Xildhibaan Barkhad Batuun Profile Banner
Xildhibaan Barkhad Batuun Profile
Xildhibaan Barkhad Batuun

@BarkhadBatuun

Followers
14,369
Following
13
Media
202
Statuses
250

Official Twitter account of Somaliland's most popular vote MP.

Republic of Somaliland
Joined June 2021
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
"Umadda aan ka soo jeedo maaha dadka laga tirada badan yahay ee waa dadka laga gardaran yahay"
Tweet media one
100
73
902
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Saaxiibkay @OsmanDubbe waxa aan leeyahay anniga Calankaygu waa kan. Isaga ayaan ku hoos dhashay, ku dhaqmay, ku dhalay, wax ku bartay, ku hoos dhimanayaa idam Alle. #calankayguwaakan #somaliland
Tweet media one
296
114
666
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Fannaanada Sahra Ileys iyo Fannaanada Aamina Wabar waxa ay ahaayeen labo fannaan oo heeso muujinaya meeshan u socdo iyo waxa aan u taaganahay bulshada u qaaday maanta ayaan casuumad Boqor Axmed u sameeyey ku kullanay!
Tweet media one
67
44
635
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
The place and the work of my father and family proud to be!
60
78
578
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 year
Amiira iyo Aabaheed, Alxamdullilaah Allow na aqbal.
Tweet media one
41
24
569
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Shaqo waa sharaf.!
Tweet media one
52
52
550
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Farxad ayaa inoo ballan ah Idamka Alle faataxa.
Tweet media one
50
18
517
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 year
Dhiddidka iyo dhimbiisha dabka ee birta ka soo boodeysa waa dhuunigi lanagu koriyey iyo dhaxalkii la nooga dhintay. "Shaqo waa sharaf, shaxaads'e maaha sharaf" Muruq-maal.
Tweet media one
48
50
518
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
4 months
Alxamdullilaah, Aabo Aamira aqoonta aad kuuliyadda shareecada ee Jaamacadda Gollis ka dhammeysay Alle mid diinteeda, dadkeeda iyo dalkeedaba ku anfacda ha kaa dhigo.
Tweet media one
43
10
499
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Muwaaddiniinta Somaliland, maanta oo kale ha muujiyaan midnimadooda oo Madaxweynahoodana ha isbarbar taagaan, caalamkana ha tusaan calankooda iyo ciiddoodu in ay ictiraaf rabaan. Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliya waxa aan leeyahay ; (1/1)
Tweet media one
62
75
480
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Asxaabta ku dawakhday labada account ka saxda ah, waxaan hadda Facebook-gayga soo dhigay link-ga accountkayga saxda ah. Mahadsanidiin.
31
31
490
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Dadka danyarta ah ee dumarka iyo caruurta ah ee dawladdu saartay marnaba Xisbi ahaan ma taageersanin. Wax dhaqanka, diinta iyo dawladnimada ku fiicanna may aheyn. (1/1)
Tweet media one
166
59
469
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
5 months
Adduunka haddii aynu is arki weynay Aakhiro Alle Albaabadda Jannaddiisa ha isku keen tuso wallaalo Khadiija.
Tweet media one
49
13
463
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan.
Tweet media one
26
15
433
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan, Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir waa daaci weyn oo diinta Alle dadkeena barayey muddo 40 sanno ah, Alle Aakhiradiisa, Aduunkiisa, Ubadkiisa, iyo Ardeydiisaba ha barakeeyo.
Tweet media one
57
34
412
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Xabadda lugta la igala beegsaday waxa aan u fahmay in la rabay inaan naafo noqdo oo lugaha aan xaqa iyo xuquuqda muwaadiniinta ku baadi-goobayo la iga curyaamiyo balse may dhicin oo Alle ayaa i bad-baadshay Alxamdullilaah! Xadhig iyo Xabad iga joojin mayso in aan xaqa sheego.
