Galmudug State House
@GalmudugState_
Followers
880
Following
48
Media
82
Statuses
93
Official twitter channel for the Galmudug Presidential House.
Dhusamareb,Galmudug-Somalia
Joined November 2017
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye & wafdi uu hoggaaminayo oo fiidnimadii caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda #Somalia Socdaalka Madaxweynaha ayaa la xiriira shirar ay madaxda DFS iyo Dowladaha xubnaha ka ah ku yeelan doonaan #Mugadishu
2
0
8
Madaxweyne@MrQoorqoor ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Galmudug. Shirka ayaa ku saabsanaa dhageysiga Qorshaha Horumarinta Dowladda Galmudug - Galmudug State Development Plan ( GSDP-3), ee sanadaha 2023-2024.
0
0
2
Waxaan maanta kulan la qaadanay aniga iyo wafdiga aan hogaaminayo, Madaxweynaha Dowladda Koofur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Xildhibaanada dooran ee BFS. Kulankaan ayaan diirradda ku saarnay sidii loo dhameystiri lahaa doorashoyinka dalka,
84
24
206
After 30 yrs of instability #Somalia is gaining relativepeace and security.the country is endowed with important resources, including the longest coastline in Africa,along history of livestock farming,& productive for salts,agriculture, fishety sectots #Hobyosahan
0
0
1
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Ahmed Abdi Kaarie ayaa goordhaw ka hadli doona Xaaladda Degmada Guriceel iyo mowqifka Galmudug.
1
2
4
Nin Xaaskiisa furaya ayaa la weydiiyey sababta uu u furayo, waxaanu yidhi: Fariidku Xaaskiisa waxba kama sheego. Markii uu furay kadib ayaa hadana la weydiiyey sababta uu Xaaskiisii ku furay, waxaanu yidhi: Caaqilku gabadh aanay shaqo isku lahayn waxba kama sheego!... Raganimo.
36
20
193
#Galmudug security forces cooperation with SNA Conducted an offensive operation to liberate its territories from the terrorist group of #Alshabaab. Press stetenent
0
0
2
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu maamuusayey 61-aad guuradii kasoo wareegtay midnimada Soomaaliya iyo madax bannaanida Gobolada Koonfureed oo ka dhacday Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.
0
0
3
Madaxweynaha Galmudug @MrQoorqoor ayaa sagootiyey Xubnihii ka socday Beesha Caalamka oo uu Hoggaaminayey James Swan. Waxana la guddoonsiyay agabka Hiddaha & Dhaqanka Soomaalida.
0
0
3
Madaxweynaha Dowladda Galmudug @MrQoorqoor ayaa ka qeyb galaya Shirka Wadatashiga Madaxda DFS ,Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo hada ka furmaya xarunta Afisiyooni ee Garoonka Aadan Cabdulle ee Magaalada Muqdisho.
0
0
2
Madaxweynaha Galmudug ayaa kulamo la qaatay ergayga QM & Safiirka Maraykanka ee Somaaliya.
0
0
2
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Oo Magacaabay Taliska Ciidanka Darawiishta Galmudug.
0
1
3
Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug oo uu shirguddoominayay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa looga hadlay dardargelinta arrimaha amniga.
0
0
2
Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa aqalka Madaxtooyada #Galmudug kaga qeybgalay shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku saabsan dardar galinta hannaanka doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda heshiiskii 17-kii Sebteembar2020
0
2
3
Madaxweyne @MrQoorqoor ayaa Garoonka Ugaas Nuur Ee magaalo madaxda Galmudug Kusoo dhaweeyay Wafdi ay kala hoggaaminayaan Madaxweyneyaasha #Hirshabeelle iyo #KGS oo u yimid ka qeybgalka Shirka Madaxeedka Wadatashiga oo ka furmaya magaalada Dhuusamareeb.
0
0
1
President @mrqoorqoor, VP & members of his cabinet welcomed the delegation to discuss UN partners level of support in Galmudug and identify new opportunities while addressing challenges faced and charting a way forward for enhanced cooperation.
0
0
2
Today, a @UNSomalia team led by the SRSG James Swan and representitaves from its partners of @WFPSomalia and @UNDPSomalia visited Galmudug Statehouse in Dusamareb.
1
0
3
Madaxweynaha #Galmudug @MrQoorqoor ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Mudane James Swan iyo qaar ka mid ah madaxda Hay’adaha Qaramada Midoobay sida Hay’adda Cunada Aduunka ee WFP iyo Barnaamijka Horumarinta ee UNDP.
0
0
3
Madaxweynaha Galmudug @MrQoorqoor ayaa umadda Soomaaliyeed iyo daneyeyaasha arrimaha doorashada u faahfaahiyey dadaalkiisii ku aaddaanaa xal- u helida arrimaha Doorashooyinka iyo xallinta tabashooyinka jira.
0
0
1
Madaxweynaha DGM ayaa magaalada #Gaalkacyo kula kulmay madaxweynaha Puntland waxayna ka wada hadleen xoojinta amniga iyo iskaashiga labada dowladood.
0
1
4