Rahmaa Profile Banner
Rahmaa Profile
Rahmaa

@DaMogadiscio

Followers
20,906
Following
734
Media
606
Statuses
7,529

Mogadiscio😎 | #LongLiveSNA 🫶🏽❤️ | 🇸🇴

Somewhere Peaceful
Joined May 2012
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@DaMogadiscio
Rahmaa
5 months
On behalf of my family, I would like to thank all of you from the bottom of my heart for being there for us. May Allah forgive my dad and grant him the highest place in Jannah, Allahumma Aamiin. 02.May.2024, Innaalillah Wa Innaa Illeyhi Raajicuun.
36
7
88
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Fake lashes, Fake nails,fake eyebrows, almost fake face and still they want a real man . 😇😇😇😇
137
55
557
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
“Dumarku waa sida cambihii ookale intaad isleedahay hakuu soo bislaato baa mid inkaar qabaha ah bisbaas iyo cusbo intuu kucuno kuleeyahay “Alla dhanaanaa!” “””😂😂😂😂😂😂😂. Ninbaan kasoo xigtay😀.
168
43
529
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Nin reer Xamar ah ayaa isagoo qaawan oo roob ku qubeysanaayo aa cirka hilaaac kadhacay intuu orod jabsaday kulahaa cirkaa screenshot iga qaatay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂.
181
34
480
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Maanta wxn soo raacay Bajaaj wiilka Bajaajka waday aya igu yiri”abayo mxa isku cadayn weysay? Waqti dher ma arkin mana so qaadin gabar midabkeeda wali leh! See ku dhacday inadan badalin?”. Wxn ugu jawabay “aniga jecel in aan heysto oo aan badalin qoyskygana Wa Igu jecelyihin”
87
11
380
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Kasla Farm, located in Afgooye district Somalia 🇸🇴❤️.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
17
65
319
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Mogadishu✌🏼🇸🇴❤️.
18
44
316
@DaMogadiscio
Rahmaa
2 years
Welcome!.🙂
Tweet media one
82
34
303
@DaMogadiscio
Rahmaa
5 years
Maxaad ka fahamtay?🤔.
50
65
300
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
I wanna tell you 1 thing about Mogadishu,Somalia “ we are from and we enjoy our life in our beautiful country”. Thank you With my dear @MizzJoMohamed #PeaceAndLove
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
18
18
289
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Please help Macalin Cabdi Macalin Yuusuf 061 8881795 😢😢😢.
Tweet media one
7
108
281
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Dad badan inaa qofweyn ahay iiqabaan ma sawirka Profile oo maamo u eg baa leygu qaldaa ma ogi!. Hal midaase jirto oo aan hubo ayaa waxa ay tahay in Labiska Hooyadeey illaahey ha unaxariiste uga daydey oo aan sida ay ulabisan jirtay anigana u labisto. Tusaale buljiga waan qaataa!
91
5
288
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
7:11Am beautiful rainy morning with Somali fishermen eating breakfast on boat. 📍Mogadishu🇸🇴 📸 i 💐❤️
Tweet media one
20
26
287
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Waxaan bartay sida Computer ka loo daaro loona damiyo 2005 anigoo 7jir ah. Explore inaa isticmaalo waxaan bartay 2008 anigoo 10 jir ah. In aan Email iyo messenger isticmaalo waxaan bilaabay oo aan bartay 2009 anigoo 11 jir ah. Facebook iyo Twitter 2012 anoo 14jir ah.
117
15
280
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
1st RAMADAN without my mom😢. “No matter what i do to move on from this pain, deep down inside i will always know that i will never get to hug my mom again🥺🥺”. Allaahyarham HOOYO💔🤲🏻🤲🏻🤲🏻.
76
11
269
@DaMogadiscio
Rahmaa
10 days
Welcome to M O G A D I S H U ❤️.
