Somaliland National Communication Center (SLNCC)
@SLNCC01
Followers
22
Following
13
Media
16
Statuses
36
Official account of Somaliland National Communication Center.
Hargeisa, Somaliland
Joined January 2023
COMMUNIQUE: Somaliland-Somalia Dialogue Resolution of the Djibouti Conference on the Dialogue between the Federal Government of Somalia and the Government of Somaliland In light of the constructive negotiations for the resolution of the issues between the Federal Government
3
20
46
The relationship between Somaliland and Taiwan is increasingly robust across various domains - a foundation of trust and reliability supports this mutual benefit. Among the many domains in which our nations collaborate tightly to assist each other include agriculture, wildlife,
7
15
46
At the 116th session of the Council of Ministers of the Republic of Somaliland, chaired by H.E. Musa Bihi Abdi, President of the Republic of Somaliland, accompanied by Vice president, H.E. Abdirahman Abdilahi Ismail (Saili’i), heard general briefing on the country's security from
3
9
25
Aamina Feyr Xuseen: AYAANL Indhihii I gudhay Waa kuwaa ifee Ala Ayaanle iyo Olol Ma Adigaa Ala Ayaanle iyo OLol Ma Adigaaa. Qalbigìi Engagay Ubax Bow Baxee Ala Ayaanle iyo Olol Ma Adigaa Sida Roob Onkoday Oo Arooryo Da'ay Udug Bay Uree Ala Ma Adigaa. Udug Bay Uree Ala Ma Adiga
0
0
1
Dawladda JSL oo xayiraaddii ka qaaday Idaacadda BBC Laanteeda Afka Somaliga oo muddo ka xayirnayd inay ka hawl gasho gudaha JSL.
5
6
12
Maydh Jetty : The first ship, carrying more than 100 tons of cargo has just docked. Construction supported through SDF, project implementation by #Somaliland Ministry of Livestock & Fisheries.
4
30
103
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigalinta JSL Siciid Xasan Habbane ayaa ka hadlay arrimo mihiim ah.
3
13
30
Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta JSL Ayaa joojisay Baahinta Doodaha,Waraysiyada War-bixinaha ka hor-imanaaya Dhaqanka,Anshaxa Suuban iyo Diinta.
10
26
77
MUUQAAL: Afhayeenka Ciidanka Qaranka ahna Taliyaha hawl-galinta ee Ciidanka Qaranka Sareeyo Guuto Cabdi Cabdilaahi( Cabdi Dheere) ayaa Warbaahinta dawladda ugu waramay Taliska Ciidanka Qaranka ee Caasimada Hargaysa.
3
33
94
MUUQAAL: Taliyaha qaybta 12aad ee Ciidanka Qaranka JSL Gen Faysal Cabdi Bootaan ayaa ka hadlay xaalada magaalada Laascaanood, farriinna u diray bulshada gobolka Sool. #SoolSomaliland
51
75
268
Press Release - The Republic of Somaliland's Position on the US State Department Statement" https://t.co/2j4cf5JH1a
8
33
99
Somaliland president urged all the various forces to redouble their efforts and be vigilant against all those who intend to harm the national security. #SoolSomaliland
68
59
252
Update #Laascaanood #SoolSomaliland
"Muddadii aanu ku jirnay xabsiyada Somaliland wax dhibaato ah oo naloo geystay majirto" Maxaabiistii lagu soo qabtay dagaalkii Laascanood. #SoolSomaliland
10
14
61
Wasaaradda Biyaha #Somaliland oo Gabiley gaadhsiisay qalabka Tamarka Cadceedda oo kor loogu qaadayo Ceelasha Biyaha.
0
3
2
Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa si adag isaga difaacay weerarka ay soo qaadeen kooxaha huwanta ahi ee ay hogaaminayso Maamul Puntland ee Somalia, iyadoo marnaba Ciidanka Qaranku aanu weerar ahayn, ilaalinayo xabad joojintii Xukuumaddu ku dhawaaqday.
42
51
168
MUUQAAL: Ciidanka Qaranka JSL ayaa soo bandhigay Maxaabiis iyo hub laga qabsaday kooxihii soo weeraray Ciidanka Qaranka iyo Taliye Faysal Cabdi Bootaan oo ka hadlay xaalada dagaalka iyo guulaha ciidanka Qaranka.1/2
17
56
147