gubanstate Profile Banner
Guban Media Profile
Guban Media

@gubanstate

Followers
206
Following
42
Media
4
Statuses
7

Guban State of Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Joined February 2025
Don't wanna be here? Send us removal request.
@gubanstate
Guban Media
4 days
Guud ahaan Ummada Islaamka, gaar ahaan shacbi weynaha πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸŒ™#GubanStateofSomalia meel kasta oo ay joogaanba, aan idiinku bishaaraynayaa curshada bishan barakaysan ee Ramadan Waxa Alle inooga baryayaa inuu khayr keeda inna waafajiyo dhamaanteen,
1
2
24
@gubanstate
Guban Media
6 days
50
8
19
@gubanstate
Guban Media
6 days
Dawadayaal a moganina cawa waxa halkakan ka qabsomi dona kulan rajo badan laga qabo o dhax mari doona wariya Rashiid o dadahayn dona dooda iyo wasiir ku xigeen ka betroolka Somalia mudane Cabdiwahaab o ku magac dheer Cananuug Waxanu rajaynayna inaad idinko badan kaso qaybgalaysan
0
5
10
@gubanstate
Guban Media
7 days
Daggaal Culus Ayaa socda oo u dhaxeeya Dadka Degaanka beesha Ciise iyo Jabhada Gadabuursi Kasoo duushay Borama iyo Baki Dagaal ayaa hada ka socda Galmadoobe ilaa hemaal oo wax yar ujirta sheikh awaare
1
2
10
@gubanstate
Guban Media
8 days
Ogaysii Waxaa la ogaysiinayaa in aa qabanayno waraysi uu ku waraysana wariye Rachid Mohamed. @AbdiwahabAnanug iyo marti kale oo sharaf iyo qiima badanba Waraysigunayahy arimaha iyo xasiloonida https://t.co/GrpQwEhUIa iyo dhismaha maalka cusub ee guban state of Somalia
3
14
27
@AbdiwahabAnanug
Abdoulwahab A Omar (Ananuug)
1 month
β€œGuban State of Somalia: the origin where Somali unity begins. πŸ‡ΈπŸ‡΄ #SomaliUnity #GubanState #OneSomalia
18
16
94