Mowrdsl Profile Banner
Ministry of Water Resource | Somaliland Profile
Ministry of Water Resource | Somaliland

@Mowrdsl

Followers
2K
Following
173
Media
200
Statuses
327

The official Twitter account of the Ministry of Water Resource Development of the Republic of Somaliland, Follow this channel for the latest.

Somaliland
Joined December 2020
Don't wanna be here? Send us removal request.
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
2 days
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha ayaa kulan muhiim ah la yeeshay W.H.H, Kulanka oo ka dhacay xarunta wasaaradda, ayaa lagaga wada hadlay dar-dargelinta iyo kormeerka mashaariicda socda, bilaabista mashaariicda taagan, iyo xoojinta iskaashiga labada dhinac.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
1
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
28 days
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha, Mudane Aadan Cabdillaahi Cabdille, ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyay mishiin cusub oo loogu talagalay biyo-soo-saarka ceelasha waraabiya magaalada ganacsiyeedka Tog-Wajaale.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
3
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
1 month
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Mudane Aadan Cabdilaahi Cabdille oo Safar shaqo u jooga magaalada Caynaba ee Gobolka Saraar. Ayaa kulamo ku saabsan horumarinta Biyaha laqaatay gudoomiyaha Gobolka, Duqa degmada Caynaba iyo mas’uuliyiinta kale ee gobolka
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
2
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
1 month
Wasiirka Wasaaradda Biyaha ayaa kulan la qaatay madaxda hay’adda Pharo Foundation. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa mashaariicda cusub ee biyaha ee ay Fulintooda iska kaashanayaan Wasaaradda iyo Hay'adda Pharo si loo horumariyo adeegyada biyaha ee dalka
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
8
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
2 months
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha, Mudane Aadan C. Cabdille, ayaa furay tababar 5-maalmood ah oo lagu baranayo tayada iyo daawaynta biyaha Tababarka oo uu bixiyay khabiir sare Aadan Faarax—oo 40 sano waayo-aragnimo u leh macaanaynta biyaha—
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
0
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
4 months
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha ayaa maanta magaalada taalabuur ee degmada Xaaji-xasan geele ee gobolka Togdheer ka dhagaxdhigay Dhaam-biyood wayn oo casriya .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
0
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
4 months
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Mudane Abubakar Cabdiraxman Good ayaa maanta Deegaanka Higlada ee degmada Salaxlay Ka Dhagaxdhigay Dhaam biyood Wayn oo cusub, .Dhaamkan oo ay Hirgalintiisa Iska kaashanayaa Wasaaradda Horumarinta Biyaha iyo Hay'adda Pharo Foundation,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
2
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
4 months
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Mudane Aadan Cabdilaahi Cabdille,ayaa maalintii 3-aad ee Safarka uu Ugu Kuurgalayay Xaaladda Biyaha ee uu ku marayay Guud ahaan dalka ka bilaabay Deegaanada Hawdka – Gobolka Togdheer ,.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
0
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
4 months
| Xarunta Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha ayaa lagu qabtay kulankii toddobaadlaha ahaa ee ay yeeshaan Wasiirka Agaasimaha guud & madaxda waaxyaha Wasaaradda .Kulanka waxaa lagu falanqeeyay guulihii shaqo iyo u diyaar garowga hawlaha cusub. #wasaaradda #biyaha #jsl
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
4
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
4 months
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Mudane Abubakar Cabdiraxman Good ayaa maanta dekeda magaalada Berbera kula wareegay Warshadaha biyo-macaanaynta ee loogu talagalay degmooyinka Oog, Caynaba, Wadaama-goo iyo Ceelaf-weyn.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
3
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
5 months
The President of the Republic of Somaliland, HE. Dr. Abdirahman Mohamed Abdilahi (Irro), accompanied by the Minister of Water Resource Development Abubakar and other high-level delegation, officially inaugurated the Berbera Water Expansion Project by laying its foundation stone.
Tweet media one
0
3
24
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
5 months
Tweet media one
0
0
2
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
5 months
Agaasimaha Guud ee WHKHB, Mudane Aadan Abdilaahi Abdille iyo wafti uu hogaaminayay ayaa safar shaqo u tagay magaalada Nairobi. Agaasimaha iyo wafti-giisu waxay kulanka la yeesheen madaxda World Bank.Kulankan ayaa xooga lagu saaray dardargelinta 2 mashruuc ee Abartire & Barwaqo
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
1
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
5 months
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Mudane Abubakar Cabdiraxman Good ayaa dhagaxdhigay ceelka deegaanka Hilowle ee degmada Xariirad ee gobolka Selel.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
0
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
6 months
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha, Mudane Abubakar Cabdiraxmaan Good, ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha dhaam biyood weyn oo laga hirgelinayo deegaanka Qoton-dabo ee degmada Saba-wanaag gobolka Maroodi-jeex. Dhaamkan ayaa qayb ka ah mashruuca Barwaaqo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
2
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
6 months
Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo uu wehelinayo Wasiirka wWHKhB ayaa maanta dhagax dhigay saddex Ceel Biyood oo laga hirgelinayo Gobolka Sanaag.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
1
@Mowrdsl
Ministry of Water Resource | Somaliland
6 months
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Mudane Abubakar Cabdiraxmaan Good oo ay weheliso Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha dhaam biyood weyn oo laga hirgelinayo deegaanka Garabis ee Gobolka Maroodijeex.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
2