17
33
283
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Duuleedka koonfureed ee magaalada Muqdisho waxaa kutaalo Jaziirad oo dhinac kaga beegan Xeebta dheer ee Jaziira. Abaaydhaxan waa meel aad u jawi wanaagsan dalxiiska Soomaaliya maahan mid dadkiisu ka faa’ideesteen. Halkan waxa ay deegaan noqotay laba boqol sano kahor. #Abaaydhaxan
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
21
37
263
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
3daan sano Xamar waxaa maqaaxiyaha iyo meelaha kale ee la isugu yimaado nafta inoogu keeneen dhalinyaro gobolada ka kala yimid oo magaala aysan waxba ka aqoon caasimadiii Soomaaliya un ugaranayaan! yimi haddana buuq fura. Meel markaa kucusub tahay deg deg ka fogoow!.
144
18
246
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Mama Siraad Maxamed(Maama Ugaaso) oo ah hooyo Soomaaliyeed kana timid Ingiriiska dalkeedana dib ugusoo laabatay ayaa waxay u samesay ilmaha hooy la aanta iyo daroogada dillootay hooy ay ku xanaaneeso,wax kubarto,ku quudiso. Waxaan ubaahannahay kumanaan mama sirad oo kale ah😭❤️
Tweet media one
Tweet media two
26
36
242
@DaMogadiscio
Rahmaa
7 days
See you 19 September,2024 @Galkanabadda . Doorka dhalinyarada & difaaca dalka. 🇸🇴🫶🏾💕 @Abdi_Iftin @wehlie_ahmed @Ahgaashaan
Tweet media one
24
34
392
@DaMogadiscio
Rahmaa
16 days
Somali President declines meeting with Ethiopian Prime Minister in Beijing, China. Somali President Hassan Sheikh Mohamud has declined a proposal to meet with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed on the sidelines of the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) summit in Beijing,
Tweet media one
45
25
241
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Ajnabi badan oo waxaan arkay TWITTER iska guursaday macnaha isku bartay!. Horta Soomaali malaga helaa lamadooo mahaan isku baratay kadibna is aroosay😀.
110
9
233
@DaMogadiscio
Rahmaa
7 days
Madaxweyne HSM iyo galabta. Madaxweyne jid loo xeraayo in badan ayaa ku dhibaneen waa Alxamdulillah in madaxweynaha uu tixgeliyey culeyska shacabka ka heystay wadooyinka oo la xero. #Mogadishu
29
35
283
@DaMogadiscio
Rahmaa
5 years
Breaking News; The other beautiful side of Mogadishu, the capital city of Somalia🇸🇴 wow!. 6:00am and 11:15am 🇸🇴❤️. #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
15
25
229
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Sawir qaadida iyo Muuqaal duubista waa laba xirfad oo aan aad u jeclahay!. Laakiin weli bulshadeena kama aysan korin in kalsoonida darada dumarka laga daayo. Anigu saxafi maahi qof ku shaqeeya labadaa xirfad ma’ihi haddana waa wax aan aad u jeclahay inaa sameeyo. 1/2
47
12
226
@DaMogadiscio
Rahmaa
8 months
Tweet media one
32
7
228
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Talo; Gabdho Walaalkaa yuusan abti iyo adeer u noqon ilmahaaga!. Wiilaloow walaashaa yeesan habaryar iyo eedo unoqon ilmahaaga!. Ilma adeernimada la isku guursanaayo hala iska daayo.
75
4
227
@DaMogadiscio
Rahmaa
2 years
Waxaan ku faraxsanahay in aad tahay siyaasiga kaliya ee aan siyaasaddiisa iyo odaynimadiisa ku taageero, waxaan ku faraxsanahay in aan soo wada marnay maalmo adag. Madaxweyne hambalyo waxaan alle kaaga baryayaa inuu kula qaado masuuliyadda iyo masiirka lagugu aaminay.
