MaanMaal
@maanmaalshow
Followers
31
Following
13
Media
129
Statuses
132
Maan-Maal is the 1st Somali Entrepreneurship Reality TV Show, Turning Ideas into Businesses. Leapfrogging future entrepreneurs. Watch. Learn. Get Inspired!
Joined March 2025
Noloshu mar waa sahal, marna waa imtixaan u baahan samir iyo iimaan. Qof kasta wuxuu maraa waqtiyo adag, balse Alle waligiis kama fogaan kuwa samra. Ku kalsoonow Rabbigaaga, samirkana ka dhigo jidkaaga. #jimcemubaarak#Somalia#MaanMaal
0
0
0
Wareysi gaar ah: Dr. Cabdullahi Cali Ameeriko Wareysi diiradda saaraya: Tayada & sharciyeynta dawooyinka Nidaamka dawooyinka Ilaalinta caafimaadka bulshada Caqabadaha ka jira Soomaaliya Daawo wareysiga oo dhameystiran: https://t.co/6MNxMTlorE
#LegendSoor #STEM #CaafimaadkaBulshad
0
0
0
LegendSoor Podcast โ Qeybta 14-aad Dr. Cabdullahi Cali Ameeriko, wuxuu ka hadlayaa sameynta dawooyinka, tayada, sharciga & nidaamka caafimaadka. ๐ Daawo asigoo dhamaystiran Jimcaha. #LegendSoor #SomaliPodcast #STEMSomalia #HealthcareSomalia #Dawooyinka
0
0
0
MAAN-MAAL WEEKLY KNOWLEDGE DROP Aragtiyo ganacsi + tilmaamo la dabaqi karo toddobaad kasta. Aqoon la dabaqo = Koboc. #MaanMaal #WeeklyKnowledgeDrop #BusinessMindset #SomaliaDevelopment
0
0
1
Qeybta 13-aad ee #LegendSoorPodcast ๐๏ธ Wareysi gaar ah: Mom Nuurto Maxamed Cadow โ hoggaamiye bulsho, macallimad & daryeel agoomo. Daawo ๐
0
0
0
LegendSoor Podcast โ Qeybta 13-aad Mom Nuurto Maxamed Cadow ,waxay ka hadlaysaa waxbaridda carruurta, hagidda jiilka & doorka haweenka. ๐ Daawo asigo dhamaystiran Jimcaha. #Somalia #LegendSoor #MaanMaal #Youth #Women
0
0
0
Qeybta 12-aad ee #LegendSoorPodcast waxaa marti ku ah Mom Sahra Ahmed Mohamed โ hoggaamiye bulshada & Madaxa AWLNโSomalia. Waxay ka hadashay doorka haweenka, hoggaanka bulshada & isbeddelka dalka. ๐ Halkan ka Daawo asigo Dhameystiran: https://t.co/LDsBjeZhDy
0
0
0
๐๐ฒ๐ด๐ฒ๐ป๐ฑ๐ฆ๐ผ๐ผ๐ฟ ๐ฃ๐ผ๐ฑ๐ฐ๐ฎ๐๐ โ Qeybta 12-aad | Mom Sahra Ahmed Mohamed waxay ka hadlaysaa doorka haweenka Soomaaliyeed ee dib-u-dhiska dalka iyo ka-qaybgalka bulshada. ๐ Daawo wareysigan oo dhammeystiran bari oo Jimcaha ah YouTube-keena! Ha seegin!