Tweet media one
150
69
400
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 month
Aabo Axlaamay Alle kuwa kitaabkiisa ka shaqeeya ha dhigo Adiga iyo dhammaan ubadka kale oo dhan.
37
31
415
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Tweet media one
31
16
400
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan
Tweet media one
24
15
402
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Saddex sano ka hor ayaan kula kulmay makhaayad ku taal magaaladda Hargaysa. Halkan hoose ka akhri qisada Farxaan oo dhammaystiran:
Tweet media one
32
38
388
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Anuu odhan maayo intaan @AbdikarimMoge u tago kaalay oo Baloodh ii habee ama qofkan ayaan wadaaye baloodh u habee ee waxa aan noqon doona mid Abdikariim runta u sheega haduu wadada saxda ah ka leexdo.
Tweet media one
56
38
384
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce Wanaagsan.
Tweet media one
28
13
382
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
"Waasan oo baryiyo maalmihii wacna way soo socdaan" Insha Allah.
Tweet media one
17
35
351
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
"Halgama Farxaan yare iyo Hoggaamiye Cirro.!"
Tweet media one
18
33
345
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Account-kan malihi, qofka isticmaala waxaan u sheegi lahaa in uu magaciisa saxda ah ku qorto.
Tweet media one
55
42
338
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
It's always good to be with you!
Tweet media one
23
17
322
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Saaka iyo Somaliland!
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
30
43
312
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Tweet media one
48
28
302
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Habeen wanaagsan dhammaantiin.
Tweet media one
31
9
309
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan, Safar kheyr qaba oo Somaliland sumacadeed siyaasaaddeed sarre u qaado Allow ka yeel, soo duceeya qaranka loo adeegayayaaye.
Tweet media one
48
15
306
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Walaalkay Sheekh Mustafa Mohamed Suleman Tubeec , Oo uu dhalay Boqorkii Codka Somaliyeed wuxu galabta iigu yimid xaafadda; isaga oo dalka Norway uga yimid hambalyada guushii doorashadayda, iyo ta @AbdikarimMoge , oo labadoodaba aabbo saaxiib ahaayeen.
Tweet media one
17
36
297
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Anigu marnaba ka dhaqaajin maayo Xisbigeygii i dhisay! Siyasaaddu dan maahe waa dadnimo.
Tweet media one
39
22
264
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Ra'iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane' Abdulkadir Kamil iyo Dawladda Jabuuti waan uga mahadcelinaya in ay igu maamuuseen Billada ugu sarreysa qaranka Jabuuti. Billadan waxa aan u hibbeyn doona shacabka sharafta badan ee Reer Somaliland ee aan huwanahay codkooda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
30
37
253
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan.
Tweet media one
17
7
245
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Marin kasta oo guusha loo maro, maskax macalin baa ka dambeysa! "Like father, like son" 📸 @ChiefEidleh
Tweet media one
14
11
244
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Hooyo Aamina maalmo ka hor ayaan ku booqday meheradeeda khudaarta oo camiran, maanta ayaa Aniga oo la socdo Xildhibaano badan oo goolaha wakiiladda ka tirsan oo xaaladda dabka ee suuqa soo kormeerayey mar labaad aan si kaddis ah kula kulmay meheradeedi. Shalay & Maanta!
Tweet media one
Tweet media two
27
30
228
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Waxa uu yahay Mufakar iyo Macalin Nololeed Maanso-yahan mar la arag ah! Marnaba aan la ilaabi karin sidii uu maskaxdiisa iyo muruqiisaba ugu hibbeeyey danta guud iyo ka hadalka danaha Umadda! Dulmi-diid, Dood-yahan, Damiir-same Deeqsi dun wanaagsan ayuu ah. هدراوي في قلوبنا ❤️
Tweet media one
24
27
230
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan dhammaan Shacabka sharafta badan ee aan jeclahay. Alle dalkeena iyo dadkeena ha dhigo kuwo horumar waara gaadha mar walba, Amnigeena iyo Umadnimadeenana ha inoo adkeeyo, Qarannimada maanta aynu muujiney ee Qabyaaladdii baabisay ha inoo dhowro.
