda Jarmalka si hordhac ah waxaa ugu guulaystay Xisbiga CDU oo loo soo gaabiyay Midawga Masiixiyiinta! Bal suurayso dal islaam ah oo laga sameeyay xisbi wata magacan oo kale oo la yiraahddo Midawga islaamiyiinta, waxa ugu horeeya ee lagu shaabadeeyo waxay ahaan lahayd
11
11
169
Warbaahinta channel 12 ee Israail ayaa sheegtay in Trump uu diraasaynayo ku khasbidda Dalka Morocco, Puntland ama somaliland midkood inuu dhul siiyo dadka Reer qaza ee laga soo barakicinayo Marinka Qaza. Taa badalkeed waxay raaciyeen in trump uu ka fakarayo inuu Somaliland iyo
6
5
83
Puntland waxay tusaale u Noqotay Somaali oo dhan in la dagaalanka Argagixisaddu aysan u baahnayn in ciidamo shisheeye miciin la biddo, ama gurmad laga dalbaddo. Ilaahay ha u naxariisto ciidamadda ku dhintay Difaaca dalkoodda, kuwa dhaawaca ahna ha u booga dhayo
11
7
255
Ma aaminaysaa ninkan sidaa loo ilaalinayo ee jooga Xaramka, Usbuucyo kahor madixiisa waxaa dul yaalay 10 Million oo dollar! Waa Madxwaynaha Syria Axmed Al sharc oo cimraysanaya, Kadib safarkii ugu horaysay ee uu dalkiisa uga bax sanooyin badan oo uu xoriyadd u dagaalamayay.
4
5
176
Trump taalibaan wuxuu ka dalbaday inay u soo celiyaan hubkii ciidamadda maraykanku uga carareen Afghanistan! Hogaamiye ka tirsan taalibaan ayaa ugu jawaabay ‘’Haddii aad awood leedihiin hubkiina kama cararteen, Hub aan qaniimo ku qaadanayna ma soo celinayno’’!
9
7
233
Trump Xalay wuxuu saxiixay digreeto cusub oo uu ku go,aamiyay in 25% Cashuur ah laga qaaddo wax soo saarkii uu maraykanku ka soo dhoofsan jiray dalalka Canada 🇨🇦 iyo Mexico 🇲🇽 . Sidoo kale shiinaha ayuu isagana ku daray cashuuraha laga qaaddo 10% hor leh. Horay Trump ayaa
0
0
67
Si walboo ay noloshu isku badasho, waayuhuna u adkaadaan, Noqo mid dulqaad leh. Waa hubaal inaad guran doontid mar uun miraha dulqaadkaaga
0
9
207
30 Sanno ayuu laf dhuun gashay ku ahaa Gumaystaha, dhisay ciidan xooggan oo Reer galbeed oo dhan ay awooddi waayeen inay ka adkaadaan. Wuxuu ahaa maskaxddii hindistay dagaalkii Duufaanka Aqsa ee 7dii Aktobar, dagaal banaanka keenay awood daradda difaac iyo Ciidan ee israel. 5
31
22
392
Applicationkan DeepSeek ee laga leeyahay China ayaa maanta Suuqa saamiyadda Maraykanka u gaystay Khasaare ka badan 1Trillion dollar. Applicationkan ayaa ah Ai una shaqeeya sida ChatGpt, Marka laga yimaaddo inuu ka xawaare badan yahay hadana waa Free. Suuqyadda Cryptoga ayay
3
0
78
Maxaa kala qabsaday Trump iyo Colombia 🇨🇴 Shalay Colombia ayaa diiday in dalkeedda ay ku soo dagaan laba diyaaradood oo uu lahaa Maraykanku oo siday Qaxooti laga soo tarxiilay dalkaas una dhashay Colombia. Talaabadan ayaa ka caraysiisay Trump oo saacaddo kadib shaaciyay
1
0
52
Dhismahan waa Jeddah Tower oo la filayo in 42 Bilood gudahood uu noqdo dhismaha ugu dheer aduunka. Hadda dhismaha ugu dheer caalamka waa Burj Khalifa oo ku yaala Magaaladda Dubai, laakiin sucuudiga ayaa tartan ugu jira in 42 Bilood gudahood uu la wareego sumadda daarta ugu dheer
1
1
73
465 Maalmood oo reer galbeedka oo dhan ay isku bahaysteen soo afjaridda Koox hubaysan oo ku jirta Marin go’doon ah ayaa caawa ku soo idlaaday guuldarro jiilal badan iska dhaxli doonaan🇵🇸
5
8
111
Kadib 465 Maalmood oo dagaal ah ugu dambayn reer qaza ayaa caawa u damaashaadaya hishiis xabad joojineed oo la rajayanyo inuu dhamaad u noqdo dagaalkii ugu arxanka darnaa qarnigan 21aad.
0
1
55
ويومئذ يفرح المؤمنون بنصر الله | سورة الروم 53 Sanno oo ay Reer Asad ka talinayeen Syria ayaa maanta Alle mahaddii soo idlaatay.
9
11
274
Sawirka agabkii uu sitay Yaxya Sinwaar. AK47, Boosh, Kitaab yar oo adkaar ku qoran tahay iyo Labo kartoon oo rasaas ah! Ninkan shahiiday isagoo intan oo kaliya aduunka ka haysta waaa hubaal in taariikhdiisa jiilal badan ay gaari doonto
36
61
970
Ma dhicin taariikhda Umadd islaamku xilli ay ka daciifsan tahay kana jilicsan tahay xiligan aynu maanta joogno! Ma jiro hal dal oo awood u leh ku dhiirashadda waxa uu ku dhiiraday Yaxya, waa sababta keentay in hadalka sheegaya geeridiisa uu caawa wada taabtay Qaluubteena oo dhan
29
41
766