Mustafe Saluute Profile
Mustafe Saluute

@MSaluute

Followers
48
Following
140
Media
30
Statuses
845

Joined January 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
@MSaluute
Mustafe Saluute
11 months
Aaska Marxuum Siilaanyo, Allah haw naxariisto ehelkana samir iyo iimaan saadiq ah,
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
11 months
States man passed away on 15th November-2024, my allah give paradise,
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
11 months
Hadaan Xamar beri jeclaa Hadeer uma xiiso qabo Xusuusteedaan nebcahay
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
11 months
Election turn out is very slow in east region of Somaliland, less than 50% is estimated to vote,
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
11 months
Burao dhinaca Bari waxaa dadkii codaynyey dhamaadeen, 12:00 duhurnimo, galbta 5:00 galabnimo markaan kusoo ridyey 2 qof ayaan ugu tegay.
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
11 months
Saadaasha Doorashada SANAAG Waddani 75 Kulmiye 25 SOOL Waddani 20k Kulmiye 10k TOGDHEER Waddani 120k Kulmiye 70k SAAXIL Kulmiye 45k Waddani 25k MJEEX Kulmiye 265k Waddani 145k AWDAL Waddani 70k Kulmiye 80k Total; Kulmiye 495k Waddani 455 Kulmiye win by 40k
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
11 months
Doorashada Madaxtinimada Somaliland ayaa beri oo bishu tahay 13-Nov-2024, looga dareeayaa dhamaan gobolada dalka marka laga reerbo Sool bari natiijada la saalinayo ayaa in Muse Biixi markale kusoo noqon doono kursiga in kastoo ay karaandoontoo natiijadii uu kusoo baxay 2017
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
11 months
By By One Somalia Policy
@westtoeastt
easttowestt 🌍
11 months
Your outta here 😂 Bye bye “one Somalia” policy 👋
0
0
1
@MSaluute
Mustafe Saluute
1 year
Cutubkan aad soo dhigtay kuma cadda raadinta aqoonsi ay Somaliland ka hesho caalamka, markaa warkii Muuse Biixi Sheegay waxbaa ka Jira,
@KhaireHamse
Hamse A. Khaire
1 year
Musharaxa Kulmiye Party wuxuu khayriyada Hargeysa kaga qudbeeyay in aan barnaamij siyaasadeedka Xisbiga Waddani meelna aanu kuga qornayn aqoonsiga Soomaliland. Isagoo dadwaynaha Xujaynaya ayuu yidhi "..Bal barnaamijkooda akhriya oo ka soo hela aqoonsiga Somaliland meel uu kaga
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
1 year
Somalia waa god madaw maxba kama hagaayaan waayo diyaar umaha inay wax hagaajistaan, dilaal ayaa lagaga qaataa beesha caalamka, sid la SL iyo PL ayey hagaajin lahaayeen degaankooda.
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
1 year
Golahan xili loo baahnaa,ayaa lagu dhawaaqay. Waa muhiim in loo istaago samata bixinta Wadanka oo waliba ay doorkooda qaataan Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Fadaraaliga ah. Xasan waa la habaabay Dowladnimadii,waana la joogaa wakhtigii lagula dhegi lahaa talada. Kuwa
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
1 year
Sure MBC will back to office, why; 1. Waddani ma haysto musharax hadal iyo hadaf is wata cid kuso jiidanaya. 2. Waddani kuma oleeyo cayda Muuse mooyee wax kale oo ka fog, 3. Waddani waxaa isugu tegay intii Mwyne Muse xil ka wayday, 3. Waddani wuxuu ka shaqeeya xinka xaasidnmo.
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 year
60 maalmood ka bacdi, bulshada Somaliland waxa ay codkooda ku ciqaabi doonaan kuwii hagraday. Kuwii haybaddii la saaray la habaabay. Waxa ay shacabku u dhigi doonaan cashar cibraqaadasho ugu filnaada ku kasta oo iman doona, oo xil & masuuliyad ay bulshadu u dhiibato.
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