Tweet media one
15
11
227
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Rabbigayow' Raxmadaada iyo Roobkaaganu kugu waydiisaneyna Wanaaga dhexdayada aanu iskugu sameynayno. Allow naga aqbal, Qof waliba Mas'uuliyad ha iska saaro il naxariiseedna ha ku eego kuwa u baahan kaalmadiisa si Rabbi inoogu naxariisto.
Tweet media one
Tweet media two
17
14
219
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Galab Jimceed oo wanaagsan.
Tweet media one
17
12
207
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Madaxweynaha Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane @IsmailOguelleh waxa aan uga mahadcelinayaa in uu igu qaabilay Qasriga Madaxtooyadda Jabuuti isaga oo Aqlabiyaddii Shacabka sharafta leh ee Reer Somailand uga mahadceliyey codkii faraha badnaa ee ay igu doorteen.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
23
24
212
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 year
Maanta laga bilaabo xisbiyadda Waddani iyo Ucid waa xisbiyo qaran, ee maaha Xisbiyo Mucaarad ah, maadama'o xukuumaddii ay mucaaradi lahaayeen muddo xileedkeedi sharciga ahaa dhammaatay. Marka aragti sharci lagu eego "Legal prespective".
Tweet media one
86
33
210
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Sarkaalkan ila sawiran waa Kabtan Ahmedyassin Awfarah oo ka tirsan Ciidamada Ilaalada Badda Somaliland. Waa nin aqoon ahaan dhisan, waana nin dhallinyaro ah oo ku faana shaqada ciidannimo. Waa nin hubqaadkiisa dirays aad u sarreeyo. Saraakiisha aan ugu jeclahay ayu ka mid yahay.
Tweet media one
21
13
204
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Waxa aan murugada la qeybsanaynaa shacabka Muqdisho ee maalin walba masiibo aan la aqoonin meesha ay ka timid dhiigooda iyo dhaqaalahooda dhayalka u daadinayaan. Waxa aan Alle ugu baryayaa inta dhimatay Jannooyinkiisa, inta dhaawaca ahna in uu booga dhayo.
Tweet media one
17
17
207
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Umadda Muslimka ah waxa aan ka codsanaya in ay igu soo duceeyaan wallaalkay Khadar oo xaalad adag ku jira, Wallaalkay wuxu ahaa qofki i soo koriyey marki Aabahay dhintay.
Tweet media one
106
19
201
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Beelweynta Gabooye ee ku nool Waddanka Mareykanka waxa aan idin leeyahay Madaxweyne Muuse iyo Weftigiisaba si sharaf, milgo iyo maamus huwan isku hareero taaga.
Tweet media one
21
23
195
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Waxa aanu hadda dhagax-dhignay Xannaanadi hooyadda iyo dhallaanka ee Xaafadda Daami, Xannaanad waxa aan ugu magac daray "Maamo Xaliimo Biritish" waxa mahad iska leh Alle oo noo suura galiyey, Madaxda dhaqanka Xaafadda, Maayir-xigeenka iyo Maamulka Dawladda Hoose ee Hargeysa.(1/1)
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
28
20
196
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Waa ii sharaf in aan maanta dib uga billaabay Buulkaygi ahaa Xafiiska Ololaha Doorashaydi Baarlamaanka Ololihii labaad ee Aqoonta Ardeyda xaafadda DAAMI ee Hargeysa ee awood dhaqaale u waayey in ay wax bartaan. (1/1)
Tweet media one
Tweet media two
25
34
193
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
𝗝𝗶𝗺𝗰𝗲 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻, 𝗔𝗹𝘅𝗮𝗺𝗱𝘂𝗹𝗹𝗶𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵.
Tweet media one
14
2
187
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Madaxweynaha maalmaha dhow Insha Allah.