Tweet media one
22
16
217
@DaMogadiscio
Rahmaa
7 months
Imaam Shaafici ayaa hore u dhahay "Xaqiiqdii dad ayaa geeriyoday oo adduunyada ka tagay, laakiin waxa nool sharaftoodii oo weli magacoodii ayaa lahayaa, misana waa loo duceeyaa oo la ixtiraamaa iyagoo dhintay!. Dadna wey nool yihiin oo weli ma dhimannin, laakiin dadka dhexdooda
Tweet media one
81
26
219
@DaMogadiscio
Rahmaa
2 years
SOOMAALI HESHIIS AH,DUNIDANA HESHIIS LA AH. @HassanSMohamud #HSM4President
Tweet media one
44
24
219
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
MashaAllaah sawiradaan ayaan kasoo qaaday shalay degmadeena doogga quruxda badan leh ee Deyniile🇸🇴❤️. Here is Mogadishu🇸🇴.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
23
19
210
@DaMogadiscio
Rahmaa
3 years
MashaAllaah Hargeisa,Somaliland❤️ 📸Leo Hamada
Tweet media one
Tweet media two
9
29
202
@DaMogadiscio
Rahmaa
5 years
Halkee kaga dhalatay gayiga Soomaali degto? Aniga; Mogadishu 💐🇸🇴❤️.
228
5
204
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Walaalkey Daahir oo aan habeen hore Elite wada jognay ayaa galabta kamid noqday dadkii kudhintay weerarkii Hotelka😢😢😢😢😢😢. Alloow kuu naxariiiso walaal fiican oo ahludiin ah ayuu ahaa alloow unaxariiso. Waa habeen kale oo mugdiya murugada ma qiyaasi karo.
74
18
205
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Kawaran haddii doorashada kursiga madaxweynaha Soomaaliya ay dooran lahaayeen shacabka! Adiga siyaasigee udooran lahayd inuu madaxweynaha Soomaaliya noqdo?. #somalia
187
5
203
@DaMogadiscio
Rahmaa
26 days
Tweet media one
20
4
206
@DaMogadiscio
Rahmaa
14 days
Habaryar waxaa ka nasiib badantahay 100jir Landlock ah oo waligiis bad ku dabaalan waxaa heysataa Jowharadda Badweynta Hindiya - Muqdisho magaaladeena. The White Pearl of the Indian Ocean. #SomaliWaters #Notaninch 🫶🏾❤️
4
31
202
@DaMogadiscio
Rahmaa
7 months
Reer Facebook oo X ( Twitter ) nagu soo cariiriyeen, soo dhawaadha. 😁 #FacebookIsDown
Tweet media one
53
8
198
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Dadka Soomaaliyeed markay subaxa soo kacaan Asc Subax wanaagsan isma dhahhaan. Guriga qofkii sookacaba su’aal uu lasoo kacayaa. Inta yaa xalay wax kucunay oo tirtirin. Inta yaa bakeeriga oga tagay, xagga yaa kabaha kutuuray😭😂.
30
9
193
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Soomaalida Twitter ka bishiiba laba ragga is qabsada markaasaa buuq iyo block baanu aragnaa!. War xishooda oo iscafiya walaalayaal waxaa soosocota bishii Ramadaan . Fadlan walaalkaa ama walaashaa ku ixtiraam afkaaraha aad ku kala duwan tihiin ha ugefin sharafka qofka .
36
8
181
@DaMogadiscio
Rahmaa
7 months
Only in Xamar❤️. Elite Hotel, Mogadishu.
Tweet media one
1
14
176
@DaMogadiscio
Rahmaa
23 days
Wada xerow majiro, madaxweyne HSM iyo Muqdisho.
5
35
180
@DaMogadiscio
Rahmaa
11 days
🫶🏾❤️
6
36
180
@DaMogadiscio
Rahmaa
7 months
Ciyaal Xamar oo magaal kooda ku jeesteenayaan😎. Nabadaa na deeqdo🫶🏽❤️
2
17
176
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
📍Mogadishu 🇸🇴❤️
9
19
172
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Sunset, Let’s see the other side of Somalia🇸🇴 📍Abaaydhaxan 🇸🇴 📸 i
Tweet media one
11
11
168
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Roob xoogan baa inoo da’aya caawa Xamar. Waxaan illaahey dambi dhaaf iyo naxariistiisa uga baryayaa inuu siiyo waalidiinteena iyo walaalaheena ahlu qabuurka ah . Illaahayoow qabrigooda waasac uga dhiga dambigooda kacafi jannatul frdowsana ka waraabi yaa rabbi.
