Omar M.M. Filish
@OFilish
Followers
47K
Following
16
Media
147
Statuses
251
Mayor of #Mogadishu & Governor of #Benadir Region,
Somalia, Mogadishu
Joined August 2019
Waxaan si rasmi ah u daahfurnay qaadista Imtixaanaadka shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Dugsiyada gobolka Banaadir oo ay maanta u fadhiisteen in ka badan 27-kun oo arday. Guul iyo horumar ayaan u rajeynayaa dhamaan ardayda.
7
10
47
Delighted to meet with Mayor of Mogadishu& Governor of Benadir @OFilish and learn from him about the very city I call home now. Hopefully I can also help contribute to the betterment of Mogadishu going forward.
14
21
137
Daahfurka mashruuca Dhismaha Wadada Dr. Kadare ee degmada Kaaraan wadadaas oo tagta Marina beach. #Bulsho_Nabad_ah & #beled_nadiif_ah. #Natus_oo_Nataabsii
8
6
43
The Mayor of #Mogadishu Omar Mohamud Mohamed @OFilish laid today the foundation stone for the renovation of the Banadir Regional Vaccination Cold Chain in collaboration with @unicefsomalia under #JPLG program.
4
7
41
H.E. Minister of Health @AbikarDr welcomed Mayor of Mogadishu @Ofilish to @MoH_Somalia who came for a courtesy visit. Talks raised included updates & plans for healthcare in the Benadir region in particular a vaccine storage center.
4
12
79
EU Ambassador to Somalia Tiina Intlemann met with the Mayor of Mogadishu and the Governor BRA @OFilish, and his team, and discussed range of issues from EU support to BRA, elections and youth employment among others
0
4
28
Mogadishu’s Mayor @OFilish has participated in consultations with Wabari and Hawlwadag community leaders at Waberi district headquarter.this program aims to get local residents engagements in Mogadishu municipality services
5
11
72
Guddoomiyaha G. Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. @OFilish iyo Wefdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweyay magaalada Samareeb. Waxaa garoonka Ugas Nur kusoo dhoweeyey Madaxweynaha Galmudug Md. @MrQoorqoor iyo Saraakiil ka tirsan Maamulkiisa.
2
9
69
Anigoo ku hadlaya codka Maamulka gobolka Banaadir iyo kan shacabka Caasimadda Waxaan uga mahadcelinaaya Madaxweynaha JFS mudane @M_Farmaajo saxiixa qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare.
32
60
341
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. @OFilish ayaa ka qeybgalay kulan RW JFS Md. @MohamedHRoble uu la qaatay hay'adaha amniga, waxa uuna RW faray hay'adaha amniga iyo maamulka G. Banaadir in la dardargeliyo sugidda amniga maadaama dalku u diyaargaroobayo doorasho.
2
5
30
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Md. @OFilish ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiir ku xigeenka Dowlada Swedan ee Soomaliya Petra Smitmanis Dry, iyagoo ka wadahadlay kaalinta dowladda Sweden ay ku leedahay dib u soo kabashada Dalka.
3
7
40
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. @OFilish oo Maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa oo muda 30-sano si sharci-dara ah looga heestay ayaa sheegay in Maamulka gobolka Banaadir uusan aqbali doonin in magaalada Muqdisho gudaheeda la isku baado.
14
10
52
Waxaan hambalyo u dirayaa Cayaartoyda Xulka kubadda Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay koobka Maamul goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.
22
33
254
The governor of Banadir Region and the Mayor of Mogadishu, Mr. @OFilish met in his office with the Country Director of Save the Children Somalia and talked about improving health, education, children's rights and helping the poor people affected by the Covid-19.
1
5
24
Honored to launch COVID-19 Response campaign in Mogadishu with a theme of “Be careful, COVID-19 still exists. Grateful 4 the support of JPLG to ensure LGs are capable to mitigate the spread of the pandemic. @somaliLG @AbdikadirDalha
6
11
79
Waxaan Xalay Ka qaybgalay Shir Horudhac u ah shirka Wadatashiga Ee u dhaxeeya DFS iyo Maamul goboleedyada Dalka iyo Gobolka Banadir Shirkaas oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha JFS Mudane @M_Farmaajo waxaana rajeynayaa in shirkaas ay kasoo baxaan wax Umada Soomaaliyed Anfaca I.A
29
41
330