Tweet media one
30
14
182
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Hooyaddani hantideedi ayey ku wayday mashaqaddi dabka suuqa waaheen baabiyey, Dadnimada wanaagsan iyo damiirkiisa qofeed ayaa faray Cirro in uu fadhiga ku dhageysto fariimaha waayeelka warkoodana uu weeleeyo. Somaliland wada-jir iyo Midnimo umaddeed.
Tweet media one
33
15
185
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
6 months
Alxamdullilah, "Like father like a son"
Tweet media one
26
2
188
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Doorashooyinka Somaliland, waxa ay dunida tuseen in ay yihiin kuwa hab dimuquraadiyad ah ku dhaca; halbeegooduna yahay ilbaxnimo bulsho, tartan xor ah, isqancin, isku tanaasul, cunfi iyo cadho la'aan, oo horseed u noqda nabadgalyo iyo wadajir ummaddeed. (1/1)
Tweet media one
22
29
181
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Abwaan Yuusuf Cisman Cabdulle Yuusuf Shaacir Waa Abwaanki 1aad ee ka gabyey qadiyada Hayb-sooca kana tiryey Gabeyga Dulmane. Muddo 20 sanno ah oo aanu is naqaanay wuxu ahaa dadka jecel in la dumiyo deyrka dulmiga, Dawladnimadana dadku u sinnaadan!
Tweet media one
19
7
182
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Wallaalkay maanta mas'uuliyad culus ayaa korkiisa la saaray dabaal-dag iyo damaashad maaha waxa aynu ku garab istaagayna ee waa duco iyo dardaaran dadweyne, Alle ha ka dhigo mid hoggaamintiisu horumar caasimadda u horseeda oo aan lagu hungoobin.
Tweet media one
24
20
181
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Alle, waxa aan uga baryeyna Madaxweyne Mustafe in uu u fudeydiyo Mas'uuliyadda mar 2aad fuushay ee shalay Goolaha Baarlamaanka Dawlad deegaanku ugu doorteen Madaxweynaha Dawlad deegaanka Somalida.
Tweet media one
32
16
178
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
"Shacabku uma baahna hoggaamin muran iyo ila- meerayso ah, ee waxa ay u baahan yihiin hoggaamin maareeyn iyo maamul yaqaan ah."
Tweet media one
61
21
172
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
4 months
Alle ha inooga dhigo sannadkan mid badhaadhe iyo barwaaqo nololeed inoo wada hor-seeda.
Tweet media one
5
6
179
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 month
Quruxda sawirkanni leeyahay waxa ka sii qiimo badan Ninka Salaadda ku hoos tukanaya diyaaradda! Allow Amniga iyo jiritaanka Umadda Jamhuuriyadda Somaliland noo barake Hargeysa hoyga horumarka.
Tweet media one
7
23
182
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Muddo ku siman 25 sanno waxa aan taageere u ahaa kooxda Manchester United caawa waxa aan taageero buuxda u ahay Liverpool laba arrimood aawadood: Midabka casaanka oo aan siyaasad ahaan iyo ciyaaro ahaanba xiiseeyo ciddi xidhan iyo koobka oo aan jeclahay in uu ka dego dalka UK.
Tweet media one
53
13
169
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
𝘏𝘢𝘥𝘪𝘺𝘢𝘥 𝘮𝘢𝘢𝘩𝘦 𝘸𝘢𝘢 𝘩𝘢𝘭𝘨𝘢𝘯, 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼. ✔︎
Tweet media one
9
10
174
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan.
Tweet media one
17
7
169
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Boodhadhkii Magaaladda ku dhajisnaa ee olalaheyga waan ka wada jaray, kaliya waxaan ku daayay kii xaafadda DAAMI ku yaalay, Sababtuna waxay tahay Ilmaha yar ee ee xaafadda dagani markuu arko sawirkayga subax kasta in uu hammi galo in barito uu dalka Madaxwayne ka noqon karo.
