SomalilandSolidarity
@SL_Solidarity
Followers
4K
Following
2K
Media
150
Statuses
2K
We promote, encourage and enable the development of cohesive society, where justice and equality prevails.
United Kingdom
Joined October 2014
Mariane waa inan u dhalatay dalka New Zealand, waxa booqatay Somaliland oo ay aad ula soo dhcday xasiloonida iyo dhaqanka wanaagsan ee mujtamaca reer Somaliland gaar ahaan martida iyo magantaba...
0
1
3
Mariane waa inan u dhalatay dalka New Zealand, waxa booqatay Somaliland oo ay aad ula soo dhcday xasiloonida iyo dhaqanka wanaagsan ee mujtamaca reer Somaliland gaar ahaan martida iyo magantaba...
0
3
6
Tolow kii Farmaajo iyo afartii u qolka yara ee Villa Somalia kula xareysnaa ee bar yahanba lahaa waxbaanu ka soo xidhnay meeye? Maxay la aamusan yihiin? Ayaan daranaa Shacabka Somalia maalinba...
0
0
0
Tolow maxa laqarinayaa ee ay diidan tahay kooxda Villa Somalia ku sugan in ay shacabka Somalia ogaadaan?!
0
0
0
Su’aasha iswaydiinta mudan ba ah maxa ka horjooga xildhibaanada baarlamaanka soomaliya iyo madaxdooduba in ay ka hadlaan xuduuda Kenya ay darbiga 4 meters ah ee ay dhisayso iyo waliba gobolada ay...
0
0
0
“Walaashaa iskama hubtid ee seedigaa haysi seegina” Somaliland waa dal curdin ah oo hada un ka soo kabanaaya burbur ay sabab u ahayd dawladii dhexe ee soomaaliya. Dani ugu ma jirto in ay cidnaba...
0
0
1
“Nin ku yiri Sinaan meyno. Adiguna diid Sareyn tiisa” oo adeer shalay adiga moyaa wax lagaawaydiiyay markii la xaraashayay dhulka ee LONDON lagu kala gadanaayay?! Dhulku miyaanu dhulkaasi ahayn?...
0
1
0
President Farmajo let down Somalis. Let’s not allow him to surrender the country to Ethiopia.
0
0
0