@Raganimo5
JD
1 year
Halkani waa degmada Ceeldheer ,Galmudug ee lix bilood kahor alkhawaarij laga saaray.
Tweet media one
3
7
29

Replies

@AminaMaandeeq
Amina Mohamed
1 year
@Raganimo5 Mashaa Allah, sadar muuqda su'aal ka dhan. Cudurka dadka hayo waa maxaa cadawga looga dulqaaday ummadda. In Shaa Allah gobollada Dhexe iyo Koonfureed waa laga wada sifeyn Khawaarij. Gobolladaasna saamigooda mashaariicda horumarintana waa helayaan. Ishii bugtaay ku bikaacso.
1
0
4
@cabdiraxmanmid
Abdirahman Mohamed Ibrahim
1 year
@Raganimo5 Ceeldheer Allahayoow Ka dhig meel cagaar weyn
@cabdiraxmanmid
Abdirahman Mohamed Ibrahim
1 year
#Ceeldheer #Allahayoow Ka dhig meel cagaar weyn Hoobaan ka ciirtiyo Cirkoo da'ay habeenimo Lagu tumo ciyaaraha Waxa igu maqaalo ah in ceeldheer duulimaadyo todobaadle ah oo Nairobi & Jedah ahi tagi jireen @4Xamarpeople @AbdiIbr98107163 @GuureGeedi @WehelieAli @AminaMaandeeq
4
6
20
0
0
2
@abdiaziz_a
Bari
1 year
@Raganimo5 alxamdulilah
0
0
0