Tweet media one
25
16
158
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Thanks to my Party leadership for paying a visit to my house. Hopefully, my leg will recover and heal in the upcoming days and I'll feel fine Insha Allah.
Tweet media one
Tweet media two
48
10
150
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Tweet media one
12
5
154
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Sawirkani waa Masaajidka Nebiga scw, Dayax Dunida nuuriyey oo dulmigi iyo dulligi shirkaga suuliyey ayuu ahaa, Saligiisa aynu badino waa Habeen Jimce aha'e. (مُحَمَّد ﷺ) عليه افضل الصلاة و السلام💗
Tweet media one
16
9
148
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Waxa aan saaka booqasho iyo isbog xaadhasho ugu tagay Madaxweyne kuxigeenka Somaliland, oo ah odeyga labaad ee qaranka, sidoo kalana ah Aabbahay oo kale oo dhawaan wax iga tirsaday. Is waraysi, waano iyo wax isku sheeg ka dib waxa aan ka raalligaliyey wixi shaqsiyan u iga shegtay
Tweet media one
31
14
151
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Waxa aad ii hurteen naftiini iyo maalkiina codkiina waad igu darteen, dhib badan ayaa idinku gaadhay, Damiirka iyo dadnimadu waxay i faraysa in aan wixi aan hayo idin hibeeyo, Gaadhigi aan watay ayaan dartiin u iibiyey oo aan jeclaaday in aad iga guddoontaan.
11
9
143
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Dadku waa doorasho doon ee maaha dagaal doon.
Tweet media one
44
16
133
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Waxa aanu saaka Aniga iyo Boqor Axmed salaan iyo hambalyo ugu tagnay Caruus Mubarak iyo Caruusad Fadxiya Fiska. "Dadku waa isku dhoone ha dhammaado takoorku" Jimce wanaagsan iyo sannad wanaagsan.
Tweet media one
21
11
137
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
كل عام وأنتم بخير وصحة وسعادة "Ciid Mubarak dhammaan Umadda Soomaaliyeed iyo Shacabka Somaliland ee sharafta weyn naga mudan, meel walba oo aad daafaha dunida ka joogtaan idinka iyo Shucuubta kale ee Muslimiinta ahba Ciid Wanaagsan. Alle Sannadkan kiisa ha inagu wada gaadhsiiyo
Tweet media one
3
7
134
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
8 months
Madaxweynaha maalmaha dhow meel ku qorta Insha Allah, Magaciisuna waa: "Samo-wadaha Somaliland" C I R R O
Tweet media one
28
18
142
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
5 months
Waxa uu Alle innaga dhigay qabiilo iyo qoysas ku kala duwan afkaaraha iyo aragtiyaha siyaasiga ah balse, wuxu Alle ina siiyey dal iyo dawladnimo aynaan ku kala duwanaan karin difaacoda iyo danahooda guud.
Tweet media one
29
22
139
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Damiirka iyo dadnimadu midna ima faraayo in aan duunyo iyo dano gaar ah dhaafsado dadka Hooyadan iyo geesigan yari ka mid ka yahiin ee codkooda ii siiyey sidii aan calanka caddaaladda u sudhi lahaa Baarlamaanka.
Tweet media one
Tweet media two
35
15
134
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Sharaf ayey i aheyd in aan maanta goob joog ka ahaado kullan gaar ah oo dhex maray odayaasha dhaqanka ee Beelaha Gabooye iyo Safiirka dawladda Ingiriiska ee Somaliland iyo Somalia Ms Kate Foster iyo Wakiilka Xafiiska Ingriiska ee Somaliland Mr. Stuart brown.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
16
7
124
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Shakhsiyan waxa aan soo jeedin laha in la baajiyo kullanka berrito ee Madaxweynaha iyo Xildhibaanadda xaaladda abaareed ee dalku galay dartii waayo? bulshadi doorashada bacadka noo joogsatay oo biyo la'aan soo wajahday in Qasriga Qado lagu cuno waxa ay ka hor imaneysa damiirka.