32
6
163
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
😭😭😭😭MashaAllaah Tabarakallah he donated kidney to his mom. May Allah bless both and give shifa 🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️. #SomaliFamily
Tweet media one
10
15
160
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Wiil aan adeer u ahay ayaa i weydiiyey sababta ay ragga xaasaska leh ay mushkiladahooda ula wadaagi la’yihiin xaasaskooda. Waxaan u sheegay in ay adagtahay in dhibka Malaariyada xalkeeda la weydiiyo Kaneeco. #mugabe 😂😂😂😂😂😂😂😂😂.
53
6
160
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Waa 5:00am Soomaaliya alhamdulillaah waan saxuurtay waanna tukaday. Umadda islaamka meelwalba joogaan allaha ka aqbalo camal walba oo waajib ay gutaan iyo mid kale oo wanaagsanba. Naftu wey dhib badantahay inaad ka adkaatana waaloo baahanyahay. Illaahey xaqqa hanagu sugo.
17
1
163
@DaMogadiscio
Rahmaa
7 months
Shidanaaba shidan, adeey kuu taalaa😂.
13
22
163
@DaMogadiscio
Rahmaa
7 months
Qaranka Soomaaliya cisi iyo sharaf ayuu u haayaa Mudane @IsmailOguelleh . Mahadsanid mudane Madaxweyne. #HIILWALAAL 🇸🇴🇩🇯
Tweet media one
33
20
158
@DaMogadiscio
Rahmaa
5 years
Waqtiga hore ayuu u socdaa laakiin xasuusta dib ayee usocotaa. 3bil ayee maanta utahay geeridii hooyo😞💔. Rabbi beer janna kaaga dhig Hooyo xasuusahaaga oodhan waa waxa aan kunoolahay maanta illaahey kasokoow, rabbi hakuu nuuriyo qabriga Hooyo😞🤲🏻.
42
10
147
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Dawladda ayaa soo saartay sharci sheegaya in gabadh kasta iyo wiil kasta oo qurux badan laga qaadi doono Canshuurta quruxda!. Waan u jeedaa waad qosleysaa, sababtoo ah waad ka badbaaday in canshuurtaas lagaa qaado. Waa i fahantay maahinoo? 😂😂. #Mugabe
71
10
149
@DaMogadiscio
Rahmaa
7 months
"Taariikh lama ilaawaan, Turkigaa inoo galay". Teşekkür ederim Türkiye 👍🏽. 🇸🇴🤝🏽🇹🇷
3
36
149
@DaMogadiscio
Rahmaa
12 days
Korneyl Adam Jelle, Korneyl Xasan Ciraaqi & Korneyl Maxamed Sheikh. Xoogga Dalka Soomaaliya - ragga aan dhabarkooda nabadda ku jiifno harkana u diiday Khawaariijta.
2
24
155
@DaMogadiscio
Rahmaa
5 years
2 Talo ayaan idin siinayaa qaar kamida dhalinyarada Soomaaliyeed: 1. qabyaaladda iska daaya meel walba iyo dad walba u tagtaan walaalnimo, Bini adamnimo,Islaamnimo iyo Soomaalinimo ha idin deeqdo!. 2. Iskadaaya qaadashada lacagaha la idin ku siiyo inaad qof ku caaysaan.
37
10
148
@DaMogadiscio
Rahmaa
6 days
In ciidanka ay helaan hub casri ah & gaadiid waa u guul qorshaha Dib-u-habaynta iyo tayaynta ciidanka qaranka. #Muqdisho
22
31
289
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Ciyaal Xamar wa kasaayaan LEGEND CIMRI AAKE!. Si iskiiis ah ayuu kudifaaci jiray dhulka uuku fadhiyo Garoonka Cayaaraha ee Muqdisho!,biraha,iyo waxyaabaha kale ee garoon kuharay muhiimna u ahaa. Anoo yar xasuustaa oo iigu dambeesay waayadaan ma arkin hadda waalasoo helay.
Tweet media one
13
12
146
@DaMogadiscio
Rahmaa
17 days
Madaxweyne HSM oo markale iska diiday damaca Abiy ee ah inay waji ka waji isku soo hor fariistaan una wada hadlaan. Gushaada u bandhig ku laandheerey barxadaha ku balami ku laandheerey🤣.