0
0
0
Maan-Maal Weekly Knowledge Drop Participants in Maan-Maal gain: โข Business mindset โข Problem-solving skills โข Teamwork & discipline โข Pitching & presentation Learning by doing โ from idea to impact. #MaanMaal #WeeklyKnowledgeDrop #Entrepreneurship #SomaliYouth
0
0
0
Fikradda ganacsi xooggan waxay: 1๏ธโฃ Xallisaa dhibaato 2๏ธโฃ Leedahay baahi 3๏ธโฃ Bixisaa qiimo ka wanaagsan Isweydii: โMaxaan xallin karaa?โ Maan-Maal โ Ha noon shaqo raadiye oo Kaliya ee Noqo Shaqo-Abuure. #MaanMaal #BusinessIdeas #SomaliaYouth
1
0
1
Shalay, ardayda hal-abuuraayasha ah ayaa hal-abuurkooda ku soo bandhigay madasha Somali STEM Summit, iyagoo muujiyay kartida dhalinyarada Soomaaliyeed. #SomaliSTEMSummit #YouthInSTEM #Innovation #Somalia
0
0
0
Dr. Sadiyo Siad, Chancellor-ka Hano Academy iyo Hano Technical University, isla markaana ah CEO-ga Somali STEM Society iyo Hano Connect, ayaa shalay si rasmi ah u furtay Shirweynaha Somali STEM Summit, iyadoo adkaysay doorka muhiimka ah ee STEM ka ciyaarayo dhismaha mustaqbalka
0
0
0
Qeybtan 8-aad ee LegendSoor Podcast: Wareysi lala yeeshay Sulieman Sheekh Cumar, Agaas. Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Waxaad ka baran doontaa doorka dhallinyarada, fursadaha maalgelinta, & barnaamijyada hal-abuurka sida Maan-Maal. https://t.co/PgBnxnzATc
0
0
0
Dr Sadiyo Siad CEO of Hano Group oo ka qaybgashay kulanka la-tashiga ee u dhexeeya bulshada rayidka, hayโadaha iyo qeybaha gaarka loo leeyahay. Kulankan waxa uu diiradda saarayay qorshaha horumarinta caasimadda iyo mustaqbalka adeegyada. @DrSadiyoSiad
#MaanMaal #Mogadishu
0
0
1
Waxaan ku faraxsanahay in Maan-Maal ay ka qeyb gashay Shirweynaha Bulshada Rayidka ee daahfurka Istiraatiijiyadda Cusub (HDP Nexus). Waxay soo bandhigtay aragtiyo ku saabsan horumarinta dhalinyarada, hal-abuurka, iyo kobcinta bulshada. @DrSadiyoSiad @SomaliPM @maanmaalshow
0
0
1
#mondaymotivation Every Monday is a new chance to build, create, and move one step closer to your dream. At Maan-Maal, we believe in one thing: youth can transform Somalia when they choose to create opportunities โ not wait for them. #MaanMaal
0
0
0
Daawo muuqaal gaaban oo ka mid ah LegendSoor Podcast, oo martigelisay wareysi xiiso leh. Ka daawo qaybta oo dhan YouTube-ka: https://t.co/GhesLAH5US
0
0
0
Dr. Sadiyo Siad,oo ka qeyb gashay kulan heer sare ah oo lagu xoojiyey qeybta beeraha Soomaaliya, iyadoo lagaga hadlay siyaasadaha, caqabadaha, iyo fursadaha kobaca waara. munaasabadda uu ka hadlayay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka JFS, Mudane Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir.
0
0
0
Doodda:Shirka Hoggaanka iyo Hal-abuurka 2025, lagu falanqeeyay 'Inclusion of Innovation in Women and Youth! dhammaan ka qaybgalayaasha, gaar ahaan Dr. Sadiya Siad, oo si qoto dheer uga hadashay caqabadaha jira iyo xalalka ku dhisan hal-abuurka #Somalia #Leadership #Innovation
0
0
0
Sahra Dayib Abubakar, oo ka qeybgaleysa GEW 2025 ee ay Maan-Maal martigelisay, ayaa sheegtay in workshop-ku uu si qoto dheer ugu fahamsiiyay muhiimadda Maan-Maal Model iyo sida uu u dhiirrigeliyo dhalinyarada hal-abuurka leh. #MaanMaal #GEW2025 #YouthEmpowerment #Somalia
0
0
0