
Dhaxalreeb
@dhaxalreeb_cfld
Followers
172
Following
70
Media
328
Statuses
338
Dhaxalreeb center is a place for hungry and generous minds to come together socially. intellectually and professionally in the pursuit of a common good, save an
Joined September 2021
Cabdirisaaq Nuur Jimcaale, Cabdulqaadir Axmed Faarax iyo Cali Cilmi Ibraahim oo kamid ah Maamulka sare ee Machadka Nabadda iyo wadahadalka (IPD) , ayaa Xarunta Dhaxalreeb booqasho ku yiid maanta oo ay Taariikhdu tahay, 2 Agoosto, 2025. #Dhaxalreeb
0
0
0
Sidee ayuu ku bilowday Xukun jaceylka Dadka Soomaaliyeed!. Cabdirashiid Ismaacill. #Dhaxalreeb
0
0
0
Saabir Cabdi Yuusuf, oo kamid ah Qoreyaasha Soomaaliyeed, ayaa maanta oo taariikdu tahay 19/7/2025 Maktabadda Dhaxalreeb buugaag ugu deeqay. Maktabadda Dhaxalreeb waxay uga mahadcelinaysaa Saabir Cabdi Yuusuf dhaxalka aqooneed ee uu ku biiriyey maktabadda Dhaxalreeb. #Dhaxalreeb
0
0
1
๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฆ๐ผ๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ:."๐๐๐ช๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐๐๐ ๐๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐ก๐ง๐ ๐๐ฌ๐ข ๐ ๐๐๐ ๐จ๐ ๐ช๐๐ก๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐๐ฌ๐๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ช๐๐ก" #KawadahadalkaHoggaaminta
0
0
1
Wajiga Labaad ee Kawadahalka 2aad โ Siyaasadda & Maamulka.#Shirweyne2025 #HoggaanIyoMaamul #IslaXisaabtan #SiyaasaddaIyoMaamulka #KawadahadalkaHoggaaminta
0
0
1
๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ: Siyaasadda iyo Maamulka โ Kaalinta Wasiirka & Agaasimaha Guud. #Shirweyne2025 #KawadahadalkaHoggaaminta #SiyaasaddaIyoMaamulka #MasuuliyaddaDowladeed #SomaliaLeadership
0
0
1
๐ฌ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ: ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฎ & ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น-๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐ด๐ฎ.#KawadahadalkaGanacsiga #MaamulWanaag #HantiileHufan #Shirweyne2025 #SomaliaBusiness #FahamSharciyeed
0
0
1
๐ฃ๏ธ Ganacsatada waxay la wadaageen:.Caqabadaha maamulka: musuq, marin habaabin, hufnaan laโaan.Baahida tababarro sharciyeed si ay si sharci ah u kobciyaan ganacsigooda.Ganacsadaha wacyi leh = Maamul wanaag oo sugan โ
.#KawadahadalkaGanacsiga #Shirweyne2025 #MaamulWanaag
0
0
1
๐ฆ๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐ฟ๐ผ.waxaa Goordhow Hall-ka Afrik Hotel ka Bilaabandoono โ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐ช๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐๐๐ ๐๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐ก๐ง๐ ๐๐ฌ๐ข ๐ ๐๐๐ ๐จ๐ ๐ช๐๐ก๐๐๐๐๐.๐๐ ๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐๐ฌ๐๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ช๐๐กโ .#shkahmw2025.#Dhaxalreeb
0
0
1
Waraysi: Dhaxalreeb ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ญ๐ข ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐๐ข๐ข๐ฅ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ | la soco Khamiis 12-12-2024 | 9:00 Subaxnimo. #Dhaxalreeb #Djibouti #shirkii_carta
0
0
2
Koox ka mid ah Howlwadeenanada Xarunta Dhaxalreeb oo uu hoggaaminaayo Agaasimaha Xarunta, ayaa Booqasho ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS waxaa halkaas ku soo dhaweeyay Warsiir Cabdullaahi Xaaji Xasan. #Dhaxalreeb
0
0
2
Ma fududeed shirkii Carta in Soomaalida la isugu keeno?.Barfasoor Cabdiraxmaan Ibbi.#Dhaxalreeb
0
0
3
RT @NCRIsom: @dhaxalreeb_cfld Director, Prof. Abdi Ahmed Mohamed (Baffo), emphasized the importance of collaborating with forcibly displaceโฆ.
0
1
0
Tababar: Maalinta 3-aad. Xarunta Dhaxalreeb, waxay markale qabatay tababar cinwaankiisu yahay โ๐๐ก๐๐ฒ๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐: ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง, ๐๐๐ฑ๐ฌ๐จ๐จ๐ฌ๐๐๐ซ, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐๐ฒ๐ง". #Dhaxalreeb
0
1
2
Tababar: Maalinta 2-aad. Xarunta Dhaxalreeb, waxay markale qabatay tababar cinwaankiisu yahay โ๐๐ก๐๐ฒ๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐: ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง, ๐๐๐ฑ๐ฌ๐จ๐จ๐ฌ๐๐๐ซ, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐๐ฒ๐ง".#Dhaxalreeb
0
1
6
Luulyo 14, 2024, Xarunta Dhaxalreeb waxay maamulka Jaamacadda Muqdisho u bandhigtay natiijada cilmibaarista qalinjebiyaasha jaamacadaha dalka 2018-2022, taasoo si gaar ah xoogga loogu saaray qalinjebiyayaasha Jaamacadda Muqdisho, si loo hubiyo saxnaanta natiijada .#Dhaxalreeb
0
0
1