@Raganimo5
JD
8 months
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey inuu noqdo u qeybsanaha xafiiska madaxweynaha ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda) ee Soomaaliya.
Tweet media one
5
8
27

Replies

@dahirsalad1
Dahir Hassan
8 months
@Raganimo5 Wuu mudanyahay Cali Jayte, magac iyo mansab ka weyn ma jiro Dakaaga iyo Dalkaaga ood ka xorayso Khawaarij. garabkaaga ayaan taagantahay horay u soco.
0
0
1
@indho21
Indhayare
8 months
@Raganimo5 Hampalyo hogamiye Ali jayte
0
0
3
@AminaMaandeeq
Amina Mohamed
8 months
@Raganimo5 Hambalyo mudane Cali Jeyte, Khawarij jebiye, horey u soco ayaan leennahay.
0
1
4
@LovePeace4All
Abdullahi Roble
8 months
@Raganimo5 @HassanSMohamud Cali jayte cismaan waa soo shaqeeyey, waan mudan yahay in xilkaas loo magacaabo. Mahadsanid madaxweyne.
0
0
2
@WehelieAli
Saida Ali Wehelie
8 months
@Raganimo5 Hambayo Mudane Ali Jeytw, wa istahisha wana taqaan sida lo maamulo Macawisley .wa dadnimo djeeraad ah in Shacab aan Ciidan u tababarneyn aad la falgasho oo si wanaagsan u maamusho guuleyso.
0
0
2