Tweet media one
Tweet media two
36
27
125
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Waxa aan soo gaadhay galabta Caasimadda Dawladda Deeganka Somalida oo aan berri kaga qeyb galayo Munaasibadda caleemo-saarka Madaxweyne Mustafe Cagjar marti-qaad rasmi ah oo aan ka helay. (1/1)
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
8
124
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 year
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال رمضان مبارك علينا وعليكم.🌙
Tweet media one
4
2
126
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Dhiiga dhayalka u qubanaya, dhimashada nafaha, dhaawaca joogtada ah iyo dhibaatada amni ee haysata shacabka Muqdisho waa masiibo iyo murugo joogto ah qof kasta oo damiir leh damqaysa.
Tweet media one
32
16
123
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 year
Dadkayga iyo dalkayga Somaliland ku dabaal-dega Xasillonida iyo xornimo xuska 32 guurada maalinta qaran ee 18 may, Alle sannado kale oo badan sarreeco nololeed iyo Somaliland oo sarreysa ha inagu gaadhsiyo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
26
10
117
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Rooble-na waxaan leeyahay, haddii dhiiga shacabka Muqdisho waxba aanu agtaada ka aheyn anaga dhiiga shacabka Somaliland dheeman nagala qaalisan, Laascanoodna munaafaqad kaagama banaana ee maaree mushkiladaha muqdisho. (1/2)
53
13
116
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
"Haddii aynu rabno Caasimad la cayna caasimadaha caalamka aynu cududeena iyo caqligeenaba la garab istaagno Mas'uuliyiintan oo runti wada hawlo horumarineed oo sal u ah Hargeysada quruxda badan'e aynu rabno”. (1/1)
Tweet media one
5
15
114
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
𝗛𝗼𝗼𝘆𝗼 𝗙𝗮𝗱𝘅𝗶𝘆𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗗𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱𝗶 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗶𝘅𝗶 𝗮𝘆 𝗱𝘂𝘂𝗻𝘆𝗼 𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝘄𝗮𝘆𝗱𝗮𝘆 𝗱𝗵𝗶𝗯𝘁𝗶 𝗪𝗮𝗮𝗵𝗲𝗲𝗻, 𝗦𝗮𝗮𝗸𝗮 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗶𝗯 𝘂𝗴𝘂 𝗴𝗲𝗲𝘆𝗲𝘆 𝗸𝗮𝗿𝘆𝗼𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗹𝗲 𝗮𝘆 𝗴𝗮𝗻𝗰𝘀𝗶 𝗸𝘂 𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿𝘁𝗼.
Tweet media one
Tweet media two
33
7
113
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
𝗕𝘂𝗿𝗰𝗼 𝗠𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗵𝗮𝗹𝗴𝗮𝗻𝗸𝗮 & 𝗵𝗮𝗹-𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿.
Tweet media one
17
4
111
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
"Dadku waa doorasho doon ee maaha dagaal doon."
Tweet media one
Tweet media two
26
13
108
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Tweet media one
6
3
110
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 year
Bulshadda Somaliland waxa aan ku baraarujin lahaa wakhti dhaxameed ayaa la galay qof waliba wallalkiisa buste u baahan ha gaadhsiyo gaar ahaan, Barakacayasha, Darbi-jiifta, "Waxa aad ku jirta gurri daar ah waxaanad huwata buste bal sawiro ka bannaanka jiifa ee aan haysan buste."
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
25
18
101
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 months
Dal ahaan iyo dawlad ahaan maanta waxa aanu dib u daarnay Astaanta aanu Afrika kaga sowrac iyo sumad duwaneyn oo ah: Doorashooyin iyo degnnaansho Umaddeed, Madaxweyne Muuse waan ku hambalyeynaya tallaabadda uu maanta ku soo afmeeray muranka siyaasaddeed ee muddo ina hadheeyey.
