@Raganimo5
JD
8 months
Geesiyaasha dalkeygow waxaa Indiin hayaa xushmad iyo qadarin aan la soo koobi karin, my heroes πŸ’™ SNA.
4
7
35

Replies

@Araweelo2009
Queen Araweelo
8 months
@Raganimo5 Somaaliya gormey dhibkan iyo dagalkan tagan 42 sano gormey ka bixinπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ˜° Ila gorme πŸ€·πŸ½β€β™€οΈ
2
0
0
@Raganimo5
JD
8 months
@amaal2009_ Naxariista Rabbi lagama quusto wadadii looga bixi lahaana waa heynaa idanka ilahay
0
0
0
@AbshirA40890503
Abshir Abdi
8 months
@Raganimo5 Xassan tuug xaataa saxan waa ukeeniwaayay bac bay wax kucunayaan.
0
0
0
@Nadia58960704
Nadia lovely
8 months
@Raganimo5 Ilaaa ciidanka tayo ahaan iyo caqiida ahaan la dhisayo oo madowgana la saarayo somalidu isawada cafinayso xataa saxan bariisa lama helayo 😒 sad
0
0
0