Explore tweets tagged as #Balse
@zakariyasharif9
Zakariya Sharif
28 days
20,000 SUBSCRIBERS! 🎉 Maanta waxaan gaaray 20K subscribers YouTube run ahaantiina waan ku faraxsanahay! Safarkan wuxuu ahaa mid ay ka buuxeen shaqo adag, joogteyn, iyo waxbarasho, balse waxa ugu muhiimsan waa bulshadayda cajiibka ah ee i garab taagnayd. Waad ku mahadsan tihiin
18
1
57
@Salman_afgub
Salman Afgub
27 days
War saxafdeedka soo socda: masuuliyiin hore ee loo diiday inay galaan garoonka, balse ay jireen kuwo diday inay u hoggaansamaan habraaca amniga ee u degsan garoonka.😂🇸🇴🕊️
0
0
7
@Plstatehouse
Puntland State House
1 day
3/5 balse keliya ay aqoon santahay Dastuurkii Soomaali heshiiska ku aheyd ee 2012. Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa u mahadceliyay Xildhibaannada Puntland ku metela Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, ee qaatay go’aan taariikhi ah iyo metelaad ay ku difaaceen in la
1
0
0
@Vijestime
Vijesti
5 days
Nova kolumna Balše Brkovića
0
0
0
@sir_yaquup81969
Republic of Somaliland 🏙️
26 days
Tariikhda somalida lagu ma araag madaxwayne cidaankiisi leyihiin na dhaaf kuma raabno balse #2026 ayaay dhacdaay in Hogamiyaha beesha hawiye Hassan sheikh in cidaankiisi ku dhahaan na dhaaf kuma raabno Tani waa tariikh aad u xun #Facts 👇
1
5
30
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
3 days
Xildhibaano,waxaa jira mudan in loo istaago oo aan habeena ka leexan Puntland,waxaana laga xusi karaa.... 1.Xildhibaan Sadaam. 2.Xildhibaan Xayle. 3.Seneter Goley. 4.Seneter Faroole. Balse kuwa kale ee saaciidihii ugu danbeeyay nagu soo laabtay ee muujiyay dadaalka,waa
1
3
7
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
27 days
Sababta loo celiyay Xamse,waa jawaab laga jawaabayay celinta lagu sameeyay Sh.Shariif iyo Rooble. Xasan oo diidan in uu Xamse si gaar ah ula kulmo Deni iyo Axmed,ayaa amray in la carqaladeeyo isu tagidaas. Aragtidayda,waxaan qabay in aan la baajin salaanta Xamse Caawa. Balse
2
0
3
@zakariyasharif9
Zakariya Sharif
29 days
💥 DEG DEG: 🔴 Arkham Exchange ayaa xirmaysa. Shirkadda falanqaynta blockchain-ka Arkham Intelligence ayaa la sheegayaa inay xirayso madalkeeda ganacsi kadib markii aysan helin isticmaal ku filan. Arkham waxay bilowday crypto derivatives exchange dabayaaqadii 2024, balse
0
0
6
@SuleimanElite
Suleiman Bolaleh
1 month
Cabdi Maxamuud Cumar, libaax buu ahaa, Wadaad ka daba hadlo muu jirin. Waa runtii, qaar badan baa cadaabta gali🤣🤣 Fidnadda diinta waxay ka mid tahay aafooyinka ugu waawayn ee lagu halaagsamo. Sh. Mustafe iyo Xasan Cabdisalaan, aafadaasi way bilaabi karaan balse ma joojin
1
3
7
@ImanJaamac
Iman Jama
5 hours
Tehran, Isfahan, Mashhad iyo Qom.Marka muuqaalka guud la eego, waxa la dareemayaa in dagaalku galay marxalad ka khatar badan tii hore, marxalad aan lagu eegin oo keliya tirada gantaallada la ridayo, balse sidoo kale lagu cabbirayo farriinta siyaasadeed ee ka dambeysa weerar kasta