Tweet media one
11
10
110
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Sᴀᴡɪʀᴋᴀ Sɪʏᴀᴀsᴀᴅᴅᴇᴇᴅ ᴇᴇ Sᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴅ sᴀᴀᴋᴀ ᴡᴀᴀ sɪᴅᴀɴ: Mɪᴅɴɪᴍᴏ, Is-ᴀᴀᴍɪɴɪᴅ, Wᴀᴅᴀ-ᴊɪʀ ɪʏᴏ Wᴀᴅᴅᴀɴɪʏᴀᴅ WADDANI ᴋᴇᴇɴᴀʏ.
Tweet media one
19
9
104
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Waxa aan saaka deeq lacageed oo dhan 500$ ku wareejiyey Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland, Deeqdan lacagta ah ayaan u hibbeeyey Ciidanki naftooda u hurray bad-baadinta hantidi balaadhneyd ee hargeysa ku gubatay oo dhaawacyo ka soo gaadheen hawl-galki ay habeenadanba wadeen
Tweet media one
36
11
102
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
"Kuwa Hargeysa Dadka ku dhex dilaya, waxa ay doonayaan in Somaliland dunto oo dunidu Shufto-land inoo bixiso, Madaxweyne dunida Nabadgalyadda Somaliland ayaad uga sheekaynaysa, kuwanna waxa aad sheegayso oo oo dhan ayey Been ka dhigayane intaan xaaladdu faraha ka bixin wax ka qab
40
18
104
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Sᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴅ Aʟʟᴏᴡ Dʜᴏᴡʀ.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
8
104
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Our last milestone is holding presedential election on time nothing beyond it and front.
Tweet media one
24
12
95
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Alle swc ayaan ku mahadinayna Aniga iyo dhammaan Ardeydi sharafta badnay ee casharki tafsiirka Sheekh Dirir muddo 2 sanno soo waday in uu si wanaagsan noogu soo gabo-gabeeyey Sheekh. Maxamed Sh. Cumar Dirir, Alle Cilmigiisa, Caruurtiisa, Akhiradiisa iyo Aduunkiisaba ha barakeeyo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
7
93
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
"Madaxweyne qabashada doorashaddi ugu quruxda badneyd dalka ayaa buugga taariikhda bogga 1aad kugu qoran, Madaxtooyadda teedana qabo oo qaado billadda doorashooyinka Somaliland."
Tweet media one
19
7
83
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Billad Sharafti Xisbigayga WADDANI igu maamusay maanta guushi aan ka keenay Doorashadi Baarlamaanka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
14
11
83
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 months
Alle ha janneeyo, Hadraawi. Mufaker, macallin nololeed iyo maanso-yahan marla'arag ah! Oo aan marnaba la illaawi karin sidii uu maskaxdiisa iyo muruqiisaba ugu hibbeeyey ka hadalka danaha ummadda. (هدراوي في قلوبنا ❤️ )
Tweet media one
4
6
86
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Allaha weynida iyo wanaaga oo dhan iska leh ayaan waydiisaneyna dhammaanteen in sannad walba baydkiisa barakada badan inagu wada kulmiyo, Qof kasta qalbiga ha gashado in uu soo arko qiimaha iyo quruxda xaramka Alle. Nebigeenii suubana saligiisa badsano waa Jimce.( مُحَمَّد ﷺ)
Tweet media one
8
4
79
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Alle weyn ee wanaag oo dhan iska leh ayaan ugu baryeyna in uu jannooyinkiisa ku casuumo Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
9
3
78
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 month
كل عام وأنتم بخير وصحة وسعادة "𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸, dhammaan umadda muslimiinta ah Sannadkan kiisa 𝗔𝗹𝗹𝗲 ha inagu wada gaadhsiiyo barwaaqo, barako iyo badhaadhe Nololeed, Camaladdii iyo cibaadooyinki bisha 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻𝗮 ha inaga aqbalo.
Tweet media one
5
3
81