Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Profile Banner
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Profile
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴

@Soomaaliya

Followers
8,945
Following
57
Media
72
Statuses
104

Barta rasmiga ah ee Twitter ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya @Somalia , waxaa gacanta ku heysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda @MfaSomalia | #Soomaaliya #الصومال

Mogadishu, Somalia
Joined October 2017
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@HassanSMohamud
Hassan Sheikh Mohamud
3 months
In my address at NAM, I emphasized that the continuous reckless and irresponsible rhetoric emanating from the officials of Ethiopia constitutes a dangerous violation of Somalia’s sovereignty, unity, and territorial integrity, demonstrating an absolute disregard for the cardinal
559
827
3K
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
4 months
In today's Arab League emergency meeting, I highlighted the dangerous plan by Ethiopia to control the entrances to the Red Sea, threatening global trade and navigation. We urged Arab countries to unite and stand with Somalia in confronting this aggressive plan. Solidarity is key.
205
333
2K
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MOFASomalia
Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴
4 months
The Federal Government of #Somalia strongly opposes the recent statement from the Executive Secretary of #IGAD , deeming it biased towards the #Ethiopian Government. We call on the Executive Secretary to immediately apologize, withdraw the statement and take appropriate action.
Tweet media one
186
509
1K
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MOFASomalia
Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴
4 months
ترفض حكومة جمهورية #الصومال الفيدرالية بشدة وتعارض بشكل واضح وصريح الإجراء الفظيع الذي ادعت به حكومة #إثيوبيا الفيدرالية بأنها أبرمت -بشكل غير قانوني- مذكرة تفاهم وتعاون وعمل مشترك مع إدارة #أرض_الصومال (الأقاليم الشمالية من الصومال) بالتاريخ 01/01/2024 في مدينة #أديس_أبابا.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
19
148
389
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MOFASomalia
Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴
4 months
The FGS unequivocally rejects #Ethiopia 's unauthorized MOU with #Somaliland (the northern regions of Somalia)on Jan 1 in #AddisAbaba .As per to our constitution & international laws, Somaliland is an integral part of #Somalia .Upholding peace & stability in the region is paramount.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
15
132
284
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@HassanSMohamud
Hassan Sheikh Mohamud
4 months
As a Government, we have condemned and rejected the illegal infringement of Ethiopia into our national sovereignty and territorial integrity yesterday. Not an inch of Somalia can or will be signed away by anybody. Somalia belongs to the Somali people. This is final.
Tweet media one
1K
2K
7K
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MOFASomalia
Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴
5 months
The FGS extends its profound gratitude to the #UNSC for its momentous decision to fully lift the longstanding arms embargo on #Somalia . The Council's historic vote on Friday, Dec 1, marks a pivotal moment in Somalia's journey towards enhanced national security and stability.
Tweet media one
73
59
161
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@TheVillaSomalia
Villa Somalia
10 months
Madaxweyne @HassanSMohamud ayaa ka qeyb galay Calan-saarka sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed ee dalka iyo midnimada Waqooyi iyo Koonfur, si waafaqsan habmaamuuska habeenkii xornimada iyo midnimada ee 1-da Luulyo 1960-kii.
53
93
380
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MOFASomalia
Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴
11 months
The Federal Republic of #Somalia warmly welcomes the adoption of the "Verification Report" on its application by the #EAC Heads of State, which was reviewed & deliberated at the 21st Extraordinary Summit held on May 31 in #Bujumbura , #Burundi . 🔗➡ #Somali
Tweet media one
7
31
74
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MOFASomalia
Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴
1 year
