Nada Galow Profile Banner
Nada Galow Profile
Nada Galow

@nada_galow

Followers
27,967
Following
333
Media
856
Statuses
3,645

Wadani party. @interested History, Govarnance, Security & intelligence. #FounderNada charity | Nonprofit ORG.

Oodwayane
Joined June 2020
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Juxa ayaa lagu yiri "waad cod macan tahay ee salaadda Cishaha ina tuji", markii salaadda laga baxay ayey dadkii saf u soo galeen iyagoo leh "Juxoow cod macaanidaa?" Inta istaagay ayuu yiri "weliba maan wayso qabine hadaan weyso qabi lahaa waad yaabi lahaydeen" 😀
78
40
477
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Markii aan yaraa dadka iiga waa weyn oo guursanaya ayaan arki jirey, hadda oo aan weynaadayna dadkii iga yar yaraa oo guur guursanaya ayaan arkayaa, Tollow nolosha ma dhextaal xayaysiis ah ayaan ka ahay?🤔
106
10
323
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Gabadh ayaaa barteed Facebook waxay kusoo qortay ragga somaaliyeed waa xooolo, mid halkan ah ayaa wuxuu ugu qoray waa runtaa walaale Aabbo saaka cawskii ma u dhigtay😂😂😂😂😂😂 Hodhodho
61
20
297
@nada_galow
Nada Galow
4 years
"Raga qurbaha ka yimada ee Waa-weyn ilahay baa weyn e hablaha yaryar inta ay guursadan bisha ay dalka joogan kaddibna furaya walaal dhib baa naga haysata.! Dumarkii soomaaliyeed iyga oo yaryar bey carmal waada noqodeen Alle ka xishooda. Aar kadayaa baanu idin lenahay
82
16
275
@nada_galow
Nada Galow
4 years
"Nin weyn oo aad la hasaawayso,oo ku odhanayaa dhalashaddaadii ban garanayaa kawaran.? Shidh foqol shidh
73
17
259
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Gabadhu marka ay dhalato, waxay abbeheed u furtaa albaabka jannada, marka la guursadana waxay dhammaystirtaa diinta saygeeda, marka ay hooyo noqotana, Jannadu waxay noqotaa labadeeda lugood hoostooda. Nada gallow
28
19
258
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Ha guursanin gabadh aan si fiican u aqoon cunta karinta. Xataa haddii aad jeceshahay, gabadhaas ha guursan. Adba waad ogtahay hadhaw in uusan jacaylku qado kuu samaynahayn. Ma nacas baa tahay ninyaw? Cunadaada ka fikir. Waa iga talo😂😂 #Repost
66
14
246
@nada_galow
Nada Galow
3 years
"Dad iyagoo gaajoonayaa Business Management baranaya" . Sheikh Mustafe.
23
18
240
@nada_galow
Nada Galow
3 years
Waligay cid ma baryin, masaajid kama kicin, qayrkayna ma shaxaadin. Gacantayda quud aan ku shaqaystay mooyee mid kale na ma cunin, waayo waxan ahay Midgaan. Midgaannimo sharaf badnaa! Cajiib
47
10
229
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Ninbaa la waydiiyey, malinteed ugu doqonsaynd? markasu yidhi, "maalin uu madaxu aad ii xannuunayey, ayaa waxaan haystay (1000/= shilling) oo kaliya, halkii aan kiniin ka soo siisan lahaa, intaan mobleka ku shubtey, ayaan fc ku soo qoray i am feeling sick." 😁😁
35
14
207
@nada_galow
Nada Galow
3 years
Waxaan ahey walashaa oo aanad weli la kulmin .!
76
11
198
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Mid aan qaad cuni aqoon Sigaarkana qiijin abid Khamriga indhihiisu qaban Haddaan heli laa qofkaas Qudhaba waan siin lahaa
54
12
198
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Waan jeclahay qof walba waanan soo dhaweystaa aniga oo aan ka eegin; midabkiisa, da’diisa, hantidiisa iyo meeqaamka uu bulshada dhexdeeda ku leeyahay sababtuna waxay tahay in aan qalbigaygu xamilin nacaybka.!
25
11
198
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Haduu Maanku eber yahay Maryo qurux leh waligood Micno kuguma biirshaan...!
9
17
176
@nada_galow
Nada Galow
4 years
"Horta weligaa nin lama yaso.! Gabadh aanu saaxiib nahay ayaa nin malin walba caayi jirtey asaga oo aan waxaba ku sameyn kaddib muddo maanta ayuu mehersanayaa iyadii.!😔 Boolshidh naa raga iska daaya caydooda.!
39
4
182
@nada_galow
Nada Galow
3 years
Maxaa ka qurux badan dhalinyarnimo iyo cibaado laysla helo.?
39
4
176
@nada_galow
Nada Galow
4 years
"Haweenka iyo khamrigu way is shabbahaan. Labaduba waxay kaa xadaan caqliga." ~ Nisaar Qabbaani
17
8
165
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Ninkeedi ayay ku tidhi “Xabiibi berrigii aynnu wada sheekaysan jirnay, hadyad baad ii keeni jirtay oo dalxiis baad ii kaxayn jirtay ee maxaa kugu dhacay iminka? Ninkii kulahaa “Naa heedhe weli maad aragtay musharax markuu doorashada ku guuleysto weli ololaha sii wada”. 😂
17
5
161
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Waan jeclahay qof walba waanan soo dhaweystaa aniga oo aan ka eegin; midabkiisa, da’diisa, hantidiisa iyo meeqaamka uu bulshada dhexdeeda ku leeyahay sababtuna waxay tahay in aan qalbigaygu xamilin nacaybka.!
22
13
160
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Guriga aad ka soo toostay dhaqankiisa ayuunbaad maqaaxiyaha la soo fadhiisanayaa.
13
9
155
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Waxa aan xasuustaa, yaraantii marka aan wax sameeyo. Inta la isoo qabto ayaa la i dhihi jiray "Runta iska sheeg. Cidi kula hadli maysee, saw adigu waxaa maad samayn?". Markaan "Haa" dhaho ee runta sheegana, inta la i garaacabaa la i seexin jiray! Khiyaano wallahi😂😂
24
10
150
@nada_galow
Nada Galow
4 years
Ninkii juxa la odhan jiray ayaa maalin nin saaxiibkii ahaa ku yidhi : "waar juxa markaad halkaa soo socotay adiga kuma arkayne dammeerkaaga ayuun baan arkayay " juxa isma dhibine, waxa uu ku yidhi :" waar run oo dameeruhu iyagaa is yaqaana " 😃
12
9
149
@nada_galow
Nada Galow
3 years
18kun oo Followers ah buu marayaa tuwitarkaygu dhammaan saaxiibadey aad bey u mahadsan yihiin kuwa ila socoda iyo kuwaan la socodabaa barakoowa waad mahadsantihiin❤️💕
14
4
147
@nada_galow
Nada Galow
3 years
Gabadha ku ogolaata xiliga uu jeebkaaga maranyahay waxay uqalantaa wax kasta oo wanaag ah xiliga jeebkaaga buuxo
22
9
147