20
17
149
@DaMogadiscio
Rahmaa
5 years
Mogadishu’s people will never ever give up. Today It was beautiful day at the biggest and first Somali Travel and Tourism @ExpoSomali . #SOMTEX2020 #mogadishu
9
21
144
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
How it started Vs How it’s going.
Tweet media one
Tweet media two
5
18
141
@DaMogadiscio
Rahmaa
3 years
My wish is to stay always like this, living quietly in a corner of nature. Last month i went to Goobweyn🇸🇴 enjoy my video❤️.
10
28
143
@DaMogadiscio
Rahmaa
8 days
Muqdisho kaafiso,koriso,kufiso, kibir & cadow jebiso. Magaaladaan iyo dadkeedaba dowlad ku nool wadaniyiin ah oo gardarada argagixisada & shisheeyaha meel cad ka taagan waaye, nabad waarta iyo barwaaqo Muqdisho my minin💕.
Tweet media one
6
22
148
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
My dad’s Family Abgaal Ismaan will always on the golden book of humanity and kindness. soldiers from Ab were part of SNM that is why Somalilanders always respect more than others to this family. Ahmed Dhere❤️ I love you Abtiyaal & Haboyaal u are the most beautiful and educated
@Gobannimo
Ayan Mahamoud MBE
4 years
It was such a pleasure to honour and to invite to our home today pilot Ahmed Dheere, who flowed to Djibouti instead of bombing Hargeysa& put his self in danger, to safe innocent people. We are forever grateful to Ahmed for his heroic action, and humanity #Somaliland #grateful
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
45
73
387
29
18
138
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Sidee u isticmaashaa barafuumka B) Tish T) Tish Tish J) Tish Tish Tish X) Tishhhtiishtishtishtiiiiishhshhhh
133
2
139
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Iyadoo xaaladdu ay noqotay in guryaha la joogo baraha bulshadana aan aad u isticmaalno waxaan iska xeray Facebook iyo Instgram keygi. Hadda waxaan kaliya isticmaalayaa Twitter , Whatsapp iyo Youtube . Adiga maka maarantaa baraha bulshada sida Instgram iyo Facebook?.
70
7
139
@DaMogadiscio
Rahmaa
13 days
MashaAllah General Maxamed Xaashi Guuleed oo soo caafimaaday. Allah u siyaadiyo waa halyey qaran. #LongLiveSNA 🫶🏾❤️
6
16
141
@DaMogadiscio
Rahmaa
7 months
Waxaa wax lagu farxo lana bogaadiyo ah in Dowladdeena ku guuleysatay maaraynta iskudaygii fashilmay ee qalqal gellinta isu socodka Diyaaradaha ee Hawada Soomaaliya. Soomaaliya waa ay isku filantahay, waxaana xaqiiq ah in ay isku sii filnaan doonto. Dowladnimo✅.
