Dekshurei Profile Banner
Mohamed Shurie Nur Profile
Mohamed Shurie Nur

@Dekshurei

Followers
3K
Following
401
Media
722
Statuses
945

The director of Communication and public relations of the presidency of Hirshabeelle/ Email: [email protected]/

Mogadishu-Somalia
Joined August 2014
Don't wanna be here? Send us removal request.
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
27 days
The #Macawisley forces in the #Hiiraan region, in an ambush operation they carried out killed leader #NurAbdiRoble, who was the highest-ranking leader of the #Khawaarij groups in #Hirshabelle and #Galmudug. #NurAbdi and the forces he was with were killed in #Garas-magan, which is.
2
1
12
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
2 hours
Duqa magaalada #Jowhar Cusmaan Maxamed Muqtaar (Baareey) oo Jimca wanaagsan idin ka soo leh bartamaha magaalada.
0
0
0
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
1 day
Guddiga joogtada Golaha Shacabka BJFS oo maanta dhaariyey Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), Xildhibaan Cabdikariin Maxamed Diiriye iyo Xildhibaan Cabduqaadir Maxamuud Maxamed (Seey-Seey) oo si rasmi ah uga mid noqday Golaha Shacabka BJFS. Xildhibaanaddaan, ayaa
0
0
6
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
5 days
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo kusoo dhaweeyay deegaanka Haawaay Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo. Hirshabeelle, ayaa laga hirgelinayaa Garoon-diyaaraddeed, Dekad iyo xarun laga diro dayax-gacmeed.
0
0
1
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
5 days
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa goor dhow soo gaaray deegaanka Haawaay oo laga dhaggax-dhigi doono mashaariic kala duwan oo isugu jiro Garoon diyaaraddeed iyo Dekad.
0
0
1
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
5 days
The Minister of Youth and Sports of Hirshabelle has won an international award. The Minister of the Ministry of Youth and Sports of Hirshabelle, Mohamed Aynte, who won an international award given by the Independent Pan African Youth Parliament, after his efforts in developing
Tweet media one
0
1
7
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
7 days
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye oo soo xiray tartankii kubbadda cagta ee #Azul_Sports ee ka socday magaalada ilbaxnimada ee #Beledweyne
0
0
5
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
7 days
Xarunta degmada #Halgan , waxa ay ka mid aheyd degmooyinkii ugu dambeeyay oo Dowladda Hirshabeelle ansixisay.
0
4
12
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
7 days
Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle Saciid Hagar Camalloow oo ka mahadcelinayo sagootintii Jaamacadda Hiiraan ay ugu sameysay magaalada Beledweyne.
0
1
8
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
8 days
Maanta Maanta iyo toddobaadka xorriyadda.
0
8
30
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
9 days
The local forces, #Hirshabelle Dervish Forces and #Somali National Army conducted a planned operation to take control of #CaliGaduud district, which was ultimately cleared of terrorists.
0
6
12
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
9 days
Waberi-Beledweyne iyo gaaristooda kama dambeysta #Azul
1
2
10
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
10 days
President of Hirshabelle State Receives AUSSOM Sector 5 Leadership. Jowhar, June 24, 2025: The President of Hirshabelle State, Mr. Ali Abdullahi Hussein (Ali Gudlawe), received the leadership of Sector 5 of the AUSSOM forces, particularly those from Burundi, at his office. The
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
4
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
10 days
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraddaha Waxbarashada iyo Dhallinyarada.
Tweet media one
1
0
4
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
10 days
Dabaal-degyadii ugu weynaa. 📸Yuslim Maxamed Axmed
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
13
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
10 days
Waxaad iftiin iyo baraare u tihiin mustaqbalka Hirshabeelle. #Guulleysta
1
11
29
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
11 days
Asma Omar Hashi, daughter of the late Omar Hashi, delivered a powerful and inspiring speech—marked by strength, wisdom, and a forward-looking vision. Her words reflected that her father’s legacy remains alive at the official launch of Centennial Vision 2060 (CV2060). @NEC_Somalia
0
5
14
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
11 days
Macallimad, ku jirta waqti shaqo oo adag.
0
1
19
@Dekshurei
Mohamed Shurie Nur
12 days
Walaalkii-u-hiiliye.
0
2
6