0
0
4
@sir_yaquup81969
Republic of Somaliland 🏙️
2 days
April-20-2022 =Beesha hawiye ayaa xoog kaga soo sartaay #Farmaajo muqdisho iyaga oo ku mudaharadaay Balse 2026 Beesha darood ma sameen doonan Talabadii aay qadeen Beesha Hawiye ? Beesha darood ma ku mudaharaadi karta Muqdisho ? Sawirka Waxa ka muuqda #Fiiqi
0
2
8
@zakariyasharif9
Zakariya Sharif
1 month
💥 DEG DEG: BERNSTEIN: “Tani waa kiiskii ugu tabarta darnaa ee bearish ee Bitcoin abid” Falanqeeyayaasha shirkadda maalgashiga Bernstein ayaa sheegay in hoos-u-dhaca dhawaan ku dhacay Bitcoin uu ka tarjumayo dhibaato kalsooni, balse uusan ahayn burbur ku yimid aasaaska
0
1
9
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
19 days
Sababta uu ubaaqday kulankii Maanta loo balansanaa,waxay ahayd... " GMS,waxay Xalay iska dhex doorteen Gudi kooban oo ku matala wada xaajoodka,kadibna DFS dhankeeda,ayaa iyaduna Gudi iska dhex qabatay ku matala wada hadalka,balse Gudiga DFS iska soo dhex qabatay,waxaan ku jirin
3
0
8
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
19 days
Xasan,wuxuu raadinayaa mudo kordhin,balse Afka masoo marsiin karo. Mudo kordhinta uu baadigoobayo,waa 6-7 Bilood,wuxuuna hada istusay in uu jiido wadahadalada oo gaarsiiyo ilaa Bisha 5-Aad,markaas,ayuu rabaa...... B. In Gudiga doorashada lala qaybsado. T. In uu badalo
3
1
7
@ibrahabdi
Ibrahim Abdi Hussein✍
5 days
@SafiaYasin @abdirhmn_ahmed @HarunMaruf @imukhtaar @ZakarieIsmael Cayda maficna. Xukuumada iyo barlamaanka wad daliili kartaa balse qof inaad caydo waa daciifnimo.
1
0
0
@sir_yaquup81969
Republic of Somaliland 🏙️
16 days
Abdisamad waa nin dhalin yaro ah oo in badan aan arkaay isaga oo ka soo hor jeeda somaliland in aay ayaheeda ka tashaato” balse manta Waxa dhibaato lagu haaya deegankiisi oo lagu leeyahay heshiin maayno oo ma tashaan kartiid ! Abdisamad’ow Muqdisho waa dhul hawiye sidaay doonan
1
5
14
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
22 days
Bilow wanaagsan,ayay ahayd Qadada Maanta qabsoontay. Codsiga Mw Xasan Shiikh ee ah in Shirku furmo oo ka dhaco Villa Somaliya ma xuma,balse,waxaa ka horeeya shuruud,taasoo ah..... In marka hore Mw Xasan soo saaro Warqada uu ku aqoonsanayo Madaxweynanimada Axmed Madoobe. PL way
6
3
12
@ImanJaamac
Iman Jama
5 hours
Tusaale ahaan, dagaalkii Ciraaq ee 2003, bilowgii waxaa la moodayay in guul degdeg ah la heli doono, balse cadaadiskii ka dhashay dagaalka ayaa si tartiib tartiib ah u beddelay xisaabtii Mareykanka.
0
0
3
@Araweelo2009
Amal Araweelo Legacy☆
12 days
“Taariikhda wanaag lama qarin karo. Wanaagga uu @M_Farmaajo #Mohamed_Abdullahi Mohamed qabtay waa mid muuqda oo la xasuusan doono. Qof walba khalad wuu leeyahay, balse marka la eego guud ahaan, wanaaggiisa ayaa ka badan. Masha Allah. Aan ku dayanno waxa wanaagsan, kana fogaano
2
1
6