1 year
Prince Johnson men captured, executed and murdered violently with recording TV Camera, it was very alarming situation.
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
1 year
Been iyo Khiyaamo, hore ayaa loo arkay,
@MohamudHAbdi
Mohamoud Hashi
1 year
U Codee KAAH, Ku Codee 6 🟥🖐️
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
1 year
Gurigiina ayaa bay, Somaliland iyo Ethiopia cidi kala reebi kari mayso, ama dhul haysa siiyeen ama bad haysa siiyeen, Somalia ku wareertay, adiguna Xaashi ku wareertay, iska nasta ku daalinee tani qalbataye.
@AnalystSomalia
Abdirashid Hashi
1 year
The guy Ethiopia sent to Hargeisa, Somalia either has two X (Twitter) accounts to doublespeak as his bosses — or the first account, which mentions his time in Nairobi as head of the public diplomacy section, is his actual account, and the second account, contradicting the
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
1 year
Ma dad indho iyo dhego la’ ayaad u waramaysaa, ku lahaa dhul ay qaadato, hada waxa ciwaanka kuugu qorani waa prof: aqoonyahay ayaa lagu moodaa lkn cadho iyo xiqdi ayaa kaa tan batay misaad wax kasta isaga qoraysaa, Xaraf kasta oo aan soo qortaa wuxuu ka turmaysaa garashadaada
@AbdinasirSola
Prof Abdinasir Ismail “SOLA” PhD
1 year
Ethiopia ma dooneyso ganacsi iyo dekad, waa dhulbalaarsi, waa in layska difaaca iyaga iyo dabadhilifta la socota.
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
1 year
Marka hore ayaad khalad ka fahantay dawladnimada Somalia, imisaanu ku leenahay meeshan dawladi kama jirto, waa koox ku qadhaabata shaanbad aqoonsi oo UN-ku siiyey, Waxaas oo burbur siyaasadeed ah ma Somaliland ayaa kaliiftay, markii aya Ethoipai la gashay heshiis badeed.
@EngNaaji
Naaji
1 year
Dowlada Hadeey Xiri Kareyn Xasaanada Ka qaadi Kareyn Waa Waqti Dhumis Dadkaan Dowladnima Ma rabaan ee Nin kastoow Goofkaada difaaco ! @HamzaAbdiBarre @HSNQ_NISA @HassanSMohamud
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
1 year
Ethiopia respected Somalia’ territory and sovereignty , but this is only Somali Italia, Mr Hashi you confused Ethiopia policy, Somalia Italia, Somaliland British protectorate, Union collapsed in 1991, Since then Somaliland unitarily administered by it self without supports.
@AnalystSomalia
Abdirashid Hashi
1 year
Ethiopia's diplomacy is based on deception and lies — but in this hyperlinked 21st century, lies do not work or gain traction. Ethiopia's foreign minister talks empty talk while engaging in highly dangerous and illegal activities in a sovereign neighboring country. For
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
1 year
Prof, waa ku jabteen arinta Sland iyo Ethiopia, sidan aamuskaa dhaame iska aamu
@AbdinasirSola
Prof Abdinasir Ismail “SOLA” PhD
1 year
Beenay waa run, shalay baan idin sheegay in Consul general uu yahay oo Wasiir @AhmedMoFiqi uu approval gareeyay.
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
1 year
Both are potential enemy, caused by Ethiopian GERD, Ethiopia needs naval base not a ports.
@martinplaut
Martin Plaut
1 year
Why Ethiopia is so alarmed by an Egypt-Somalia alliance
0
0
0
@MSaluute
Mustafe Saluute
1 year
Yes, exactly, Ethiopia prioritise Naval base not ports, still Somalia & its alliance do not understand Ethiopia’s proposes.
@DanielsonKassa1
Pulp Faction
1 year
Problem is Djibouti by itself is not enough for #Ethiopia’s growing economy. Moreover, given the dangerous Red Sea area, we have to have a naval base to secure access “to-and-from the sea”. So 100% by Djibouti is not enough. Sorry, try harder.
0
0
0