
BBC News Somali
@BBCSomali
Followers
627K
Following
241
Media
16K
Statuses
52K
Waa bogga BBC News Somali Twitter. Kala soco wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo caalamka @BBCSomali ama https://t.co/X5PE0T24tW
London, UK
Joined December 2008
Cabdirashiid Janan wuxuu sheegay in maalimihii u dambeeyay ay ciidamadiisa ku jireen go'doon. Wuxuu kaloo sheegay in xeradooda laga dulqotay dhufeyso, dhanka Jubbaland-na waxay ku eedeeyeen in dhinaca Janan ay weerarka qaadeen
bbc.com
Cabdirashiid Janan wuxuu sheegay in maalimihii u dambeeyay ay ciidamadiisa ku jireen go'doon. Wuxuu kaloo sheegay in xeradooda laga dulqotay dhufeyso, dhanka Jubbaland-na waxay ku eedeeyeen in...
1
0
1
Afhayeen u hadlay Shiinaha wuxuu sheegay in adduunka uu ka jiro hal dal oo Shiino ah, wuxuuna untaa ku daray in si aan la dafiri karin ay Taiwan uga tirsan tahay Shiinaha, oo uu isagu si sharci ah u metelo
bbc.com
Afhayeen u hadlay Shiinaha wuxuu sheegay in adduunka uu ka jiro hal dal oo Shiino ah, Wuxuuna intaa ku daray in si aan la dafiri karin ay Taiwan uga tirsan tahay Shiinaha, oo uu isagu si sharci ah u...
1
0
2
Masar waxay noqonaysaa dalkii ugu horreeyey ee carab iyo Afrikaan ah ee hela hubka, ilaa hadda waxaa ku shaqeeya Ilaa hadda, Maraykanka iyo Norway. Saddex iyo toban waddan oo kale oo reer Yurub ah
bbc.com
Masar waxay noqonaysaa dalkii ugu horreeyey ee carab iyo Afrikaan ah ee hela hubka, ilaa hadda waxaa ku shaqeeya Ilaa hadda, Maraykanka iyo Norway. Saddex iyo toban waddan oo kale oo reer Yurub ah
1
0
0
7-kun oo tallaabo maalintii waxay dhimi kartaa khataraha caafimaad
bbc.com
Cilmibaarista oo lagu daabacay wargeyska caafimaadka ee Lancet waxaa lagu ogaaday in ay yareyneyso dhibaatooyin caafimaad sida kansarka, asaasaqa iyo cudurada wadnaha.
0
0
2
Ciyaaraha Wafcon: Nigeria oo guul dooneysa iyo Morocco oo taariikh rajeyneysa.
bbc.com
Labada naadi ayaan wax guuldaro ah la kulmin ciyaarahan iyadoo xulka galbeedka Africa shan ciyaar oo ay dheeleen laga dhaliyay hal gool. Caawa kulankooda waxa uu ka dhacayaa garoonka Olombikada ee...
0
0
3
Isticmaalka baraha bulshada ayaa sanadba sanadka ka dambeeya sii kordhaya iyada oo da'yartu tahay inta badan dadka aadka u isicmaala. Dhanka kalena waxaa aad u badanaya wararka aan xaqiiqda ku salaysnayn ee baraha bulshada lagu faafiyo.
bbc.com
Isticmaalka baraha bulshada ayaa sanadba sanadka ka dambeeya sii kordhaya iyada oo da'yartu tahay inta badan dadka aadka u isicmaala. Dhanka kalena waxaa aad u badanaya wararka aan xaqiiqda ku...
0
0
6
Saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa soo dhaweeyay go'aanka Macron, halka ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu uu sheegay in tallaabadan "ay abaalmarinayso argagixiso" ka dib weerarkii Xamaas ee 7-dii Oktoobar 2023 ka dhacay Israa'iil.
bbc.com
Saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa soo dhaweeyay go'aanka Macron, halka ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu uu sheegay in tallaabadan "ay abaalmarinayso argagixiso" ka dib weerarkii Xamaas...
0
0
1
"Waxaan maalin kasta aragnaa qalab ciidan oo laga keenayo Imaaraadka oo loo gudbinayo Itoobiya"
bbc.com
"Waxaan maalin kasta aragnaa qalab ciidan oo laga keenayo Imaaraadka oo loo gudbinayo Itoobiya."
0
1
6
Booliiska ayaa sheegay in markii la xirayay, ciidamadu ay ka heleen eedeysanaha agab tiro badan, wuxuuna dadka isaga dhigi jiray inuu yahay safiir waddan matala
bbc.com
Booliiska ayaa sheegay in markii la xirayay, ciidamadu ay ka heleen eedeysanaha agab tiro badan, wuxuuna dadka isaga dhigi jiray inuu yahay safiir waddan matala
0
0
2