E.H Mahamod🦅
@mohhagio
Followers
2K
Following
6K
Media
1K
Statuses
6K
Manager @ Soft Impact Intelligence |
New York, USA
Joined May 2022
SOFT IMPACT INTELLIGENCE ROOTED IN SOM Today’s idea, tomorrow’s stronger Somalia
2
2
7
The National Identification and Registration Authority (NIRA) of Uganda has launched a campaign to register Ugandan soldiers currently in Somalia.
0
0
0
Beesha Habarjeclo waxay kacabaneysaa cadaalad darada Madaxweynaha Somaliland kadib markii beeshiisa Habaryoonis uu nabad u soo qaaday dayacayna beesha Habarjeclo. Madaxweynaha Somaliland oo dhan loo doortay, ayaa noqday oday dhaqameed. jufadiisa hoose
2
3
15
Allow barakee
0
0
3
#UPDATE: Wararka aan helayno ayaa sheegaya in wali uu socdo Dagaalka u dhexeeya Ciidamada dani iyo Ciidamada Taabacsan Ganacsatada Qaadka, Sida ay noo xaqiijiyeen ilo ku sugan Deegaanka Karin, Iyadoona Dowladu ku kordhisay 12 Gaar oo isugu Jira PMPF iyo Madaxtooyo.
1
2
5
Abaal waa geed aan engegin — mar walba waa la waraabiyaa
Abaalka walaalaha jabuuti maahan midaan gudi karno l gaar ahaan Madaxweyne @IsmailOmarG Naxariis Iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato cimri dheer iyo cibaado suuban alle ugu barye
0
0
0
Thank you walaleheyn reer somalia 🫶🇸🇴🇩🇯❤️
Abaalka walaalaha jabuuti maahan midaan gudi karno l gaar ahaan Madaxweyne @IsmailOmarG Naxariis Iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato cimri dheer iyo cibaado suuban alle ugu barye
0
2
12
25 sano ka hor ayuu hadalkan jeediyay Madaxweynaha Jabuuti, mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Cimriga allaha ubarakeeyo madaxwayne @IsmailOguelleh
3
5
12
We’ve obtained new images of the Israeli radars that the UAE colonial administration in Bosaso had denied. Israel is monitoring the Red Sea from the UAE base in Bosaso, which also provides support to UAE-backed RSF militants in Sudan. #KeepEyesOnSudan
40
245
753
Aabihii dowladnimada
1
0
2
Former President Abdiqasim Salaad Hassan He was characterized by patriotism, love for the country, and a vision of nation-building!
3
9
34
“Waxan dareemayaa kalsooni badan in ciidan Soomaliyed oo kaliya i ilalinayaan”. Madaxwaynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud. #Mogadishu #Somalia 🇸🇴
0
4
3
Horta Asoo duleesan soo yeman kuma baqtin mujrimka
📍Baydhabo Somaaliya 2006 Qaraxii ugu horeeyay ee Alshabaab Dowlada Somaliya ay Baydhabo ugu gaysatay AUN Madaxweyne Cabdullahi Yusuf Ahmed ( Yeey). Ku darsoo Magaalada Caasimada u ah Dalka ee Mogadishu ragg ciidan hubaysan haysta ayaa u diiday inay Dowladu timaado. Suaashu
1
0
3
He served President ismial Omar Gelleh effectively this advice truly reflects the realization of a vision Republic Of Djibouti! Congrulations!
0
1
8
Maxay tahay cadaaladda ay sheegtaan reer Puntland, haddii beelaha reer Dishiishe iyo reer Maxamuud aysan marnaba noqon karin madaxweynaha Puntland ?
1
1
4