📣Join our Twitter Space with @HamzaHaadoow @PSMOFA Topic: Evacuation of #Somali citizens stranded in #Sudan . 🗓 Thursday, May 25th 🕔 9:00 PM GMT+3 📍Hosted by @MOFASomalia 🔔 Set reminder: ✅Follow ✅RT & Like ✅Comment down your questions #Somalia
Tweet media one
6
16
21
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MFASomalia
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴
1 year
| Wargelin | Wasaaradda Arrimaha Dibadda, waxa ay ka rajaynaysaa dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Suudaan in ay feejignaan muujiyaan, ayna raacaan tilmaamaha ka soo baxa Safaaradda. Waxaa lagu boorinayaa in ay iska diiwaan-geliyaan linkiga:
Tweet media one
45
40
189
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@PPRMOFA
Public Diplomacy🇸🇴
1 year
| Wargelin | Wasaaradda Arrimaha Dibadda, waxa ay ka rajaynaysaa dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Suudaan in ay feejignaan muujiyaan, ayna raacaan tilmaamaha ka soo baxa Safaaradda. Waxaa lagu boorinayaa in ay iska diiwaan-geliyaan linkigan:
Tweet media one
4
19
63
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MFASomalia
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴
2 years
Waxa aan u dabaaldagaynaa 62 guurada ka soo wareegatay Maalinta Gobonnimada #Soomaaliya 🇸🇴, #KowdaLuulyo , si aan u adkeyno midnimadeena, madax-bannaanideena iyo wadajirkeena dhuleed si aan uga guul-keenno hiigsiga Soomaali heshiis ah, dunidana heshiis la ah. #Muqdisho #Hargeysa
Tweet media one
6
14
34
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MFASomalia
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴
2 years
Hambalyo munaasabadda 62 guurada ka soo wareegatay gobonnimada #Soomaaliya . 26 June, 1960 - Gobollada waqooyi ayaa gobonnimada ka qaatay gumaystihii Ingiriiska. 1 Luulyo, 1960 - Maalinta Gobonnimada Soomaaliya iyo Israaca labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur. #Muqdisho #Hargeysa
Tweet media one
0
8
25
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MFASomalia
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴
2 years
Soomaaliya waxa ay u dooratay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kadib seddex wareeg oo cod-bixin ah oo ay codaynayeen xubnaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. #Soomaaliya #Soomaali
Tweet media one
2
1
25
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MFASomalia
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴
3 years
Wasaaradda Arrimaha Dibadda @MofaSomalia waxa ay si dhow ula socotaa warbixinnada sheegaya xarig wadareed lagula dhaqaaqay dad Soomaali oo ku nool magaalada #Ndola ee #Zambia oo loo beegsaday hab isir ah, iyadoo aan loo eegin dhalsho ahaan, waa arrin walaac dhalisay. #Soomaaliya
Tweet media one
4
17
48
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MOFASomalia
Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴
3 years
#Somalia has on numerous occasions expressed its position on the way forward with regards to #AMISOM . FGS, as the host nation, clearly opposes a hybrid mission as an option post 2021, it’s therefore regrettable the communiqué adopted by PSC of #AU . 🔗➡
Tweet media one
45
120
297
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MFASomalia
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴
3 years
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa bogaadiyay habsami u socodka hannaanka wadatashiga si loo dhameystiro Siyaasadda Qurbajoogta Qaranka Soomaaliyeed. 🔗➡ #Soomaaliya #Soomaali #Somalidiaspora
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
10
14
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MFASomalia
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴
3 years
#Soomaaliya waxa ay ka walaacsantahay rabshadaha iyo bililiqada ay burcad hubaysan ku dileen afar qof oo #Soomaali ah, kuna dhaawaceen kuwa kale, kuna boobeen goobahooda ganacsi deegaanno kala duwan oo ka tirsan gobolka #KZN ee #SouthAfrica . 🔗➡
Tweet media one
4
12
21
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴 Retweeted
@MFASomalia
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴
3 years
Hambalyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda Kowda Luulyo ee 61 guurada markii Soomaaliya🇸🇴 ay gobonnimada qaadatay, ayna israaceen gobollada Waqooyi iyo Koonfur ee dalkeena aan jecelnahay. Midnimadeenu waa awooddeena. #Soomaaliya #Soomaali #Muqdisho #Hargeysa #KowdaLuulyo
Tweet media one
4
13
26