Mahad Mooge Mohamed
@MahadMooge
Followers
3K
Following
5K
Media
512
Statuses
1K
๐ Student at Mogadishu University | Faculty of Economics & Management Sciences | Business Administration | Mentor | ๐ Crypto Investor & Trader |
Baraawe, Somalia
Joined July 2017
Alxamdulillaah ๐คฒ Safarkan trading-ka waxaan bilaabay 5-tii June anigoo wata $500. Kadib ku dhowaad 6 bilood iyo 27 maalmood Celcelis muddo 7 bilood oo dulqaad, adkaysi, iyo is-xisaabin joogto ah ah: โก๏ธ $500 to $3,322.49 ๐ข PnL: +564.5% Ugu horreyn, Mahad oo dhan Allah ayay u
Asc Salaaman Dhamaan. Maanta oo ah June 5, waxaan si rasmi ah u bilaabay trading challenge 6 bilood- ah oo diiradda saaraya, consistency, self-reflection, iyo documentation. Waxaana #Journal ka iga caawinaya @alphajournalai Oo Fursad ii siisay inaan kamid noqdo Users-ka ugu
22
7
114
Sanado badan ayay dadka kale ku dhihi jireen, Waxaad fahmin algorithm-ka.๐ Maanta waxay leeyihiin: Algorithm waa la beddelay. ๐ Market-ku ma patch gareeyo strategy-ga ee wuxuu kaliya qaadaa liquidity-ga dadka system uu qofki sameyayba wali nolyahay si indho laโaan ah u
5
1
18
๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฅ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฑ๐ถ๐ด๐ผ๐ผ ๐๐๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ด๐ฎ! Ma doonaysaa inaad kor u qaaddo aqoontaada oo aad barato xirfado lacag ka soo galaysa? Xirfadlay waxay kuu diyaarisay fursad dahabi ah oo aad kaga dhabayn karto riyadaada. Ha moogaan fursadan!
0
3
7
Salam Investors & Traders! $BTC hadda labada dhinacba waxaa yaalla liquidations badan oo la ugaarsan karo. ๐ข Kore: $74kโ$82k ๐ป Hoosta: $62k - $56K Suuqa wuxuu u badan yahay inuu marka hore qaado hal dhinac si uu u ururiyo liquidity, kadibna jihada dhabta ah muujiyo.
1
2
40
$BTC ๐ข Step 1: Bearish BOS โ
๏ธ Step 2: Bullish CHoCH โ
๏ธ Step 3: Retest & Entry โณ ๐ Entry Zone: $68,500 ๐ฏ Take Profit: $74,080 ๐ Stop Loss: $66,400 โ ๏ธ Manage your Risk
4
2
44
Hey! $HYPE ๐ข Hadalka maqal. ๐ Waxa nagu fana dal๐ธ๐ด Shacabka unahay nal.๐ก
1
2
31
$BTC ๐จMaxaa BTC hoos keenay ka dib ATH iyo maxaa xiga laga filan karaa muddo gaaban.๐ค Ujeeddadayda maqaalkaan waa inaan idinla wadaago aragtidayda gaarka ah ee ku saabsan waxa aan filayo $BTC, sidaas darteed ku raaxaysta akhriska. Marka hore waa inaan fahannaa sida lacagtu
5
5
48
$BTC ๐ด Haddii aad si qoto dheer u fiiriso yearly structure CRT, waa cabsi cabsi, laakiin haddii aadan fahmin, way kaa sii cabsi badan tahay.๐
14
3
58
๐ค Xirfadlay AI Support Waxaan dugsigeena ku soo kordhinay Chatbot kaa haqab-tiraya su'aalahaaga maalinlaha ah, isla mar ahaantaana xallinaya caqabadaha kula soo darsa, kaasoo 24-ka saacba heegan kuu ah. Hadii aan nahay bahda XIRFADLAY, waxaa had iyo jeer naga go'an in qofka
0
1
8
$BTC Riyooy qurux badnaan lahaydiyaa, haddaa rumoowi lahayd๐
5
4
53
$BTC ๐ด Cirkaa noo jira cabaar โ๏ธ Dhulkuna waa noo cagar ๐๐ฑ Waxan maqlayaa habaar ๐ฃ๏ธ Raba haaya jano ๐ด iyo naar ๐ฅ Boqorka Nugaal iyo Karkaar ๐ Mudug waxa taala maar ๐ซ Mahadna waa sida falaar ๐น Jan 14 ayaan sameeyay BTC analysis ๐ Waxaan saadaaliyay drop from 95K โ 80K,
$BTC ๐ด Entery: 94900 TP1: 86000 - 80836 SL: 98999 LEVERAGE: 20X MANAGE YOUR RISKSโ ๏ธ Lets see the result InshaAllah
9
5
56
$SUI ๐ข Scalp.... Entery: 1.278 TP: 1.3437 SL:1.2649 LEVERAGE: MANAGE YOUR RISK.
0
0
35
Waafipay ku iibso xirfadaheena Ka soo dalbo "
https://t.co/7QWiRkUg9j" ama ka soo dalbo WhastApp link-gan " https://t.co/Q0ICBSbivb".
0
2
9
Asc Salaaman Dhamaan. Maanta oo ah June 23, 2026, waxaan si rasmi ah u bilaabayaa public trading challenge cusub oo 6 bilood ah oo diiradda saaraya consistency, self-reflection, iyo documentation. Vote-kii wuu soo dhammaaday โ
75% waxay doorteen $500, inan ku bilowno, 25%
Salaam traders ๐๐ 2026 waxaan bilaabayaa public trading challenge + accountability (6 bilood). Start-ka aan ku bilaabayno maxan ka dhigna?. #TradingJourney #AlphaTraders #2026Journey #SomaliTraders #Mogadishu #Barawe #CryptoTrading #BTCTRADING
9
5
60