Zahra Abdulahe Igal Profile Banner
Zahra Abdulahe Igal Profile
Zahra Abdulahe Igal

@HonBundubte

Followers
1,816
Following
115
Media
123
Statuses
184

Deputy Chief Whip/Official Member of Parliament for the Federal Republic of Somalia.

Somalia
Joined May 2022
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@HonBundubte
Zahra Abdulahe Igal
1 day
Jumca mubaarak!
Tweet media one
Tweet media two
18
11
89
@HonBundubte
Zahra Abdulahe Igal
4 days
Waraabe baa la weydiiyey war dhimataye kabo malaguu tolaa markaasuu yiri hadi la ii tolana Alhamdulah hadi kalena Rabil caalamiin awelba kabo la’aan baan noolaa! Professor Ali Galeydh AUN!
4
1
12
@HonBundubte
Zahra Abdulahe Igal
5 days
Waxaan maanta Magaalada Nairobi ku soo dhamaadey shir ey joogeen 6 wasaaradood Heshiiskan is afgaradka ah ayaa noqon doona mid ay labada dowladood ka wada faa’iidaysan doonaan, sida dhanka Waxbarashada, Ganacsiga, amniga iyo isu socodka dadka iyo gaadiidka dhinaca xuduudaha!
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
7
@HonBundubte
Zahra Abdulahe Igal
5 days
Ku soodhawoow dalka aan dariska nahay walaalo badana ay ka hayaan xililka u sareeya dalka Pm Hamza Abdi Bare sharaf korkaaga ha ahaato!
Tweet media one
9
5
65
@HonBundubte
Zahra Abdulahe Igal
9 days
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Waa ku mahadsanyahay martiqaadkii xalay ee aan ku wareysanay dhamaan Wafidigii SSC-Khatumo iyo mas’uuliyiinta joogta Muqdisho!
Tweet media one
3
4
34
@HonBundubte
Zahra Abdulahe Igal
11 days
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka somalia Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Daahfuray Geeddi Socodka Hirgelinta Hannaanka heshinin Qaran oo diiradda saaraya lix tiir oo ay saldhig u tahay sidii ummadda Somalieed si dhab ah uga heshiin lahayen dhibatiyinka!
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
14
@HonBundubte
Zahra Abdulahe Igal
15 days
Maanta iyo Jimcaha Liido!
4
4
26
@HonBundubte
Zahra Abdulahe Igal
16 days
Safar salaama xildhibaan Falhado Deeqow markale ku soo noqo Somalia adoo nabad ah InshaAllah!
Tweet media one
2
0
19
Zahra Abdulahe Igal Retweeted
@Raganimo5
JD
17 days
Somalia 🇸🇴 horey u socotaa waana dhaqaaday ilahay fadligiis
3
7
38
@HonBundubte
Zahra Abdulahe Igal
19 days
Degmada Wardhiigleey waa roobeysatey saaka Alhamdulliah inkasta oo dhamaan dalka roobab kii guga ka curteen inshaAllah mid aan wax na yeelin Alaha nooga dhigo!
2
2
22
@HonBundubte
Zahra Abdulahe Igal
30 days
Tweet media one
3
0
27
@HonBundubte
Zahra Abdulahe Igal
1 month
Eid mubarak, كل عام و انتم بخير Waxaan dhaman umadda islamka gaar ahan umada somalida u rajeynaya cimri dheer iyo cibado suuban.Waxan si gaar ah Allaah uga barya in uu umadda somaliyed isku soo dhaweyo qalbiyadooda kana dhigo kuwa wadankooda iyo dadkoda wax u tara. Allaahu Amin
0
0
7
@HonBundubte
Zahra Abdulahe Igal
1 month
Hambalyo degmada Laascanood,
Tweet media one
1
1
26