MOIFAD Profile Banner
Ministry of Interior - Puntland Profile
Ministry of Interior - Puntland

@MOIFAD

Followers
1K
Following
230
Media
333
Statuses
379

Official Twitter account Ministry of Interior, Federal affairs and Democratization. contact us [email protected] https://t.co/5Oaj2QuAkN

Somalia (Garowe)
Joined July 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
2 months
Daahfurka Barnaamijka Xasilinta Cal-miskaad ee Degmooyinka Carmo, Iskushuban, Ufeyn iyo Balidhidin ee Gobolka Bari.
0
2
4
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
2 months
Puntland government has launched CALMISKAAD stabilization pilot initiave on following four frontline districts in BARI region: Carmo, Ufayn, Iskushuban and Balli-Dhidin. @UNSomalia @UKinSomalia @UNDPSomalia @UN @_AfricanUnion @Interpeace_Org @SweMFA.
1
6
22
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
4 months
RT @FarahJuxa: With the #Ethiopian #Consulate officials in #Garowe, Puntland: on how to strengthen cooperation and work closely on security….
0
17
0
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
5 months
WARGELIN: JOOJIN AQOONSIGA NABADDOONADA CUSUB IYO KUWA BEDALKA AH. Ku: Dhammaan Guddoomiyaasha Gobolada DPL. Ku: Dhammaan Guddoomiyaasha Degmooyinka DPL. Og: Madaxweynaha Dawladda #Puntland.
Tweet media one
0
1
3
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
5 months
DARDARGELINTA WAJIGA 2-AAD EE TAAKULADA IYO GARAB STAAGGA CIIDAMADA DAWLADDA #PUNTLAND.
Tweet media one
0
3
6
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
5 months
@MOIFAD Puntland’s Interior Minister, Abdi Farah Juha (@FarahJuxa), commended the people for their unwavering support, praising their courage and solidarity with the security forces.
Tweet media one
0
5
14
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
5 months
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladda Puntland waxay u mahadcelinayaa guud ahaan Gobolada, Degmooyinka iyo shacabka sharafta leh ee Reer Puntland oo garab istaag iyo dhiirigelin u sameeyey ciidankeena ku jira hawlgalka ciribtirka argagixisada ee #Puntland.
Tweet media one
0
4
16
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
5 months
π–π€π‘π†π„π‹πˆπ πˆπ‹π€π€π‹πˆππ“π€ 𝐗𝐔𝐐𝐔𝐔𝐐𝐃𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐁𝐄𝐃-ππ€ππŠπ€ πŒπ”π‡π€π€π‰πˆπ‘πˆπˆππ“π€.
Tweet media one
3
15
41
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
5 months
#War-Saxaafadeed.
Tweet media one
5
22
73
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
6 months
Tweet media one
0
0
2
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
6 months
Masuuliyiin Dawladeed ayaa maanta dhiirigelin iyo garaab istaag ugu yimi Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee #Puntland, gaar ahaan qeybaha ku sugan buuraha Bariga magaalada #Bosaaso.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
5
25
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
6 months
WAR-SAXAAFADEED.
Tweet media one
2
4
12
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
6 months
@MOIFAD iyadoo fulinaysa waajibaadka ka saaran ilaalinta hannaanka dawliga ah ee Degmooyinka iyo sifooyinka sharci ee ay ku furmaan kalfadhiga Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Puntland, waxay ku wargelinayaa Golaha Deegaanka Degmada Saaxo in aysan u marin hannaan sharci.
Tweet media one
0
3
1
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
6 months
@MOIFAD waxay ku dhiirigelinaysaa shacabka Reer Puntland, Guddoomiyaasha Degmooyinka & Guddoomiyaasha Gobolada in la garab istaago dhiiranayaasha Dawladda Puntland oo ku jira hawlgalka la dagaalanka Argagixisada oo ay Dawladdu go'aansatay in laga sifeeyo guud ahaan #Puntland.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
8
25
77
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
7 months
WAR-MURTIYEED.
Tweet media one
0
1
7
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
7 months
WAR-MURTIYEEDKA. ka soo baxay Shirkii iyo Tababarkii Guddoomiyaasha Degmooyinka #Puntland ee Garowe ka dhacay intii u dhaxaysay 17 illaa 19 December 2024. ⬇️.
0
0
1
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
7 months
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda #Puntland Mudane @FarahJuxa ayaa qado sharaf u sameeyey Guddoomiyaasha Degmooyinka Puntland ee shirka ka soo qaybgalay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
1
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
7 months
Wafti Heer sare ah oo uu Hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda #Puntland Mohamed AIi Farmayeri oo safar shaqo ku jooga Dalka Rwandaa ayaa kulan la qaatay Hay'adda #Rwanda u qaabilsan Xiriirka Caalaamka. ⬇️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
1
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
8 months
5/5 maadaama Adduunku xiligan ay ka jirto xaalado saameeyay dhaqaalaha. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Masuuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta, Golaha Xukuumadda, Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland, Hay’adaha Caalamiga ah, Ururada Bulshada, khuburo aqoon u leh qorsheynta.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
0
@MOIFAD
Ministry of Interior - Puntland
8 months
4/6 Shacabka ayaa 80% bixiya, iyaga dhismayaal iyo waxyaabo kooban waa jiraa oo nalaga taageero.” Ayuu yiri Madaxweyne Deni. Qorshaha Dowladda Puntland ee 5-sano ee soo socota iyadoo la hirgelinayo horumarka la hiigsanayo, hadana waxaa qeyb ka ah isku tashi iyo tashiilka
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
0