SNAForce Profile Banner
Somali National Armed Forces Profile
Somali National Armed Forces

@SNAForce

Followers
62K
Following
68
Media
472
Statuses
597

TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED قيادة القوات المسلحة الصومالية

Somalia
Joined June 2018
Don't wanna be here? Send us removal request.
@SNAForce
Somali National Armed Forces
21 days
Sareeyo Gaas Odawa Yusuf Rage Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta Kormeeray Goobaha ay Ka socdaan Howlgalada Sifeynta Khawaarijta Waxaana uu is dultaagay Taliyaha fariisimaha Ciidamada Deegaanka Bariire Ee Sh/ Hoose oo dhawaan laga eryay Khawaarijta.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
8
14
66
@SNAForce
Somali National Armed Forces
2 months
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Odawa Yusuf Rage iyo wafdi oo Hogaaminayo ayaa safar shaqo ku Jooga Dalka Talyaaniga.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
11
55
@grok
Grok
7 days
Join millions who have switched to Grok.
254
506
4K
@SNAForce
Somali National Armed Forces
3 months
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada deegaanka ayaa maanta howlgallo qorshaysan ka fuliyay dhulka howdka ah ee deegaanka Ceel-dheere oo ku yaalla xadka gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.
1
10
39
@SNAForce
Somali National Armed Forces
3 months
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawa Yusuf Rage, ayaa hambalyo u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Ciidanka Xoogga Dalka munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed.
Tweet media one
5
9
50
@SNAForce
Somali National Armed Forces
9 months
Taliska XDS ayaa Casho Sharaf lagu Sagootinayey usameeyey Saraakiisha Ka kala socotay Wadamada Ciidamadda u jooga Nabad ilaalinta Soomaaliya kuwaas oo Afartii Maalin ee u dambaysay M Muqdisho Kaga Qayb-galay Shirkii looga hadlayay arimaha kala guurka ee Howlgalka ATMIS iyo AUSSOM
Tweet media one
Tweet media two
7
13
104
@SNAForce
Somali National Armed Forces
9 months
Taliska CXDS ayaa marti geliyay Shir looga hadlayay arimaha kala guurka ee Howlgalka ATMIS iyo AUSSOM, Shirkaas oo socday muddo 4 Maalmood ah waxaa ka soo qeybgalay Taliyaasha Wadamada Ciidamadda u jooga nabad ilaalinta Soomaaliya iyo Saaxiibada taageera Soomaaliya.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
25
134
@SNAForce
Somali National Armed Forces
9 months
Taliyaha Ciidanka XDS S/Gaas Odowa Yusuf Rage ayaa Kormeer shaqo ku tagay Taliska Guutada 16’aad ee Ciidanka Kumandooska Danab XDS Halkaas oo u ku soo Dhaweeyey Taliyaha Guutada 16’aad Danab G/Dhexe Caydaruus Maxamed Xuseen.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
2
29
197
@SNAForce
Somali National Armed Forces
10 months
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odowaa Yusuf Raage iyo Taliyihii hore Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxiyadiin.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
14
117
@SNAForce
Somali National Armed Forces
10 months
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin “Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka waa inuu dhamaystiraa howlgalka dalka looga xoraynayo khawaarijta.”
13
12
118
@SNAForce
Somali National Armed Forces
10 months
Golaha Wasiirrada JFS oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka XDS oo loo magacaabay S/Gaas Odowaa Yusuf Raage, si loo dardargeliyo difaaca dalka iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta.
Tweet media one
48
69
450
@SNAForce
Somali National Armed Forces
10 months
Dowladaha Soomaaliya iyo uganda ayaa leh xariir qota-dheer, waxaana uganda ay ka mid tahay Dowladahii ugu horeeyay ee ciidamo usoo diray Dalkeena, kuwaas oo qeyb ka ahaa Ciidamadii AMISOM.
0
1
2
@SNAForce
Somali National Armed Forces
10 months
Taliyaha CXDS S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Dalka Uganda heshiis kula saxiixday Ku xigeenka Taliyaha Ciidamada ee Dalka uganda ahna ku-simaha Taliyaha ciidamada, Gen Sam Okiding, waxaana heshiiskaan uu quseeyaa Howlgalka Midowga Afrika ee bilaabanaya sanadka 2025.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
10
47
@SNAForce
Somali National Armed Forces
10 months
Wafdi ay Hoggaaminayaan Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka XDS S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa dalka Jabuuti kaga qeyb-galay shir looga hadlayay Howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee bilaabanaya sanadka soo socda ee 2025.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
12
62
@SNAForce
Somali National Armed Forces
10 months
Taliyaha Ciidanka XDS" dhawaan waxaan xarig jari doonaa dhismaha Talisyada Ciidamada Cirka, Badda iyo xaruma kale oo muhiim ah".
0
14
103
@SNAForce
Somali National Armed Forces
10 months
Guddiga Maaliyadda ee labada gole BJFS ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda, wasiirka Gaashaandhiga, Taliyaha Ciidnaka XDS, Taliyaha Booliiska, Taliyaha nabad sugida, Taliye ku xigeenka ciidanka asluubta Soomaaliyeed.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
12
46
@SNAForce
Somali National Armed Forces
10 months
Taliyaha CXDS S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa ka qeyb-galay xuska 101 sano guurada maalinta Aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga. Munaasabaddan oo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka ka tirsan DFS ayaa waxaa martigelisay Safaararadda Turkiga ee Muqdisho.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
7
52
@SNAForce
Somali National Armed Forces
10 months
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Turkiga dhawaana soo gaaray Muqdisho. Wafdigaan waxaa Hogaaminayay ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Difaaca Qaranka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
11
84
@SNAForce
Somali National Armed Forces
11 months
Kaaliyaha Taliyaha CXDS Gen Madeey Nuureey ayaa shir Gudoomiyay Shirka Arrimaha Horumarinta Ciidanka XDS, waxaana ka soo qeyb-galay Talisyada Ciidanka XDS, Hoggaanka Qorsheynta Ciidanka, Xafiiska Amniga Qaranka, wakiillo ka kala socday ATMIS, EU, Türkiye, UAE, UK, UN, iyo US.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
13
68
@SNAForce
Somali National Armed Forces
11 months
Geesiyaasha XDS oo kaashanaya Ciidamada deegaanka ayaa goor dhaw kala wareegay Argagixisadda Deegaanada Geerille iyo Cali yabaal oo ka tirsan Gobalka Galgaduud.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
21
113
@SNAForce
Somali National Armed Forces
11 months
Taliye ibraahim Sheikh “Waxaan u dabaal dageynaa 70-sano guuradii ka soo wareegatay xuska markii ugu horeysey ee aan yeelanno astaanta dalkeenna, taasoo sharaf iyo karaamo u ah qof kasta oo Soomaali ah, Alle ha u naxariisto halgamayaashii sababay guusha aan maanta heysano.”
Tweet media one
0
14
71