Tweet media one
16
17
141
@DaMogadiscio
Rahmaa
1 month
Walaalkeey Shahiid Taliye Fahad Salad Maxamed waa Askarigii maanta isku dhigay baabuurkii qaraxa ee argagixisada rabeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka Muqdisho iyo Ciidanka Qaranka. Walaalkey in uu u dhintay badbaadada 3milyan bar iyo guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed
Tweet media one
62
23
139
@DaMogadiscio
Rahmaa
23 days
Mogadishu🫶🏾❤️
3
19
139
@DaMogadiscio
Rahmaa
9 months
MashaAllah Bulshada Benadir oo u dabaal dagayaan Dhalashada Bisha Barakeysan ee Ramadan sanadka 1358 Hijriya ( 14/Oct/1939 ), Mogadishu❤️. 🕌🕋🇸🇴❤️
6
31
133
@DaMogadiscio
Rahmaa
25 days
🇸🇴🤝🏽🇪🇬
16
21
140
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Waxaan idin kaga farxinayaa caawa iftiinkaas hareeraheyga kamuuqda Habeen wanaagsan🙏🏼❤️. السلام والجمال مقديشو
Tweet media one
Tweet media two
8
6
130
@DaMogadiscio
Rahmaa
15 days
❤️
4
11
136
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Mid mirqaan ah ayaa sheekeynayay wuxuu dhahay " dagaalki 77 ragi hogaminayey ayn ka mid aha wxna ka dagaalamaayey magaalada Godeey" markas mid lafadhiyay ayaa waydiiyay " maku dhaawacantay hee dagaalka?" ku lahaa “war sug shekada ha iga qasin waanba ku dhiman doonaa dagaalkee”😂
24
13
129
@DaMogadiscio
Rahmaa
13 days
Innaalillah wa innaa illeyhi raajicuun. 😳🤯
61
11
136
@DaMogadiscio
Rahmaa
10 days
Our late presidents, Aden Adde and Gamal Abdel Nasser. May Allah grant them Janatul Firdous. ❤️ 🇸🇴🇪🇬
Tweet media one
10
16
133
@DaMogadiscio
Rahmaa
7 months
🇸🇴🤝🏽🇹🇷
2
19
132
@DaMogadiscio
Rahmaa
7 months
Warkii oo kooban. Mahadsanid mudane Madaxweyne. Buugaagta Taariikhda waxaa lagu qori doonaa in aad ahayd madaxweynihii difaacay Badda Soomaaliya 2jeer waliba isagoo la doortay 2xilli doorasho. Guleyso Madaxweyne.
7
28
129
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 months
Ceeldheer - The home of Culumaa'udiin wa Nuur , heroism and bravery is safe now and forever.
8
21
128
@DaMogadiscio
Rahmaa
8 months
Bismillah, Sab kusoo dhawaada -- afar afar haloo fariisto😂🫶🏽❤️.
19
23
125
@DaMogadiscio
Rahmaa
3 months
Ka soo bilow 1990 ilaa 2024 , 4 jeer ayaa diyaarado dagaal kasoo muuqdeen hawada Muqdisho!. 1. Regime-kii Siad Barre oo diyaarado ay kasoo kiciyeen Balli-Doogle ku soo fasaxay magaaladda si ay u mujiyaan awood ay kusii joogaan xukun una dagaalamaan inta aysan soo gelin Jabhadda.
22
23
123
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 months
Baddaan UNUKAA ISKA LEH😎. #NotAnInch #Somalia
5
20
119
@DaMogadiscio
Rahmaa
3 months
Marka ciidaada Hooyo & Dhaxal kaaga aabo aad ku raaxeysaneyso💪🏾❤️. Xeebta ugu dheer Afrika UNUKAA LEH😎. 📍Mogadishu.
7
22
120
@DaMogadiscio
Rahmaa
10 days
Tweet media one
12
20
122
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Maalin un waan rajeynayaa hadduu ebbe iiqoray inaan tago BARAAWE🇸🇴. Magaalada ugu qurux badan magaalooyinka Soomaaliya, dadka kasoo jeeda waa dad nabadda iyo waxbarashada ehel u ah. Barawe waan jeclahay inaa tago🥺😢.
18
6
116
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Habeen wanaagsan ayaan idin ka soo leeyahay hawada iyo leerta macaan ee Muqdisho🇸🇴❤️. 🎤Maxamed Axmed Qoomaal 🇸🇴.
9
10
116
@DaMogadiscio
Rahmaa
13 days
12 years ago, on September 10, 2012 — Somalia elected Hassan Sheikh Mohamud as the 8th president of the nation.
Tweet media one
20
8
120
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Salaad ciid ah Madaxweyne Aadan Cadde iyo Raysalwasaare Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Allaahyarxam.
Tweet media one
4
12
116
@DaMogadiscio
Rahmaa
4 years
Doodda iyo dagaal ka dumarka qaar kuhayyaan culumada Soomaaliyeed haka daayaan marba sheikh kudhaga war 2 sano ama kabadan media yiilay baa 2020 lasoo celinayaa bal markaa maxaa looga hadli waayey iney TWITTER FUN ka raadiyaan beey culumada ugu dhagaan. 1/2
28
11
112